Added: 3 years ago
From: SomaliaTube
Views: 28,537
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (37)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • caqli hawiye markaa la dhahey tali wax walba ka filo. anigu hawiye markaan maqlo dameer aa xasuustaa booowe

  • Beesha Gaalada Caalamka Daaquudka oo ma adigaa wax Dhaama adigaba waxaad ka mid tahay nimanka magac diin umada ku Qalaayey waxaad barteen dhaqan eeysan soomaali DAD BANI AADAN OO LA GOWRACAAYO cajiib oo wadankana waxaad isugu keen teen ARGAGAXISOO DHAN oo aad tiraahdeen aqii muslin welcom Runtu SHABAAB IYO SHARIIF maahan kuligeenba ilaaheeyga islaamka ayaad been ka sheegteen inkastoon anigu muslim rumeeysneen aan u haaysto xanuun inagu dhacay QABILKA IYO QURUN IYO NACEEB BA kitaabka ya qaba

  • kkkkkkkkkkkk wadaaadka hala daayo waa lacageeysanaa

  • Shariif hala iskatuuro walahi siduu shagay shalay wax wanaag manosoo wado.

  • O Allah get shariif out of  this world.

  • ordaaye2000 ma nacaskaasad nin mujahid utaqaanaa bro, ahmed godane waa tuug gacan ku dhigle ah anigana igama taqaanid lafihiisoo cad ayaan aqaanaa saxib markaa kahadh tugaa ina godane anaaga tolkii ah ookusheegaynee xolaad tahay la iska kaxaysan karo sidii siyad bare kuu watay uun baad mid walba uraacaysaa caqligaaga isticmaal saxib tuugtoo dhami waxay gashaa alshabab ogow taa hawiye miskiin ah baad tahaye ,kkkk

  • warniyahaw diinta haku gabaninee dibada isulabaxa cawaanyay konfuray bal waxad is waydiisan waxaa isu dilaysan hawiyaw inankayagan yaree ina godane noo soqabta oo somaliland u dhiiba,kkk

  • @ali27may Axmed godane inta tageesran qadiyad bay ku tageeren ama sax ha ahaato ama khalad. xamar iyo koonfurna qabiil nacayb kamajiro Axmed godanena xaq buu uleeyahay in uu koonfurjooga ama udagalamo wayo waa oqf somlaiyeed inta somali jirtana wajogayaaban filayaa.

    somlaiwayn hanoolato

  • shariif majeerteenka iyo c/laahi yuusuf buu ku jihaadayay jihaadkiisa ayuuna wataa

  • xafidulah he is our president and yesterday and today sheikh shariif is fighting to make islamic state in our country by caring out our ummah while shabaab are manipulated by FBI and CIA TO CREATE new ALQAEDA JUST TO GET JUSTIFICATION TO INVADE OUR COUNTRY BY CLAIMING WE WERE FEAR TO THEM LIKE AFGHANISTAN...PLEASE THINK HARDER!....LOVE OUR PPL'S BLOOD IS MORE EXPENSIVE THEN THOSE AFRICAN troops...stop killing our civillians.....and support our islamic government....

  • shriif wuu saxnyahay danta umada soomaliyeed ayuu gartay shabab oo u shaqeenaayo danaha yahuuda oo dilaayo walalahoioda somaliyeed war ala kabaqa danta uma soomaliyeed kashaqeeya hoioyo bambo lagu qarxiyaa walahi inesan jihaad aheen sub xana alah war jihaad uraadsada af gaanistaan iyo falastiin nagadayay hooyooyinkaa dileesaan in shalah walidiintiina silac alah udfilee

  • ما هو بأمة احمد لا والذي فطر السماء ما هو بأمة خير خلق الله بدءا وانتهاء ما هو بامة سيدي حاشا فليسو

    shariif walee ka baxdey umada nabi maxamad gaalo safkooda aya ku jirta iyaga allaaaaaaah hakula soo saaro sidi sharoona haku danbeyso Bi'dini Allah duli maa diinta loo adegsadey isago kale Meshaad ku danbeyso aan aragno Malcuun+Murtad

  • Allaah ka cabso Nin muslim ha oran ummad Nabi mohamed bada ka baxday .

    Allaah ka cabso

    Dadkaan danbiga iska daayo .

    Bil ramadan lagu jiraa Allaah ku duacysta wadankeena nabad nooka dhigo .

