Su'aalaha u weydinayo kama uusan fiirsan wax yaalo badan ayana u weydin Rage ,, Barkhad walaal qaladaatkaga isku tay marka marka ka sii danbeeso si wanaji waana wano Wariye sare
@muhis96, aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay walaal..Waa mahad-celin daarran wakhtiga aad gelisay in aad daawato muuqaalkan, waa mahad-naq ku sal leh fikirka talada huwan ee aad dhiibatay...Haddii aan idhaahdo wakhtiga ayaa aad noogu yaraa (Rageh haleelkiisa markaan ka hadlayo), waxay u muuqanaysaa in aan cudur-daar uga dhigayo maqnaanshaha suáalaha aad tebayso..Hase ahaatee, waxay noqon doontaa Insha Allah aragti-celin (Feedback) aan ka faaíidi doono..Mahadsanid mar kale.

muhis96 6 months ago

Bkaariye2 2 months ago
whats the name of his book
hebel 1 year ago
@hebel, inkasta oo ay tahay jawaab raagtay, dembigeedana saarayo haleelka iyo wakhtiga, haddana aan idhaahdo hadda ayuu Ilaahay qoray in aan ka jawaabo weydiintaada..Buuggiisa waxa la yidhaahdaa; Revolutionary Day:
Bkaariye2 2 months ago
Very good interview, great job masha Allah.
mryamg 2 years ago
Waad Mahadsan tahay walaal. Thanks.
Bkaariye2 2 years ago
Barkhad waraysi qiimo leh.... very good interview skills.... waxaan ka helay su'aalo badan oo aad waydiisay..
MRinaYusuf 2 years ago