Added: 2 years ago
From: horncabletv
Views: 26,961
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (15)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ina inadhabuur nin geesi ayuu ahaa oo reer slaand ah, adeerkay alaa raxma, nin muse cabdale oo faarax maxamed ayuu ahaa. ninkii garanaya. viva sland/

  • ya raxma

  • Waa hees aad u qiiro badan waana erayadii aqoonyahan ahna CEO citibank Tanzania Mr. Jamaal Cali Xuseen waxaana codkiisii macanaa ku qaadaya al Fanaan Cabdi Diini.

  • calankooda dul sudhan miyaanad daramayan viva somaliland

  • nice

  • ALLE naxariistii janno haka waraabiyo, cadaabta qabriga iyo ta aakhirana haka magangaliyo, MAXAMED X.IBRAAHIM CIGAAL, oo ah aasaasaha somaliland-ta casriga ah, kadib markay MUJAAHIDIINTA SNM, dalka xoreeyeen, waxaynu galnay jahawreer socday ilaa 1994, intaa kadib ayuu dedaalay iyada oo shacab iyo wax-garad bal garab taganyahay ayuu ALLE u suuro galiyay inuu dhiso dawlad mu'sasaad leh, kala danbayn leh, sidaasna aynu kaga badbaadnay qaska iyo qalalaasaha ka taagan koonfur maanta, ALLE ha u sahlo

  • dunidan xaqu dirirkoow

    somaliland dalkeedaa

    lagu daaqaa nabad wacan

    miyaydaan dareemayn.....................­........viva somaliland

    

  • aww they are soo cute bless them. LOOOL my people

  • masha alaah bilaacalee waa hees afkaaga caana lagu qabay axyaa fanaan codka lagu qaadaya ayaa kadaranba masha alaah aloow kudaa .kii kanaxayow nafta waa aragtee maxaad odhan ma inadhahad wax kaga jari

  • waar ninkii diini wuu iska jaray wlaahi goooooooooooood and top song ka hadlaysa dhabta ama runta somali lan ka jirta

  • abdi diinaa nacas hadii rubac jaad ah laguu qaado maahan inaa af labadii yeerto waan u jeednaa waxa ka socdo waqooyiga somalia dhaadhaan baa tahaye

  • Walee ragu way dhaqaaqeen MASHA ALLAH

  • wooow maasha allah miraha heesta aad ayey u taabaneesaa qof walboo nabad jecel walhi ,,,,,,,,,,,,ilahoow intii somali dhan nabad ka wada dhig.........somaliland dadkeeda iyo dalkeeda dadaal kee sameeynee waa in lagu daydaaa ................ilahow noo gargaar adaa deeq baxshee

  • somaliland one nation one peaple guul iyo gobanimo insha alah

  • maasha allah , cis iyo horomar somaliland haku waarto.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more