Added: 1 year ago
From: MrXXKINGXX7
Views: 141,439
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (91)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • dowlo waa heestii ugu horeysay ee xaadeyda kicisay thank u jubba we expecting u more XEYTAY !!!!!! Xaa Uqabaysay Hee

  • warshiiiikh viva my fanaankeena

  • Alfanaan ustaad Cabdiqadir macalin Jubba oo ah fanaanka aysan ka dhicin waana number 1. Waa wadani dadkiisa jecel islama weyne waana farxaan. Jubba waxaan ku arkey markii iigu horesay bishan 04,02.2012 xaflad bandhigfaneed uu ku qabtay Copenhagen denmark. waligey ma iloobi karo sida uu nooga tumay oo uu noo diirshay. Waa fanaan qalbi furan fariin wadaniyeedna wata. codkiisana waa halaasi. Alfanaan noo soo noqo Denmark mar dhow waa codsi.

  • nice song

  • <3 <3 <3

  • sida loogu reeyay haboon kuu riyaaqayo naftaad raali galise nice song abdulqadir macali jubba macalinka abihiiiiiiiiis

  • Jubba nabee xiddigaha uu gaari rabaa, style cusub iga dheh oo a la shirib ah....ar wuuw....eebow waa sii caraabaa....warshiikh nice city and shirib nice rhythm

  • maashaa alaa haboon nooiow oo ku waar gueri qaboow yaa ku yaqaan only reer hamar iyo dakii aad isla soo wadaagteen noloshii walaal nimo salaan qaa liya reer yahye walee inaad facaa karoontahay I LIKE THIS LRX WAAW.

  • waan ka helay heesta.lakin adinkoo iga raali ah yaa ii soo qori kara erayada.thnxx.

  • kkkkkkkkk

    

  • waa sii caraabaa xoolaheeygaa sii Qunsi tagaa xaa laga yaqaan hee ? xabadne .. it tastes so nice .. Jubba magacaa ha jiro habaar qabe hoos waligiiis ..

  • jowher is my city .. viv jowher viv warshiikh viv xamar viv all somali

  • 3 qof o dislike dhahday shiribka ma fahman

  • waaw waa hees aad u macaan

  • ar huu ku yeh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wan qosley walahi abgaal cadi maha :D juba pravo bro top song

  • waaaw waa hees aad umacaan warshiiq caaadi ma ahan

  • ALFANAANU SHABAAB MULAXAN MUSICLE AFKAAGA CAANA LAGU QABAY

    ABDUQADIR JUBA AAD AYAAN OGA HELAY HEESTA HABOON LAXANKEDA

    JUBO WAXAATAHAY NINKA AAN MASLAXA KADHICIN NOOLOW

  • caadi mahaan heeskan waa shidan yahay .aad ayay umacaantahay thanks.....

  • wooooooooooooooooooooooooooooo­oooooow heestan innaba cadi ma aaaaaaaaaaaahn afkaga cano lagu qabaaaaaaay fananka sandkaaaaaaaaaaa

  • nice song even tho i dont know what he is saying ......

  • WAAAAAW ABDIQADIR JUBA THNKS LAKIIN CODKA WAA OK MUSICGA YAR XUN VIVA HABOON MY REALLY NAME

  • this got doesn't get old or what he even more handsome then when he was young keep it up bro mashallaah

  • I THOUGH HE WAS THE SNIPER OF BAGHDADA !! LOL

  • sxbkay juba waaw, waxaan ka tirsanahay inta yar ee ay isku galaaska ahaayeen juba , viva juba waa walaalkaa Mahad turbashash

  • intaan duljoogo raas aduun,,,,,,,Haboon,,,,, marabo ruux kale,,,,,,,,,,faceed karoon,,, isii rucleey adaa rasmi ruux ii Ehee,,,shab shab,, shab,, Magically unpretendeble voice, what the talent here we go,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,­,?

  • Ninkaan codkiisa caadi ma aha

  • Beautifullllllllllllllllllllll­llllllllllllllllll! absolutely master piece! thnx

  • aawaye ciyaalkii wax soo copyeyn jiray , car jubba heesihiisa qaada , wax walba sameeya , ama mixer *vioce cleaner ) isticmaal ama ha isticmalinnina , bal qaada wataasi .........................jubba u r a legend , would like to see u in GAROWE.

  • caadi maahan kacabso

  • juba hesihisa waligey waaan jeclaa lakin imika uxu ku hesaa la modo wilashan yar yar ee waxba garaneneen waxay ku hesaan ,, musiga ayana ficneen iyo laxanka , JUBA pls iska badil qofka laxanka iyo musiga ku sara hesaha , but still i love ur songs

  • shirib iga dheh juba inaba cadi maha MrXXXKING7 dear well done sxibow gd job

  • @ZoWda1 thnx my sis

  • Comment removed

  • maaasha alaaah warsheekh waa magaalo xeebeed ku fiican dalxiiska ,, insha alaah waxaa ka dhigi doonaa magalada aduunka ugu fiican dhanka dalxiiska

  • mrxxkingxx7 thnkx aboowahiis caadi mahan heeska 

  • @SuperLuula walaashey adaa mudan ku raaxeyso :-))))

  • caadi mahan heestan yaah

    wooow best song of the year 2011. five star jubba. keep it up.

