aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay wariyayaal badan oo aan codkooda lee aqaanay ayaan ku daawaday muuqaalkan , waxaan kaloo ku hanweynahay waliba in aan ka mid noqdo wariyaasha BBC-da qeybta af soomaaliga ... mahadsanidiin.
BBCDA WAA XAASID WAAYO AFKA MAXAA TIRIGA AY AAD U XISAYAN MANA JACEYLO IN AY WAREYSTAAN QOF AFKA MAAY MAAYDA KU HADLAAYO WAANA KA XUMAHAY LAAKIN AFKA MAAY MAAYDA WAA AF SOOMAALI< LA SOCDA WAAN IDINKA HOR MARAYNA MARKASTO INSHA ALLAH
Waxaan jeclaan lahaa in aan waydiiyo suaalo Mudane Yusuf Garaad. Idaacada BBC waxaa fiican in kor looqaado tayada stationka oo aan dib loo celin. Kolay dhibaato somali way iska badan tahay, balse idaacadan oo si kale loo adeegsado wax badan wanaag iyo xumaan kama tari karto. Sidaa daraadeed waxaa fiican in la ilaasho khabiirnimada suxufi oo lagu dadaalo kobcin iyo hurumar. Waxaa taa u leeyahay jeclaana in aan la kulmo Yufus Garaad, waxa jira dhaliilo badan. Aad jecelhay runtii shaqada BBC da.

micnamalahan 11 months ago
war waxan idaacad somalida ka dhexaysa maha waxaa la dhahaa idaacada somaliland idaacadan isaaqland unbay ushaqaysaa cid kale ma danayso.
bal ufiirso waligood war ay siidaayeen ooyna somaliland ku jirin ama somaliland ama isaaqland warkooda ubadnen ma siidaynayso
somaliduhaisraacdo 1 year ago
BBCDA WAA XAASID WAAYO AFKA MAXAA TIRIGA AY AAD U XISAYAN MANA JACEYLO IN AY WAREYSTAAN QOF AFKA MAAY MAAYDA KU HADLAAYO WAANA KA XUMAHAY LAAKIN AFKA MAAY MAAYDA WAA AF SOOMAALI< LA SOCDA WAAN IDINKA HOR MARAYNA MARKASTO INSHA ALLAH
SuperExcuse 1 year ago
BBC waa ilaha hadaan somalinahay aan ku tiirsanahay dhinaca wararka laakiin waxaan dhaliilay barnaamisyada hada kabaxa iyo kuwii hore uuga bixi jira,
sidaan lasocono BBCdu way siyaadisay wakhtiga ay soo gasho waanad ku mahadsan tihiin shaqaalaha iyo tifatiraha arinkaas ka danbeeyay laakii waxaad ku dartaan ama aad soo celisaan barnaamisyadii TODOBAADKA IYO AFRI, QUURSIGU QIIL MALEEYAHAY IYO FANKA IYO SUUGAANTA ,
runtii barnaamisyadaas waxay ahaayeen kuwo aan la ilaabi karin waad mahadsan tihiin
abdullahi1988 2 years ago
Marka hore waan salaamy dhamaan akhyarta ka shaqeysa BBC-da Laanteda afka-somalida waxaane idin leeyahay sii wada howshina waa howl aad muhiim u ah bulshadane u bahan tahay .... Dhanka kale, hadii aan ka hadlo wariyaasha aan ka taageero BBC-da somalida dhanka codka waxaan u daayay cabdi nuur sh maxamed wareysiyada waxaan kow siyay cabdisalam herari kalinta labaadne waxaan siini lahaa madaxa laanta waa Yusuf garaad ....tc
socdaal 3 years ago
Waxaan jeclaan lahaa in aan waydiiyo suaalo Mudane Yusuf Garaad. Idaacada BBC waxaa fiican in kor looqaado tayada stationka oo aan dib loo celin. Kolay dhibaato somali way iska badan tahay, balse idaacadan oo si kale loo adeegsado wax badan wanaag iyo xumaan kama tari karto. Sidaa daraadeed waxaa fiican in la ilaasho khabiirnimada suxufi oo lagu dadaalo kobcin iyo hurumar. Waxaa taa u leeyahay jeclaana in aan la kulmo Yufus Garaad, waxa jira dhaliilo badan. Aad jecelhay runtii shaqada BBC da.
kaalaytv 3 years ago