Added: 1 year ago
From: allsomali24
Views: 14,756
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (8)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waad mahadsantaahay ustaad axmad naaji dadaalkaaga faraha badan alleh hakaa abaal mariyo adigiyo kooxdaada waxaad tihiin very inspiring legend

  • wow i liked cz they r tolkiing about somali dastuuurkeetka

  • maasha alaah waa hees aad u fiican waaaaaaw war soomaalay fanaanintii iyo abwaanadii kuli waa idin la hadleen ee maad wax maqashaan maxaa dhagaha idin ka xiray. hoooy hooooooooy soomaalay wax maqla intay goori goor taahy

  • Sxb Heestanu waa fiicnayd. Nasiib daro, waxaa ka hallaysan CODKA! Wax laga maqlaayo ma lahan haba yaraatee!... Haddii aad hagaajin karto bal inoo suubi, haddii Eebbe idmo.

  • Diinta Islaanka Ku saleysan Ban doneyaa....Daacad iyo walaanimaan doneyaa on doneyaa....Dastuur dalka hoormartiisa iyo umadda u daneeya aan doneyaa on doneyaa..Allow dalkenoo nabad nabad ah..Allow nagaa dulqaad colaadoo..Ameen..Allow degaanka an kasoqaxniow Allow dib nagucaliyee..Ameen..Allow naga ajiibow Ameen Ameen

  • Comment removed

  • qabyaaladu waa cudur, lays qaad siiyo hadan intii ka fayoobaydna way qaadeen alla how sahlo somali

  • asc caadi ma ahaa waan jeclahay fanaankaan waa nin culus wadani ah

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more