waa run waa riwaayadii ninba tima xamar oo hadana xiir oo markii jabuuti lagu dhige hase yeeshe jileyaashi original ka ahaa waxa halkani kaga jira waa cumar xasan rooraaye ,boon xirsi, mecaad migane, huryo. kuwa kalena waa jabutiyaan ayaan filaaya ee looma dhama hase yeeshe dadkii original ka wax ka metele aya imikaba ku jira
kkkkkk, Boon xirsi cadi ma aha,, "" OO maxanu ku qabana Ku gujinay Kuu sanqadhnay oo sidan ku nidhi, Miyaanu ku siixina....kakkakakak, kudhsigan ka dhici gadhay, ma iyagaba caadi nimanku intuu hablaha u gafay ayuu kuleeyahay miyaan cayay, dee garbu leeyaho iyana way yara kululeeyen, anyways waa too funny walahi
war ruwayadaan waxaan siinlahaa koobka waxan is leyahay ruwayad ka qosol badan oo ka wanagsan ma jirtoba iyada oo dhamestiran ayan hesanjirnay 94 ilaa 97 hada naib daro meel ay cajiladedii ku danbeysay ma garanaayo hadii aan helo waan idiin shegilahaa runtii ad ayan uga helay thanks mr hasan
hallow hassanahmed saaxiib su,aal,hadaad heli karto hees ay isla qaadaan fuad ilka case iyo aamina faarax oo aan midhaheeda ka xasuusto:saranseer abaaroo surmi iyo haraad badan oo xoolo soofaa dhulka saxar ka qaadayn adigoo sagaal qaday sacna diiday wayshii ruuxii ku sooree sumalkiisa kuu qala seef lalama gaadee:fadlan haddaad heli karto soo dir waad mahadsan tahay
fg2222222222222222222222222fgsfgsfsf
maxamed8123 10 months ago
waa run waa riwaayadii ninba tima xamar oo hadana xiir oo markii jabuuti lagu dhige hase yeeshe jileyaashi original ka ahaa waxa halkani kaga jira waa cumar xasan rooraaye ,boon xirsi, mecaad migane, huryo. kuwa kalena waa jabutiyaan ayaan filaaya ee looma dhama hase yeeshe dadkii original ka wax ka metele aya imikaba ku jira
garoodi 11 months ago
wooooooow waxaasa majaajilo kaa ah
msxdayax 1 year ago
walahay waa wada qosol riwayadan cajaayib
kudaare 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
abdisonkor 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Good wallahi boon xirsi caadi maahan walee !!
sxb boon xirsi !! long live !
jamaal2071 1 year ago
caadimahan boon xirsi.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
awganaane 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkk
mohamed27able 1 year ago
bushaaro farxiyaay
ahmedsamatar1 2 years ago
KKKKKKKKKKKKKKKKKK
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
Rag iyo dumarku waligeedba iygoo is jecel hadana way is ku shidaan
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Majaajilo
Ubah1Abdi 2 years ago
This has been flagged as spam show
kkkkkk, Boon xirsi cadi ma aha,, "" OO maxanu ku qabana Ku gujinay Kuu sanqadhnay oo sidan ku nidhi, Miyaanu ku siixina....kakkakakak, kudhsigan ka dhici gadhay, ma iyagaba caadi nimanku intuu hablaha u gafay ayuu kuleeyahay miyaan cayay, dee garbu leeyaho iyana way yara kululeeyen, anyways waa too funny walahi
shabbeall 2 years ago
Comment removed
shabbeall 2 years ago
inan yaro sanka taagto sinta soo qabsato sinqato waan naqaanaye hanoo eegin sidaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
MrWanaagdoon 2 years ago
this is funny thanks
gabarsomaaliyeed 2 years ago
waayo waayo iyo ruwaayadii NINBA TIMO XAMAR OO HADANA XIIR. ruwaayadan inteeda badan waxaa lahaa oo hal abuuray Abwaan/jilaa BOON XIRSI (BOWDYO-GAAB)
psIronman 3 years ago
war ruwayadaan waxaan siinlahaa koobka waxan is leyahay ruwayad ka qosol badan oo ka wanagsan ma jirtoba iyada oo dhamestiran ayan hesanjirnay 94 ilaa 97 hada naib daro meel ay cajiladedii ku danbeysay ma garanaayo hadii aan helo waan idiin shegilahaa runtii ad ayan uga helay thanks mr hasan
qardho75 3 years ago
ibrahim , nasib daro ma hayo riwaayad inteda kale
hassanahmedw 3 years ago
@hassanahmedw inaad hayso weeyaan waayo imika waad nagu badh jartay oo ma macaanaanayso
SuperBarkhad 1 year ago
hallooooo
aamusane3 3 years ago
hallow hassanahmed saaxiib su,aal,hadaad heli karto hees ay isla qaadaan fuad ilka case iyo aamina faarax oo aan midhaheeda ka xasuusto:saranseer abaaroo surmi iyo haraad badan oo xoolo soofaa dhulka saxar ka qaadayn adigoo sagaal qaday sacna diiday wayshii ruuxii ku sooree sumalkiisa kuu qala seef lalama gaadee:fadlan haddaad heli karto soo dir waad mahadsan tahay
aamusane3 3 years ago
hello aamusane3 , nasib daro ma hayo heesta codsatay , hadaan helo channelka so gelin doona
hees ay isla qaadaan fuad iyo aamina ee channelkan ku jirta wa heestan : youtube/watch?v=zTH4Z5PwmQQ
hassanahmedw 3 years ago
magaca riwaayadu waa ninba tima xamar yaa la yidhaa
aamusane3 3 years ago
cumar xasan roraaye walee rageedi wu bahdilaa duulka lolz
dalxe 3 years ago
haku farxin dumar la bahdilo mr.dalxe ogowna waa riwaayad ee maaha sheeko dhab ah,waxaa ka fiicnaan lahayd malaa adigoo yidhaahda cumar waa jilaa wanaagsan,la soco abtigiis odayga ka daa fadeexada,lool
aamusane3 3 years ago