soomaaliyeey midooba,midnimadu waa diini,waana shayga kaliya ee aan sharaf ugayeelan karno dunida.Sheekh Mustafe ajirka qudbadan Alle S.W hasiiyo.waxaa wanaagsanaan lahayd in qudbadan ay dhagaystaan siyaasiinta Soomaaliyeed ee ka arimiso dhulalka Soomaalidu ay dagto.
sidaas si le' eg yaa hogaamiyaasha manta ee soomaalida ee dalkeeni kala go go yey colaadna ina dhex dhige wuu sheega in midnida soomaaliyeed tahay mid muqadis ah oo aan laga marmahayn isla markaana in loo noqdo jidkii lagu raadin laha midnimadii soomaaliweyn loo heli laha oo 5 tii soomaaliyeed na laysugu keeni laha
Somaliland
isaxaaq12 2 months ago
Maashaa allah
wadani412 3 months ago
soomaaliyeey midooba,midnimadu waa diini,waana shayga kaliya ee aan sharaf ugayeelan karno dunida.Sheekh Mustafe ajirka qudbadan Alle S.W hasiiyo.waxaa wanaagsanaan lahayd in qudbadan ay dhagaystaan siyaasiinta Soomaaliyeed ee ka arimiso dhulalka Soomaalidu ay dagto.
hiilqaran 7 months ago
this is exactly what Somalis need to hear...
united we stand, devided we fall....
ogadenqueen 11 months ago
kuwa kudhaqma alle haynaga dhigo hadaan nahay somali iyo dhamanba muslimiinta
sadia219 1 year ago
sidaas si le' eg yaa hogaamiyaasha manta ee soomaalida ee dalkeeni kala go go yey colaadna ina dhex dhige wuu sheega in midnida soomaaliyeed tahay mid muqadis ah oo aan laga marmahayn isla markaana in loo noqdo jidkii lagu raadin laha midnimadii soomaaliweyn loo heli laha oo 5 tii soomaaliyeed na laysugu keeni laha
garoodi 1 year ago
alla sheekhan jecliya
AaSiYaH100 1 year ago
maasha'allaah, war muxaadaraaan yaa soomaali oo dhan gaarsiiyo yaa rabo
wallaahi waay macaan tahay ., sh.mustafa illaah hakaa abaal mariyo horta maa meel iigu sheegi karo ayadoo dhameeystirin
somboy5 1 year ago
Ilaahey sheeka kheyr haka siiyo dabaalkiisa, iyo inta kashaqeysay, anagana hanu anfaco
Warwaainigi 1 year ago
Allah hakaa abaalmariyo sh mustafe.Allah haku xafido.Allah midnimida hana waafayio.
Asalaama calykum,
garasfour 2 years ago
thnks bartamaha sxb kuwa badan oo oo midinmo ah oo ka hadlaayo soo galay jazaaka alaah kheyr again thnks
yakiin 2 years ago