Tolaay oo tolaay waa ciyaartaydii...mar hadii aadan shaalkii kashmiiriga ahaa iyo macawis sabar hindiya sidaa isula wareejin karaamada ayaan ka qaaday... beri samaadkii soo xusuustay shaalkii iyo perfumekii galabnimada...tolaay walee waan qiirooday waar hayla yaabina ciyaartan inaan dadka ka xigo ayaan isu haystaa waayo dhulkii laga ciyaari jiraan kasoo jeedaa...laakiin somali dhaqanka makala laha waa dad walaalo ah oo isku mida..somalia ha nolaato!! Big up folks
LaasQoray111 2 weeks ago
the elderl Kemtic Somali ancient puntite dance, leg dance... Blesss Somali heritage of PUNT
CushiticSomalianMale 2 months ago
de grandpa @ 1:31 waxan umaleynayaa inaad caanihii geela aad iska soo ilowdey wakhtigaa d;p;
xoxkma09 2 years ago
wowow waa kaas dee odayaasha yaga iyo ragii la arki jirey...... inanba caadi maha ;d
waaxay macawustuba kadhici meysabe kkkkkkkkkkkkkkkkkk
maalaayacni waa sika tegi DIINTUNA BAAQI AYEY NOQON ciyaartan odayaasha keliya ayaa ka ciyaara sanaag waan aqaanaa
somali501 2 years ago
Runti waa wax laga xumaado in uu dhaqanka soo jireenka ah ee umadi leedahay lumo hadii aanu wax xumaan ah lahayn ciyaarahana kolay way sii jiran haba yraadane aad ayan ugu mahad naqayaa bahda tix raac waxan jeclan laha inaan helo jaandheer noocii la odhan jiray iyana
nuurayn 2 years ago