Added: 3 years ago
From: fiirsidotcom
Views: 222,283
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (35)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waaaaaaaaaaw  heesta ina caadi mahan $

  • hees wanagsan yuuu ku luuqanayaa yaasin digfeer caleek

  • heestaan waxaa mooda in ay ka hadlayso mar markaa qaar adigaa naftada marbaa sidaa aad tahay waxaan ula jeedaa xaladaaadaaa.....

  • heestan oday aaan xoogaa jeclaa ayaa dhagaysan jiray so waan tageeraa loool

  • woooooooooow Mr digfer

  • axyaa digfer wa runta sxb dunarku wax arxaan loo galo maha

  • heestaan meela badan ay iga taabaneysaa inkastoon gabar ahay isagana uu beer ay balwad laheyn lakiin erayada kaloo dhan waa wax aniga i quseeyo and im so glad to hear ths song it's like he's talking about my love life.

  • Great song with great poetry so lovely to listen AHN

  • KKKKKk Yaaaab badanaaaa

  • very good music

  • ilahayio ku naxariiso amiiin amiiin walee fanaan jiira ayuuu aha anigu boqorka codka isaga ayaan siin alaha lakiin ................... mida kalee somali badaan heestaan maa fahmaan macnaheeda qaarkood maxa dhacaay sii fiicaan uma dhuuxaan

  • alaylehe Beel Guba loo dhamee lol.

  • ALLAH YICIZAAK

    

  • digfeer ialaghy hakuu naxariisto illaahna waan kuu baryaa waxad ahayd fanan cod iyo masraxiyadba leh mash allah, waana qofka aan ku daysado

  • ilahay waxaan kaga baryayaa in ilahay ku naxariisto jaano fardowsa ha ku geeyo amiiiiiiiiiin axsaan fanaaan digfeer

  • Alla ha u naxariisto - fannaan cod macaan buu ahaa Digfeer

  • Alla ha kuu naxariisto eeeesh calaa cod, yaa salaam waxaasaa cod la yidhaa layskam qayshee... Alla ha kuu naxariisto

  • JECEYLKAAN MUDADA BADAN

    BAARKA U FIRAAYIYO

    BEER LAXAWSIGAAGII

    KA BOGSOODAYE KOOW DHEH

    BUUGGII SIRTAADIYO

    BOOGTAADII WAAN HELAY

    KAAGANA BAXEE LABO DHEH

    BEELGUBA WAXBAA KU DHACAY

    BILIC LAGU QASAARAY DHEH

  • very nice thanks uploader

  • Heestaan waa heesaha somalida oo laxan ahaan iyo qaadidaba loo gali waayay barigii la sameeyay,

    fanaaniin badan oo uu ku jiro c/qadir juba oo barigaas fanka ku soo biiray ayaa loo dhiibay iyo waliba hanuuniye waana keeni waayeen waxaana loo dhiibay Digfeer.

    waxay ku saabsanayd arin dhab ah oo ka dhacday Galinsoor, gabar ku noolayd iyo Abwaanka ahaana nin sargaal ah oo ku noolaa Duusamareeb kuna caan ahaa dhanatada ayay ku dhacday waxaana la oran jiray YUUSUF BIDE wuu dhintay saan maqlay AUN ALL

  • rabii naxariistiisa hasiiyo fananka weyn digfeer waafanan kabaxay fanka soomaliyeed oo aanan wali helin ciidii buuxin lahayd

  • ALLAH Ha' u Naxarristo Fannaan Ahmed yaasiin Digfeer wallaahi I like his songs !! big singer He said Runtii sirtaadiyo beentaadii waan Helay kaagana baxee 2dheh , kkkkkkkkkkkkkkkkkk aa layka illaaliyo dumarka

  • urji iyo nasiiblaay

    Barwaaqada ka cararaay

    Abaartana u baydhaay

    Khayrka balo ka jeceleey

    Belo iyo baaska jeceleey

    Wuxuu dumar ka baqi jiray

    Iyadu u badheedhaay

    Bilic lagu khasaaraay

  • illaahay ha'unaxariiisto digfeer wuxaa ahaa faan wayn runtii.

  • @MrGalaydh Ohh! aameen dhamaanteenba allah haynoo naxariisto! Adiga xata illahay haku naxariisto!! kkkk aamiin dheh!! dee

  • He critize about girls who are not faithful to their love ones or their husbands. What a great man.

  • Biirto iyo dheylado intey beri ku wadeyan

    truely A LEGEND R.P

  • allow janadii geey realy legend ayuu ahaa

  • eesh calaa hees degen waa ku raaxaysataa digfeer beer iyo iyo dhaylo anaa shuba

  • Reminds me of the seventies Agustus pablo reggae. I love the voice note changes. Hard riddim!

  • heesaha Digfeer oo dhan baa sidaas ah, claasic. "qaraami"

  • very classic beat

  • @moryan10 kkkkk

  • this sounds like a reggae beat!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more