wooooooooow dhuloos i love you waa inaan la tartanaa khayrkeen ....... hadaynaan wadankeena horumarsan tamar yeelan maynee ........ buuhodle ayaan ka so dagayaa hadii alle idmo markaas ayaan lugku tagi doonaa shaxdii oo bariscaana leh ka so cuni doonaa
anigoo ka mid ah qurba joogta reer buuhodle waxaan aad ugu faraxsanahay sida wanaagsan ee hawsha garoonku u socoto, sdoo kale wariye xcabdiraxmaan waad ku mhadasanatahay sxb sida wanaagsan ee aaad warka noogu soo tabisay
adeer kuwani siday ugu dayanayeen gobolada horu maray ,ayay haddana meeeshii xooluhu udaaqayeen dhagxaan kabuuxsheen. war yaa usheega in meeshu xoolo daaqsimeed tahay oon loo ogoleyn diyaarad. marka meesha dawladi gacanta kudhigto dib ayaa loo baabi 'in.
dubbaale 10 months ago
Mashallah, Hawshu Meel Wacan Bay Maraysaa....
jamakina 1 year ago
wooooooooow dhuloos i love you waa inaan la tartanaa khayrkeen ....... hadaynaan wadankeena horumarsan tamar yeelan maynee ........ buuhodle ayaan ka so dagayaa hadii alle idmo markaas ayaan lugku tagi doonaa shaxdii oo bariscaana leh ka so cuni doonaa
NewZuuZuu 1 year ago
anigoo ka mid ah qurba joogta reer buuhodle waxaan aad ugu faraxsanahay sida wanaagsan ee hawsha garoonku u socoto, sdoo kale wariye xcabdiraxmaan waad ku mhadasanatahay sxb sida wanaagsan ee aaad warka noogu soo tabisay
cabdiherer 1 year ago