Added: 1 year ago
From: osfdrama3
Views: 5,281
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (8)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Puntland is 2nd home for Ogaden....and it's ALWAYS welcome......no naceyb for my people....

  • WAR NINKAN TheGardenQween WATA WUXUU K HADLAYO QIIMO DARAANAA. WAXAAN KUU SHEEGAYAA IN LAGLA XISAANTAMI DOONO DADKA SHACABKA REER OGADENIYA AH EE AY SOMALIDIIDKU KA GATEEN ETHIOPIA MARNA MA ILAAWEYNO DADKANA IDINKU MAQAN. HADA ETHIOPIA AYAAN IS HAYNAA LKN WALE WAAD NATAQAANAAN MARKAAN ISDINKU SOO JEEDSANO WAABA LA OGAAN CASHIRKA AAN IDIIN DHIGNO WUXUU NOQON DOONAA LAMA ILAAWAAN SOMALIDIIDKU WAXAY ISU MALEEYAAN INAY XORYIHIIN LKN ETHIOPIA AYAA KATALISA HARGEYSA IYO BOOSASO. viva Ogaden ONLF

  • 100000000000000 dislikes from me booo hoooo

  • Ogaadeen colaad loogama qaboo Somaliland. Boqalal Ogaaadeen baa ka shaqaysataa Somaliland. " Inay qabqabtaan madaxyada" buu ku leeyahay. NInka madaxdaa u ah ONLF, muxuu ka so doonayaa Hargaysa.? Waa su'aal.. Wuxuu u yimi inuu Hargaysaa balaayo ka abaabuloo.. Hadana wuxuu ku leeyahay maxaa loo dhiibay.? Ethiopia waa sahaaloo, waa in loo geeyaaa Isra'el.. Bastards. Waxay doonayaan So.maliland inay burburiyaan siyaasiyan iyo dhaqaalaba ONLF ooy goob dagaal ka dhigaaan.

  • Maxaa Ogaadeen colaad looga qaadaa.? Buufis baad wada qabtaan, aan dawlo lahayn. Maxamed Cumar waa number 1, wasaqdii Siyaad Barre garabka u ahaa ee burburiyay Somaliyaaa.. Waxan oo kale madax lagaa dhigtay. Somaliland ha tagin , adigoo doonayaa inad wax gubto.? Wadada ii banee, nin kalan ku socdaaa oon soo gubayaa maaha wax Somaliland ka yeelaysoo. Mana noqanayso meel aad Ethiopia kaga dushoo. ONLF, war yaad ka caqli badan tihiin..?

  • SXB waad garatay somaliland iyo putland iyagaaba gumaysi kujra all muxuu gartay.

    karti ay kudagaalamaana way waayeen.

  • nimankaas ayagaaba guumaysi ku jira waxaa maamulata itoobiya waxayna ku gaareen cadownimo ay u qabaan dadka ogaden

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more