Added: 10 months ago
From: RSIG2010
Views: 32,304
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (39)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Hadaad ta shateen meeday xuriyaddi beenta ahayd eed dunida ka raadinayseen.qadiyadda somalida woqooyi wey ka duwan tahay dalalka laga xoreeyo gumaysi iyo qoomaiyad kale oo xoog kugu heysata.hadii ay isaaqu rabaan inay ka go'aan soomaaliy fine haad go'daane dad aan rabin inay go'aan ama aan dooneynin inay idinraacan haday jiraan soo in aydu ogolaataan ma'aha haday iyaguna rabaan inay idin ka tashadaan soo xaq uma laha sidiina.ilaa intaad ka ogolaanaysaan taas heli meysaan gooni isu taag ee ogaada

  • haduu dadkay tashaday maxaa loo dabaa socdaaa why?????????????

  • Awww love this song so much it talks about the truth, somaliland will recognised soon In shaa Allah..

  • yaaa salaam somaliland

  • runta ayu shegay

  • best song ever somaliland is the best

  • III LOOOVEEE THIIIISSS SOOONNNG!!!!!!!!!!!

  • Congradulations Somaliland for living in peace for 20 years. Ethiopia hopes you can get reconition.

  • @abeshaking370 I can not understand why Ethiopia want not to do the first step and regnonize Somaliland. The only friend that Somaliland has, in this area, is Ethiopia. So we are waiting for your Recognition Guys:)

  • @RSIG2010 Soon I hope we will, you should direct a lot of your friendship towards Ethiopian people, Most Ethiopian people do not know about Somaliland. So you should try to educate Ethiopians about Somaliland's situation and independence and the need for recognition. Egypt, Eritrea, & South Somalia are working against Somaliland's recognition

  • SOMALILAND WAXA DIIDANI WA REERKA DAROOD LA YIDHAAHDO, LAAKIN HAWIYE SOMALILAND WAY OGOLYIHIN

  • Yaa idin daba socda? walaahi waa yaab. War shaqaysta oo noolada, laakin ogaada kibirka ma wanaagsana. By the way who is the guy with the large nose? kkkkkkkkkkkkkkk

  • @Worldpatriot ma hadhaaagi faqashta ayaad tahey kuwaasi ayaa xaasidnimada lagu ogaaaye

  • @dhuungal Waa maxay xaasidnimada aad sheegaysid ? Maxaa lagaa xasdaa oo aad haysataa? Fakhri xun oo cuqdad la xanuunsan baatahay. Malaha Qoti Xabashi ah baa tahay. kkkkkkkkkkkkkkkk

  • Viva Somaliland Allow dhowr dalkayga dahabka

  • Viva Somaliland Allow dhowr dalkayga dahabka ah

  • HORTA YAA YIDHI FAQASHTA DAWADA CAJALKAN SHIT REER SOMALILAND OO QUDHAN LOO OGOLYAHAY

  • I Love Somaliland !!!!!!!

  • @1kingOmar so do i

  • awrku wuu soconayaa ayguna wuu ciyayaa loona joojinmaayo dadkan afkay kaga hadhay somaliland galbatay

    salaadin garaadliyo

    odayaal guurtiyaa

    arintii la isku garanwaayab

    gorfeeyo samoiyo

    wanaag ku afjara

  • Fadlan ha caytamina!! Meeshan waxaa loogu talagalay inaa lagu sheekaysto ee maaha meel ciyaala suuq!

  • Acuudu Bilaa Waar Dumarku Maanay Xishoonayn Hablihi Ma Sidan Baa U Dambaysay -....Xishoooda Oo Hoostiina Ha Ka Sheekaynina Ceeb Weeyee .....Viva Somaliland

  • Qul muutuu biqaydikum..........

  • Waaaaaaaaaaaw Somaliland Socotayoo Samadaa dusheeniyo samaday ku socotaa.......................­..............................­.Somliland ninkii diidanow ka daba dilaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac

  • war cuqdada iska daayoo tashada cidina idinma daba socoto soomaalidii kale iyagaaba isku mashquulsane 

  • Comment removed

  • @sihaam1000 bal eeg intaad cajaladan daawatay ayaad leeday waxaan ka xanaaqsanay>>who cares waxaad ka xanaaqsantahay, waxaan somalilandka diidan weeye waxa na daba socda including u! All faqash ayaa weli na daba socota oo meel walba ka caaytamaya oo ka calaalaya. No go away plz hadaadan somalilander ahayn just kindly fuck off.

  • @YEELKEED laga roone sida islaamaha ucaytama war orodoo dan yeelo, noocaga ookale lama hadlo

  • alla maxay dad caloosho soconaysaa , marka somaliland laso hadal qaado ..

  • war somaliya idiinma heysatee mana idiin daba socotee ordoo hela waxaad rabtaan, waabad ismahadiseen yaa idiin baahan markaa aduunka aqoonsi kaweydeen somaliya ha xagxaganina

  • Woooow! This Iz Such a Wonderful Song Eesh Calaa Hees <3 :) xx

    Dawladda Somaliland Maxaa Lagu Diidan Yahay??!

    Dadkaygu Hadduu Tashaday Maxaa Loo Daba Socdaa??!

    Nd Im The Third One Guyz Hehehehe :P

  • Woooow! This Iz Such a Wonderful Song Eesh Calaa Hees <3 :) xx

    Dawladda Somaliland Maxaa Lagu Diidan Yahay??!

    Dadkaygu Hadduu Tashaday Maxaa Loo Daba Socdaa??!

  • @TheLondonboy80 Thanks bro.. waa runtaa tani waa hees iyo badh walee waan ka helayba,.. illahayoow noo daa somaliland dadkeeda iyo dalkeedaba wixii cadaw ahna allow naga hay ameeeen

  • woooooow waa hees aad u macaan oo xambaarsan macne aad u wayn somaliland alow adaa viva somaliland waxaan nahay qaran ku dayasho mudan long life somaliland @cawo113 u r the first person and im the second person comment this song hambalyo sister

  • woooooow waa hees aad u macaan oo xambaarsan macne aad u wayn somaliland alow adaa viva somaliland waxaan nahay qaran ku dayasho mudan long life somaliland

  • Hmmmmmm Nice song... dalkaygu haduu tashaday maxaa lagu daba socdaa?? waaba sidaa,, viva somaliland...... kanaxoow nafta waaaaaa

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more