somali isma hurto waaye ha is halaynin xagga iyo xagga kala joog somali hal waaye danaa la isu xakuma sow maha hadal xaqiiqadiisa xaquuqdiisa la dhowra waaye xeer aan la jibinoo wax la hubo la keeno waaye hagar laguma kala baxee hadana hadhow waaye haye iyo haraanti baylana soo ka ridaa hubsasho iyo howl qabasho hor joog la yiri nabada adag walaalana isku xirta hada iyo wixi horaba iska hilmaama, ma haynoo oo maba haynoo kuwa gacmaha is qabsada ma hayno .... Amandhorey qaladka adile sax
hello friends plz join the 'Digil and Mirifle Students(Arlaadi Students)' group on facebook.. fadalang haka darsama kulligiin.. ashaabtiingna ing sheega ......VIVA Arlaadi
Awlio1 2 months ago
Fanan aan cadi ahaynin Waxan lenahay Noolow. Degmada Qoryooley. Magaceda ayaad kor u qad.
Qoryooley2011 3 months ago
hello friends plz join the 'Digil and Mirifle Students(Arlaadi Students)' group on facebook.. fadalang haka darsama kulligiin.. ashaabtiingna ing sheega ......VIVA Arlaadi
arlaadi10 8 months ago
sametimes songs are so right in Expression
MrAbdisalamm 9 months ago
asc wrwb shimaali axmed shimaali walaalkeey macaan sanad wanaagsan kulil caam wantum bi qeyr happy new year waa walaashaa (F) (K)
jini2011 1 year ago
shimaale amxed shimaale wale maxan uu xisay tiyaatarkii ilahow wadankena nabad noga dhig saan nolaal ma hee shimaale sow qaali uu aha aragtidisa yaqay nin walbo dhulkisa uu wax ku yahay
solazyboyent 1 year ago
@fatuma909 Faanka naga daaay heee lolz
Bagamudo 1 year ago
kusoo darsan groupka "Digil & Mirifle students" ee facebook.
asxaabtaada u sheeg.
baidoa1 2 years ago
viva shimaali
reerxamar1 2 years ago
Yes he's somali a lot of Somali kinda look indian lol i do
graduate12 2 years ago
Is that guy somali? He looks indian
Eye0fTheStorm 3 years ago
SOMALI AfRAXANWAYN FANAANKA SHIMAALI
oamaer 3 years ago
shimaal ty saxiibkeey qaaligi eh
shabeelyare1 3 years ago
waa hees aad iyo aad umacan badan waa afmay ilove that song shimaali noo badi heesahaaga maaymaayga ah
caalamka 3 years ago
amaandhoorey waat ku mahadsantahay Video yada quruxda badan ee aad soo gelisay.
abdiarbon4 3 years ago
Viva Shimaali iyo Afka Maayga.
sharka111 3 years ago