    Cadow oodhana naga qabto

  • shekh shariif marka uu ka hadlayo anaga waxa aan sameyneyno maaha raali galinta mareykanka taas waa runtiis.

    sh shariif wuxuu meel waliba u galey kuna guuleystay waxay aheeyd in 50 kun ASKARI ethiopia wadanka laga saaro tiina waa uu ku guleystay kheyr allaha siiyee sh shariif.

    halka shayaadiinta dadka iyagoo GAWRACAYA videoga iska duuba ee caabuda sanamka weeyn usama ben laden ee CALANKA MADOOW WATA ayaa munaafiqiin ah shayaadiin ah naartana allaha wada geeyo al shabaab iyo wixii taageera

  • sh shariif kheyr allaha siiyee marka uu oranayo( dadka alle wadadiisa ka marin habaabey ee raali galinaya shayaadinta) dadkaas waa al shabaab sababtoo ah shayaadiinta al shabaab wadadii alle waa ka marin habaabeen sababtoo ah dilka goowraca xasuuqa ay wadaan shayadiinta al shabaab. al shabaab waxay u dagaalamayaan raali gelinta sheeydaanka weeyn usama ben laden.

  • Axmad eey musiibo hakugugu soo degdagto waa bil Ramadaane, kadaa afkaaga nijaada ah Qaaidkeena, waxna kama aadan fahmin cajaladan, tuug baad tahay ileen tuug baa tuug u dooda.

  • Comment removed

  • waryaaa wahaaabi nacaladi korkaaga uraya haku dhacdee. shayaadiinta khawaarijta alshabaab iyo shayaadiinta kale wahaabiyada aidiska ee xasuuqa umaddaha islaamka qaasatan somalia waxay raali geliyaan ama ay CAABUDAAN Sanam la yiraahdo SHEEYDAAN USAMA BEN LADEN.

    SHEEYDAANKAAS AHLU NAARKA AH EE AAD caabudaan USAMA BEN LADEN,

    WAA zanamka amarka idinku siiyo inaad xasuuqdaa shacabka mogadishu. zanamka jaajuus usama ben laden naarul jahanama ayaa u danbeeysa wahaabiga sheydaanka ah

  • bismilah shriif kofiyad dheere maxaa ku badalay subxaan allah kadag kursiga waa lagu fahmay

  • aslam caleykum wr wb

    Ducada iyo camal wanaagsan ku dadaala walaalyaal,ileyn wax ma toosin karno ALLLAH (SWT) baa wax toosin karaa,qofkii toosana ILLAAH (SWT) baa og, Sheydankuna waa shey cajiib ah, xasuustana in uu aakhero jiro oo qof walba iyo xisaabtisaa,isku dirka, qabiilka, iyo kursi kudirir waa iska sheeko aduun, Ileyn aakhero laguma weydiinaayo Sh Shariif ama Al Shabaab, ama qof kale ee camalkaaga baa lagu weydiindoonaa.

    wasalaamcaleykum wr wb

  • Waryaa somali tube waxa tahey nin jiran adiga ayaa munaafiq ah oo rabo qof muslim ah in aad been ka faafiso sheeekh shariif sharaf ilaah ba siiyeye darajano ugu darey is dil isna ceeji wxa ka qaadi akrtaa iska yar hadalka hore buu leee yahey kan kale waa copy iyo qayaano la sameeye why aana anaga u maqlin halkese waresigan looga qaadey??? sheydaan ba tahey adiga iyo kuwa kugu aragtida aha waaaye waxaa somaliya lugaha ka jarey Alahuima xafid SHEEKH SHARIF VIVA SHEEQA

  • shariif ahmed waa munafiq weyn ILLAHAYGI noo cadeyay ayaa mahad leh. ee dadka qabiilka ku tagersan ILLAHEY ha u noqdan oo DIINTA ha racan cuz sharif ahmed dantiisa ayu racday oo lacag ah ee idinka dantiina racda oo ah jidka ILLAHEY, dowladan fasiqa ahna shareecada ay so wado waa mid an gacan la goyneyn , waa shareeco new version ah. VIVA ALSHABAB

  • Hada waxa dhiman in wadaad dhan la noco,waayo wakaas ninki shalay iyo maanta faraqa u dhexeya see lo aamin kara mukhtar rabow iyo ragisa

  • FADLAN F.G ha caynin qof hana u keysan aflagado malinta qayamo ayaa lakala xisabtama aniga waxan ku jiraa dadka ilaah ku dayay dadka xun,ama,shaydhanka ka tan badiyay sheikh shariif na waxan ilaah oga baryayaa afkisa ama hadalkisa in uu dib u arko waxi shalay iyo waxi manta teeba sax ah ( carada alaah iyo carada america teeba daran ) tas bas aya ogu filan inta uu nol yahay sheikh sharif oo ahaa nin aad sharaf ulaha malinta dadka dhan ay wada tageren ilaah na u so wada jedi yay umada muxamed

  • asc walalyaal war midka meshan sogaliyay cajalkan maxaa danahaga yihiin oo aad kumasabidaneso wadadkas ahna madaxa wenaha wadanka war ilaah kabaq culumdana kaleexo afka yuusan kusalaaxmine balayo kugu habsatay wana dareemi karnba waxaga inay yihiin qabyalad ee plz kasaar cajalkamesha wadadana wadankana sas lolama dhaqmo wana dareemi karna ina tahay murtad an aqoon ulaheen sida lola dhaqmo dadka siday ukala wanagsan yihiin ilaah ulaabo tobaduna way furan tahay anytime ee kaleexo culumada bye

