Added: 3 years ago
From: waaberistudioatl
Views: 8,308
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (5)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Runtii waa ruux ilaaheey kumaneeystay xixmad iyo aqoon badan waana ruux garankara gabayga uu tirinayo sawirka kadanbeeya .

    Waxaana wanaagsan in marka uu fanaan heesayo ama gabyaagu gabay tirinaayo ineey kuu muuqankarto oo aad maskaxdaadu sawiri karto qaabdhaca erayada. waxaan iyana muhiim ah oo soomaalida wax weey u arag waxa layiraahdo laxanka, oo ah qaabka loo dhigaayo ama loogu dhawaaqaayo ereyada oo isna uyeela dhadhan wanaagsan oo soo jiita dhagaha ruuxa dhageeysanaya markaa . maasha allah

  • professor Gaariye, waa nin sugaan dhaadhi ah, oo ay aad u yar tahay in la helo qof isaga oo kale ah iskuna darsaday, academec-nimo iyo sugaan yahanimo. isaga oo cilmiyeeya suugaanta soomaaliyeed. Mar kaliya ka jeesan maysid intaa uu hadlayo, Ilaahaw caafimad camal saalix ah iyo cimri dherer sii, kana yeel mid ay ka faa'iidaysato oo u aydo ummada soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto. Aamiin............. aamiin.................. aamiin.

  • abwaan gaariye aabaha afsoomaliga weeye laaakin dadka uu isleeyahay wax fahansii waa dad ku koray qurbo oo way yaaban yihiin ma fahmi karaan abwaan

    markaa waa in turjumaano loo sameeyaa looooooooooooooolz

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more