Added: 1 year ago
From: deegaanrabi
Views: 13,220
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (15)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • aduunba aaa wax.....anba dibada jilaal xiliyadan isdhalan rogay dhibta kaa ilaashee

  • heestan waxa sameye nin la yidhado Cabdi Dhere oo ka mid aha security-gii Ina Dafle Wakhtigi dawladi somalia jirtay Wuxu aha Sida la sheegay Head of security-wuxuna ka gadhay darajo sare Hadana wuxu ku suganyahay Hargaysa ............Heestuna wuxu uu tiray Ina dafle oo wakhti dambe lays Af-Garan wayaye.....wa hees Murti badan ku jirto Waxanad ka dhex arkaysa sida UU shaqadisa Heegan uu ugu aha oo wakhti badan iyo dano badano oo gar ah kaga lumiin..Wuxuna kaso jeeda deganka Ceerigabo..

  • heestyan waa hees aad u qiimo badan waxanan aad ugu xasuusta sxbkay barkhad abdi rooble o

  • waxaan codsanayaa qofkii garanaya heestaan oo qoraal ah fadlan ha soo qoro plz

  • heestaan waxaa tiriyay marxuum mohamad ali kaariye sida aan cashir ku qaatay markaan ahaa dugsiga sarre xasan adan samatar waa fananka qarniga xaqiiqdii

  • Hestan waxa midhaheeda iska leh Yuusuf Jafaal oo ku dhashay deegaanka koonfurta gabiley waxuu leeyahay heestan iyo heesta kale ee ay qaado khadiijo hiiraan iyo shimaali ee " waxaad iila bilic tahay beeraha wajaaloo intuu roob barqadii helay balayada xareediyo togagii burqanayaan" taariikhdiisa iyo noloshiisa oo dhana warbaahinta dhawaan kala socda insha allah

  • waw cadi mahan heesta maba laga dalayo in ladhagestaa kadhow hadimee yaa salam samatar ii nolaw tarikh ayad ku rebtay fanka somalida

  • shit 17m.16s NO.

  • caadi mahan heestaan

     cajiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiib

  • Sawirka ayaan u qalmin heesta, pls ka beddela, jacayl baa laga hadlayaaye dhagaraha libaaxa maxaa inoo keenay.. 

  • Heestan cajiibka ah ee dhiigga dhaqaajinaysa tolow yaa midhaha lahaa.. abwaanka sameeyey yaa ii sheegi kara

    dhillaw-yahan sidiisii, intaan kugu dhaloollaa, haddaan dhagaxa tuujo, ama aan dhulkaba qodo, dhirtoo ii magooshaa, dheef noqon lahaydoo, dhexda maan ka liiceen,, Yaa salaam waa xikmad subaggu da'ayo oo kugu duxaysa sida .......

  • @MrDugsiiye waxa tiriyay midhaha abwaanxassan cabdullaahi (xassan ganey)wuxuu tiriyay heeso badan oo uu heeso samatar.

  • @waahambaabir, Miyaad hubtaa, heeshaha Xasan Ganay ma qarsoomaane, waxa igu maqaal ah inu tiriyey nin dhintay AHN oo la odhan jiray Yusuf Jafaal, waa sidaan helay kadib markii aan baadhis sameeyey.

  • Heestan cajiibka ah ee dhiigga dhaqaajinaysa tolow yaa midhaha lahaa.. abwaanka sameeyey yaa ii sheegi kara

  • Sidoo layyyy dhajeaan weli, ku dul dhereranahayoo

    Aduun baan ku dhawraa, dhanna kaama aadee

    Dhillow yahan sidiisii, intaan kugu dhaloollaa,

    Dhexda kuugu duubnaa, haddaan dhagaxa tuujo,

    Ammaa aan dhulkaba qodo, dhirtoo ii magooshaa

    Dheef noqon lahaydoo, dhexda maan ka liiceen,

    Anoo dheel arooryaad, dharabtiisu igu taal

    Dhab markaad u toostaad, dheeraad igu fashaayoo..

    Yaa Salaam, waxaasaa midho ah,

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more