  • xaqiiqo ahaan wa ka digeena shacabka soomaaliyeed in ee u dhug ladaan dadka ka marin abaabay wadad alaah subxaana wa tacaala ee sharaf iyo darajo ku raadinaayo raligalin gaalo iyo shaydaan dadkaasi runti qasaaro ayaa dalka uu soo wadaan caradi ilaahay iyo caradi mareekan wa inaa kala dooranaa

    waa saas ayuu yiri sheekh shariif marka asga hada maahan qofka ka raadinaayo gaalada darajo iyo sharaf

  • baraku laah fiik akhi fii laah

    sheekh shariif waa munaafiq ugu weenaay geeska africa

    isbadal ween in oo uu dhexeeyo hada iyo shalay wax shaki ku jirin waayay

    sheekh shariif waxoo ka tanaasulay mabaadiisa oo kursii oo kursii ayoo ka jacleestay diintiisa iyo dhulkiisa

  • war shiikh shariif markii hore nin Waxuu ahaa Diinta Ku adag lakiin Hadda Nolosha Fahmay Caalamka raba Inuu wax la qeeybsado markii horena nin Dhalinyaro ahaa CIA iyo Eithopia ayaa Gadaal Kadharbaaxay...marka aad iyo aad baad u mahasntihiin waxii soo galiyay cajalkaan..

  • ASCWW, Walaalaha Cajalladdaan sameeyoow, Ilaah ka cabsada, oo joojiya fidnada leh ujeeddada aan loo jeedin ee laga soo maleegayo darbiyada gadaashooda, ha noqonina kuwii owrka lagu kacsado, Sheekh Shariif waan taageersannahay, idinkana Ilaaheen ha idin soo haddiyeeyo..Walaalkiin Muslim ah..

  • Wlh Cajaladaan dadkii sameeyey shaqo wanaagsan ayey Gqbteen...

    Walaal Adiga soo ma maqashid siduu u hadli jiray Sh-Shariif waagi uu Mujahidka ahaa iyo hada siduu u yahay??

  • ASC

    Aad iyo aad ayaad umahad santihiin Videogan waa video Cajiib ah, oo Runta kutusi wuxuu sh.shariif yahay.

    Jazakum allahu kheer

  • May Allah (SWT) give Al-Shaba Mujahideen Victory Ameen,May Allah bring peace and bring the rule of Khilafah all over the world. May Allah humiliate the kuffars and destroy their evil plans. May Allah shine the martyrs who lived and died only for the sake of Allah Subhanahu Wa Taala. Ameen.

    May Allah (swt) expose and humiliate the traitorrrrr's To Allah SWT and Prophet (SAW) and to Islam & all Muslims.Ameen.

  • khiyaano taariikhi ah oo diinta ku gadateen maku lahoo yaa akhii nin shiikh weyn waa uktahay hadana hadal nuucaas ayaa kasoo baxay. ijmaacal ayay isugu raaceen culadama wewaan carabta ah sida salamaan, alxabiib, cayidil qarn in kalmada nuucaas ah aad u adeegsato qof isaga muslim ah marka itaqilaah.

    xaalkaas iyo xalka hada isku mid maahin, waatii markii horaba sudan la fadhiisteen maxaa markaas aa sidaa loo dhihi waayay. jaahilnimo kama baxno waligeen too bad

  • asc waligeed lama waayo dad xaqa dafiro maxaa laga foojignaadaa way muuqada in ay xaqa ka leexdeen ay hooy iyo halaag noo horseedayaan fiiriya hadalidii hore iyo kuma maanta mise ilaah soo idinma oran gaalo iyo yahuud raali idinka noqon maayaan jeraa diintiina ka laabataan

  • Asalamu calaa manitabacal hudaa

    walaalaha Islamka waxaan ugaga digayaa inay ka foojignadan dacayadan raqiska ah waxaa isku habeyey dad dano gaar ah leh Allaah al baari ah ayaa ka jaazi doona inshaa allaah allahaas oo aan hurdayn oo aan gamayoneyn wabilahi towfiiq fidnada islaamka allah ka saaro midnimo waa lama huran(wactasimuu bixablillahi jamiican walaa tafaraquu)ALLAAH ka wada cabsada islaan dhab ah hada tihiin iska ilaliya danaha ay leyihin munaafiqinta iyo cadawga islaamka wabilahi towfiq

  • allah hacafiyo kolay hadalo badan ayaa kamuqda meeshane lakiin allah ayaa yaqana waxa xun iyo waxa saan

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more