horta somalida maxey u dhahan habarta ama odeyga markuu fusqi ku jiro ilahey mey u noqdaa..........maxaa dhalinyarada iyagaba in ey ilahey u noqdaan kuma jirto miyaa hadalka
she is definitely not playing that kaban. at first glance i was so impressed, but on closer examination it transpires she is sadly not the actual player of that kaban. just disappointed with the whole thing. shame tho.
she is definetly playing the kaban,he told u that ,shame on you,heeso badan ayay laxan u sameysay adna waxaad ka hadleysaaa ,iyada ma garaaceyso ,soo baro horta khadiijo foodey nuur ,jaaw ciyaal so weynaaw
aky khadiija waxaa la yiraahdaa khadiijo maxed nuur foodey,aabaheed weli waa uu noolyahay,xaafadda buuloxuubey ee degmada dharkeenley magaalad muqdisho ayuu degayahay,she is legend ,she is in nairobi,isn't she? i would like to have her here in europe
Heestaan waxay ummada somaliyeed soo xasuusineysaa xiligii nabada ( Ilaaheey wadanka nabad nooga yeel yaa Rabi)
Abdulcadde 1 month ago
Yaasalaam rag iyo dumar is dhex fadhiya hadaad la caweyso wax ka macaan aduunka ma jiro
HADLIYEH 2 months ago in playlist Saturday 3
seriously awesome
ulexnur 9 months ago
Comment removed
Abdullkadir1 1 year ago
khater lol...god bless somali
lander4life 1 year ago
Comment removed
qaanjeer500 1 year ago
caadii maahan she gt talent walahii mashalah much respect mamo
qalaye 1 year ago
wow yaaaasalaaaam qadiija fooday long live sis
SuperLuula 1 year ago
THIS IS CLASSIC PERIOD
yunaas101 1 year ago
caaadi maha
SilentCry09 2 years ago
khadiijo mxd nuur foodey caleeeeeeeeeeeeeek
cules19 2 years ago
horta somalida maxey u dhahan habarta ama odeyga markuu fusqi ku jiro ilahey mey u noqdaa..........maxaa dhalinyarada iyagaba in ey ilahey u noqdaan kuma jirto miyaa hadalka
TheFaithfull 2 years ago
Fanaanadaan waa Khadiijo Foodey, Kabanka na iyada tuman jirtay.
Shaarkeey100 2 years ago
she is definitely not playing that kaban. at first glance i was so impressed, but on closer examination it transpires she is sadly not the actual player of that kaban. just disappointed with the whole thing. shame tho.
kilop12 2 years ago
she is doing good thats the way
cabdile 2 years ago
she is definetly playing the kaban,he told u that ,shame on you,heeso badan ayay laxan u sameysay adna waxaad ka hadleysaaa ,iyada ma garaaceyso ,soo baro horta khadiijo foodey nuur ,jaaw ciyaal so weynaaw
MrSaadaq 2 years ago
waa hees aad umac aadna aga helay in badana aan dhagey sanjirey khadiija foodey magaceeda ookaamil ah yaahaya mahad sanid
aky1106 2 years ago
aky khadiija waxaa la yiraahdaa khadiijo maxed nuur foodey,aabaheed weli waa uu noolyahay,xaafadda buuloxuubey ee degmada dharkeenley magaalad muqdisho ayuu degayahay,she is legend ,she is in nairobi,isn't she? i would like to have her here in europe
MrSaadaq 2 years ago
waa qadiijo foodey nuur
ilbir9 2 years ago
qadiijo fooday boqorada codka ,noløow sanadkan kisa xiga nabad iyo barwaqo by dadir
dadirh 3 years ago
subxaan waaba habar may ilahay u noqoto
Samiraaam1987 3 years ago
Go back in the cave, you backward thinking fool. If you feel that way, fuck off to Saudi Arabia.
fdama 2 years ago
Comment removed
thesomaliflag76 8 months ago
@fdama <--------u sound like some one knows well indeed that GAVE LOOOOL easy MS nt EVERY 1 like U got a LUCKY ESCAPE from that GAVE loooool
thesomaliflag76 8 months ago
salma waa qadiijo fooday
abdif250 3 years ago
wow wat afunny music iliked so much en ilove her khadiija fodeey 4ever
cawaale83 3 years ago
khadiija fooday the former waaberi band, she is legend, i think she lives in kenya.
Djibouti88 3 years ago
Djabouti88 sxb waad asiibtay waxay joogtaa khadiijo fooday nairobi ninka dhinaca bidix kafadhiyana waa jilaagii waynaa ee xaynoosh ama sanqoole oo aadka uuga dhexmuuqday ruwaayadii rafaad iyo raaxo
abdullahi1988 3 years ago
Yaa salaam inkasta oo ayna fiicnayn in waxaan quraan ahayn la yidhaahdo dhiiga iyo xaada ayuu dhaqaajiyay, hadana beeni ma fiicnee heestani meel dheer ayay i taabatay.
Qamaan06 3 years ago
aaxx yaaa qaraami
saalahbudul 3 years ago
khadiija foodey ayaa ladhaa jamaluubi
qalbisomalia 3 years ago
Fannaanaddaan magaceeda ha naloo sheego. Codkeeda waan garanayaa oo waa mid caan ah, kamanka ay garaacanaysana waa wax kale oo aad iiga farxiyey, sideedaba.
Thank you for sharing.
jamaluubi 3 years ago