Riwaayaddii Maxaa Keenay Maseerka? codkii yaabka lahaa Luul Jeylaani, jilistii Top Banadiri Actress, Maarisa Kaarbooni, Sudan in 1988, laakiin riwaayadda heesahan laga soo qaatay waxay soo baxday 1986. I was there live on stage!
waa idin salaamay akhyaarta gabadhan markay xamr dagaaladu ka dhacay baanu diyaarad yar oo jet ah ka raacney xamar taasoo u socotey jabuuti waxaa la socday aabaheed kursiga ugu danbeysaanu wada fadhiney oo ay na ciriirsatey aabaheedna waxuu fariista albaabka pilotka laga galo wax kale meewha waa ka dhaceen lakin taas sheegi maayee
jjokaja meeshad ku nooshahay adiga ayay kuu taallaa broo laakiin marisa Carbone Jeli way kaa weytahay koleey, dhanka kale waxay aaday dalkii ay u dhalatay illeen gabadha waxay aheyd talyaani marka dalkeeda ayay aaday haddana Italy ayay joogtaa dadkaan kale ee UK ku sheegaayana beenta hala yareeyo qoftaas dalkeeda aabe ayay aaday aabaheedana wuxuu ahaa talyaani hooyadeedada soomaali marka qaxii maxamed siyaad ayay aaday wadankii ay ka soo jeeday,,,
Jjokaja012, I think you have crash on Mariza, she lives in United Kingdom and indeed she is fine human being:::: Much love our beloved Nation I missed Bilaajo Carab:)
aduunyo gadaal uma soo fiicnaato ee hanoo macaato
fooxle12 2 weeks ago
she use to live next door to me! her kids are bare annoying LOL
FilmFlex42 3 months ago
Riwaayaddii Maxaa Keenay Maseerka? codkii yaabka lahaa Luul Jeylaani, jilistii Top Banadiri Actress, Maarisa Kaarbooni, Sudan in 1988, laakiin riwaayadda heesahan laga soo qaatay waxay soo baxday 1986. I was there live on stage!
Hindisaa 4 months ago
luv dis song)♥
zahara261 4 months ago
gabadhaan weligay waxaan u haysan jiray mariya nasir ali too layiraahdoo buuran hadaan ogaday inay kala noocyihiin ilayn oday cabdule walaxaa latiyaya
MrJon120 5 months ago
1211zac markaa idinka somaali maa tihiina hoyadaa xamaraa igu danbeeysay
MrJon120 5 months ago
codka waa luul jeylaani mariza waa jileysaa
kediye2001 7 months ago
my mum she is the best mum you could eve r imagine#
luckkkkkyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
1211zac 8 months ago
@1211zac WE LOVE YOUR MOTHER IS NICE SINGER ,
muhis96 7 months ago
This has been flagged as spam show
she is my mum she is still alive .she has 3 children me my bro and my sis i live in luton
1211zac 8 months ago
she is my mum she is still alive .she has 3 children me my bro and my sis
1211zac 8 months ago
@1211zac where does she live?
suraj905 4 months ago
waah waah waa fanaanadeenii codka macaaneed kawareega horteeda
hasanafrica 9 months ago
@qureysh99
codka waa luul jeylaani
ruwaayada waa MAXAA KEENEY MASEYRKA
xiligana waa 1986.
sanweyne100 11 months ago
@qureysha
codka waa luul jeylaani
ruwaayada waa MAXAA KEENEY MASEYRKA
xiligana waa 1986.
sanweyne100 11 months ago
haa waa reer jowhar welibana reer beledka hoose waye,xiintoyda ay can ku ahayd & miintada laga cabi marka warshada la kiciyo,lol
qureysh99 11 months ago
hoos laga qaadooya ee yaa codkan kasaaya?
qureysh99 11 months ago
veraîment lei una bella atrice pro ora lei viche grande kkkkkkkkkkkkkkk
quiste donna molta bella prima ho io besion dove vivre lei
ayadoonle 1 year ago
Viva Mom Luul And Marisa Well Done Sis Ur The Best... I Love This Song And U Sis I Have Seen This Ruwayad Graet Worka!
Amiirahzaki 2 years ago
Vola! finalmente una attricia Somala.
Gebertaan waa heesee waana act garaynaysaa si fiican.
abidkey ma arag heerkaan sare oo Somali wax u matalayso
Viva Marisa
saxweeyaan 2 years ago
@saxweeyaan
Ayada ma heesayso, hoos aa laga heesaayaa. She is just mimicking the words! But she was a great actor
dhagax 1 year ago
mariza waa walaashey waxaan kuwada dhalany galada jowhar waxaane wada dhigan jirnay dugsiga hose dhexe ee shabeel waxaane kaloo wada dhigan jirnay dusi quraanka ee dagmada horseed faxada xalane ee macali cabdulaahi gabow iyda iyo walaalaheed jonh sadaq walaasheed amino iyo hooyadeedoo aan si wacan u garanaayo hooyo sareero shiraar waa xusuus wacan oo aan hil maami karin by
libanrus 2 years ago
Comment removed
libanrus 2 years ago
Comment removed
libanrus 2 years ago
Comment removed
libanrus 2 years ago
Comment removed
libanrus 2 years ago
Anigoo geeriyoowin Gooxaan ma dhaafayi VIVA BILAJO ARAB
maandeeqyusuf 2 years ago
she lives in east London i saw her while ago in Tesco in Uptorn park
cuteboyldn 2 years ago
guurkiiis maan garba saarahaa ka guuraan u garaar xertee
sabarbadne 2 years ago
waa idin salaamay akhyaarta gabadhan markay xamr dagaaladu ka dhacay baanu diyaarad yar oo jet ah ka raacney xamar taasoo u socotey jabuuti waxaa la socday aabaheed kursiga ugu danbeysaanu wada fadhiney oo ay na ciriirsatey aabaheedna waxuu fariista albaabka pilotka laga galo wax kale meewha waa ka dhaceen lakin taas sheegi maayee
markaasa igu danbeysey jjokaja12 bro
Saidsanka 2 years ago
jjokaja meeshad ku nooshahay adiga ayay kuu taallaa broo laakiin marisa Carbone Jeli way kaa weytahay koleey, dhanka kale waxay aaday dalkii ay u dhalatay illeen gabadha waxay aheyd talyaani marka dalkeeda ayay aaday haddana Italy ayay joogtaa dadkaan kale ee UK ku sheegaayana beenta hala yareeyo qoftaas dalkeeda aabe ayay aaday aabaheedana wuxuu ahaa talyaani hooyadeedada soomaali marka qaxii maxamed siyaad ayay aaday wadankii ay ka soo jeeday,,,
baaruud1 2 years ago
Wonderful, walahi Maris aad ay u shidnayd, WHERE IS SHE NOW?. Quite beautiful human being indeed. My name is Farhan. I live in Leicester in UK.
jjokaja012 3 years ago
Jjokaja012, I think you have crash on Mariza, she lives in United Kingdom and indeed she is fine human being:::: Much love our beloved Nation I missed Bilaajo Carab:)
Baadil1 2 years ago
wow nice song
liibaan998 3 years ago
I love to hear this songe. I remember waayo waayo thans bro.
yawaayegril 3 years ago