  • this song is owesome

  • nice shirab c/qaadir macalin juba aad ayaan ula dhacay

  • Xayeeysiin ma u baahno waa Xidigii fankii soomaaliyeed ,c/qadir cumar macalin Jubba............. cirkii gaaxdey roobkii,,, seymihii ku rarnaa rabi nooga shubayeey rabtii ay Warsheekh ahayed ku rusheeyay reedaha,Yaa salaama yaa salaam

  • jubba sxb amaan waxaa kaga baahan GALHAREERI iyo CEEL- BUUR so waxaad jaanis heesataa illaa 2012-hadaad ku soo saariwesay amaanta dhulkaas waxaa laguuu arkaa.........................­......................so anny way nice song and reliable vice

  • buuraha war shiiq waxaan u qaadaani katarabiil si dadka ugu sahlaanaato isku soocoodka

  • Niiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiice­<3

  • viva WARSHEEKH waa hees aad u wanaagsan

  • wooow wooow this song Is so sweeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeet king thnksssssssssss

  • @mizzilwaad you welcome my sis please enjoy this sweet song :-)

  • what song juba its great and i enjoy for best songs for 2011 so far .........u Got Man

  • Ha noolato Warshiikh, waa halkaan ka dhisaayo bridge isku xira Hargeisa ilaa Warshiikh. lolz nice song, nice music and SUPER singer.

  • @SuperAmal2010 kkkkkkkkkkkkkkk nice one can you build ...my youtube page kkkkkkkkkk thnx for the comment sis

  • @MrXXKINGXX7 is tht u singing or u just a fan???? both ways i never liked somali songs but this is one hell of a song, me like like like btw am somali and i did not understand wht he said lolz. well done to the singer :) <3

  • @SuperAmal2010 sxb muqdisho leee soo gaarsii brigekaas lol

    hargeysa xoogaa waa kaa fogtahay

    

  • @SuperAmal2010 buundadaas albaabkeeda quful u yeel furahana copy iga soo sii ; Sidi qofki rabsho keento ugu xero wadada!,, lol

  • sinaba jubba caadi ma ahan heestaan wooooooooooow thanks bro mrxxkingxx

  • @feelfreehi adaa mudan thanks :-)

  • heestan waaw  juba caleeeeeeeeeeeeeeeeek

  • mrxxkingxxx7 mahadsanid yaaqey wlhi allah yaa cisak, viva warshiiikh juba mahadsanid,,,,,,,,,am so deeply inlove with this songgggg,,<3<3

  • @ShibisGurl4life Aadaa mudan my walaashay shibisgurl viva warshiiq the place we all love

  • woooooooooow i really loved this song

  • yasalaaaaaam

    abdulqadir jubba sxb waxaa tahay dhal xalaal eh

    eeboow waxaatahay hoobal caan ah

    nooloow sxb jir waligaaaaaaaaa

  • walaahi inakama caadi heestaan wooooooooooow thanks bro mrxxkingxx

  • @MrJamaal05 you are verry welcome my bro :-) enjoy it

  • wah waah waa isku daba dhacday viva warsheekh

  • nice shirib song:-)

  • kkkkkkkkkkk shiribku soow gabay cml maaha

  • masha allah heesta iyo codkaba caadi ma,aha waanba ladhacey qaabka looqaadaayo MrXXKINGXX7) waad kumahadsantahey soo galintaada bro

    

  • @deeqxasan adaa mudan bro heestan waa laga wada helay!!! :-)

  • its not only 4 abgaal !! its all somali D=

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw ich habe noch neii gesehen

    the best song that i have never seen

    questo contagna non mai visto

    a he dhihi karaa waa hees aan weligey maqlin

  • mansha allah axsan hees

  • yaa heestan ii fasari karaaaaaaa

  • @qalbi2011Shirib Abgaal kan tiriyana waxaa l'a yiraa Laashin(abwaan)waxuuna ku bilaabaneysaa hadal- ar woow xaamuud eebow aniga waa sii carabaa ee nabadi war san. xoolaheygaan sii qonsaa.-maxamud walaal aniga waan sii carabayaa nabad iyo warsan xoolahayga ayaan sii dareersanayaa-rabtii=meeshii,r­eedaha=meelaha.

  • waan hees ficaan jubba bakk

  • Alla golden voice kii aan aqaaanay ahaaa,, kabax adaa rasmi iyo ruuuuuuxeey ahee my jubbaaaa

  • Shirib Ile It wlh <3 <3 <3

  • damnn caadi ma aha heesta waa ku dhax galee abaa tnx mr king

  • @yonis0 thanks walaalkey ku raaxeeso heesta

  • waad mahad santahay jobba (viva kcc)

  • waad mahad santahay jobba (viva kcc)

  • wow wow wow...... mr king heesta waa shidantahay waad ku mahadsantahay heestaan aad noo soo gelisay yt.

  • @muqdishogirl143 my walalashay adaa mudan thanks!!!

  • Nice Song Jubba

  • @abdikariin2010 thanks my bro abdikariin

  • wwwwwwwwwwww juba,,, wat a song , u can sing any style,,,,, wow mr king i like the way u posted,,,,, waa very nice song ,,,,,, ***** @mr king

  • @somalisistar thnx alot!!!!! #8

  • nice one! Jubba is alltime feouvarate of somalian music lovers and this shirib stuff is awesome

  • @Gaashiredlegirl1010 thanks sis

  • Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw The legend Abdulqadir Jubba soo rogaal celiyey well done my bro Jubba. Haboon song reminded me our beloved country keep the hits coming!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!­!!!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more