Added: 4 years ago
From: leavancliff
Views: 101,666
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (41)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • xasan wado xageey gabadhu kaa taabatay hhhhhhhhh

  • caleek caleek XASAN WADDO HADMAAAN KUY TAABAYAA ..MEELBAAD I TAABATAYE HADMAAN KU TAABAYAA .....FANNAAN JIRA NOOLOW.....

    KANAXOW NAFTA WAA NECEBOW DHIMO.......

  • tolow meesha la taabtay waa xagee?;-)

  • @AaSiYaH100  waa meeshii dee lolz

  • xassan wado waa heesaa iyo fanaan ku daamashaada wakhtiga iyo midii ahayd naftad waa lagubaayeye qosol haween ragow waa lagu jabaaye la socoda hani iyo macaan murtida maanta waa mid ay tahay dan kama lahi xabiibi xiisaha naaso habloodiyo adookale ma arag been been waamid jaceylku yahay hadii la soco aduunka ku habsaame hawween kurdish aan lagaraneyn iyo dhame caano caruuriyo

  • xagee baas ee la taabtay kkkkkkkkkkkkkk xasan wado fanaan wuu ahaa laakiin doonidii la raran jiray markab baa ka dama yimi maxaad u dhigtay wiilka dhalinyarada ah ee codka tolmoon ee cawaale yare ee codkiisa dahabiga ah

  • melbadi taabtyhdman ku taabayaa, Heesku caadi amahan. Xasan wxaad i xusuusisay jcaylkii.

  • ce saleau de hassan ne sait pas koi chanter ou koi? cette c est du n'import koi

  • hassan wado you the man

  • ninka wata :kumawey: markaa dhiheysid maqar xoolo ayey karsadaan heer muqdisho adiga maxaa karsataaa eyga maqarkiisa ayaaa karsataaa hooyo daa nin wasaa kadhalay edeb malehid ee adib yaalo hargeysa anaga wax aaye nalatahay ayaaba iskayaree dufkubex lol

  • woow meel baa itabatay fanan jira waaye nooloow wali gaa xasan wado masha alaah

  • LOLOLOLOL edab iyo dacas maleh.....lololol hees fiican...

  • Naagta ninkaan Guska ka taabatay edeb iyo dacas ma leh.

  • shaarkeey waad iga qoslisay caadi matihid

  • A GREAT SINGER !

    Mansha Allaah !

  • sxb wax cuqdada maaha ninka ciidaqalee waxuu qoray saree u eeq teeda labaad sxb dadka wax loo quudha anigu shicib caayi maayo oo bila xikmad ku tilmaami maayo sxb kolay wa afdheer iyo doqon unba ta la socda somalilandna sxb meel qaadhi mayssid waayo qabil baad aaminssan tihin lolsxb rayaaleh ayaa niqu diican ku deystaa meesha ani kal hayee

  • ma xumo heesta balse inte laga taabtay hee taa aan jawabteda hayn aniga balse yaa inoo cadaynayo hee hase yeeshe waxan filaa qalbiga lee ama laga taabtay kkk taa aaba ah runta guntiga ob

  • hasan wado i think gabdhaha jabuuti baa meel ka tabtay,LOLLLLLLLLLLLLLLLLL

  • hasan wado heestan caadi maha mansha allah ,thatz reall meel baad ii tabatay haa haa very funny .well done Bro

  • Xasan wado best singer in jabuti

  • hassan wado, a real legend.

  • fanaanku wa fanaan dharagssan kolay qaaju ku dhiman lahaa haduu harguessa ku dhashoo macha allah missa sxb ciidaqalee cuqdada iska meedh oo soomali iska raac sxb loolllllll nabad iyo caano

  • lavac sxb hargeisa iyo waxaa kala garan la'dahay buqdisho, Hargeysa weligeed hore uma nicin in lagu dhex gaajodo dibna uma dhaceyso, laakiin buqdisho 3 bilood ka hor uunbey aheyd markii ay unviersal tv soo saareysay dad iyagu muuska qoloftiisa iyo haraga xoolaha karsanayaa. subxanalah adiga cuqdadoole ah ee i sifeeey sxb

  • meel baad iitaabatayey

  • asiajaya, bro u in malaysia lool a've been there also xagee ka gashaa kl baa mise pj

  • kkkkk meel baa ii taabataye verry funny but awesome!!! really artist

  • wowowowo  hassan wado i luv all ur songs fanaadka reer jabuuti iigu shidan fanantiita wowowo ,,, VIVA hassan wado

  • afkiisa ka tabatayaa hassan ku tun sxb walle meel xun bay ka taabten waaw waaw hablaw ciyaarta ka daaya ninka iyo taa taabashada

  • alah caloosha xasan iga daa ciyaarta

  • ahhahaha adeer intee lagaa taabtay funny song

  • fanaanka weyn ee jabouti shirka usoo fadhiista samaankan la joogo waa "xassan wado" meel yaan laaga dhiciin

  • i love this song Meel baad i taabatayee

    xoxooxoxoxoxoxoxoxoxoxo

  • xasan wado ba'eyso. . jaboutian ah. fanaan ma tihid.

    fanaan iska dhig baa tahay

  • hooygii murtida iyo hoyadiii abwaankaay...HARGEISA.... dhulku kala wanagsane XAMARAWOW yaa hargiesa kusoo baraa..adeer

  • ciidagale hargeysa maxaa yaalo waa  tuulo yar oo gaajo ah waa gobol somaliweyn ka mid ah ee soo cadayo adeer

  • good song great singer

  • xikmada ugu weyn waa dastur iyo mammuul abayo e qayillada iska daa oo dadkagaa dhinac karac .jabuuti waa dowlad walal ah somali jecel somalilan wax layirahdo aniga m aaqnno

    ee orad dadka max laqaybso

    nacaasnimadana joji

  • fanaanku waa fanaan aad u qaaliya laakin waxu ka dhashay wadan aad faqiir ugu ah xaga fanka,suuganta,murtida iyo gabayada oo la yidha jabuuti waa wadan dhan oo bila xikmad ah wuu fiicnan laha haduu ka dhalan laha hoyga suuganta hargeysa caday somaliland

  • wacan oo wanaagsan fanaanka weyn ee reer djabouti..

    HASSAN WADO iyo heestii meeel baad itabaataye

  • HEES WACAN

  • tis guy is good as gold

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more