Added: 3 years ago
From: hassanahmedw
Views: 179,630
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (37)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Waxaad raadisaan albumka "Nasteexo" ayey ku jirtaan heestaan oo faseex ah oo music fiicana loo tumey. Albumkaas oo lagu soo saarey studiyowga Iftin ee Toronto. That was the last and most popular album of Tubeec.

  • OMG i heard diz song like last year..when a guy perfomanced at da playgrounds of sweden.i thought dat didi naaji or wat ever hez called owned diz song.but nw i see dat it aint hiz.

  • try bclub19 website

  • aqyaarda waa idin wada samlaamay dhamaandiina, teda kale waxaan raway inaa oo kaado sidaan u helay lahaay heeskaan qoraalkeeda, waa hadii lahelaayo. waa ku mahad sandihiin.

  • Ok what language is this song(Hodan)being sang in? Somali? The only words I understand are 'bal in aan habarqabo maxaa hodan i dhaafshay'???

  • Heestu waxey aheyd hees Cafar ah oo soomaali lagu dhex daray. Erayada qaarkoodna waxaa la yiri waxaa tiriyey gabay ahaan nin soomaali ah oo la oran jiray Cilmi Boodhari oo jeclaa gabar la oran jiray Hodan sida dad xog ogaal ah ay weriyeena ma uusan oqoon Hodan ee mar u buu arkay markalena ma uuwsan arkin, Cilmi Boodhari wuxuu ku aasan yahay bad talaale Burco iyo agagaarkeeda.

  • @maljaan80 heestu sxb waa eryadi Cilmi bodhari oo uu u tiriyey HODAN ..hodan markii ugu horeysay wuxuu la kulmay isgaa oo ka shaqaynay meel Furinka ama roodhida lagus ameeyo halkaas oo u qaaday jacayl mud dheer hayay oo uu aakhirkii u dhintay..............cilmi boodhari wxuu ku aasan yahay BERBERA xeebta Batalaale 10x

  • boodhari ilaahay ha ku naxaariisto jecelka in lagaaga gargaaro ayaay ahaayad

  • awesome.

  • boqorka codka caajab wlh

  • Comment removed

  • Comment removed

  • canfar buu ku hesayaa. kkkkkkk

  • wooooooooooooooow walahi hestan marka dhageysto jecel an iheyn  i qabta wow ,, noolow tubeeeeeeeeeeeeec, ilahay haku naxaristoo ,,,amin hoden,,,,

  • wat is he saying? is he singing in somali horta?

  • waa hees aad iyo aad u qii mabadan wuu ku mahad sanyahay fanaanka sida hagar la anta ah i noo gu soo gaadh siinaya caodka halaasiga ah ee rabi hibo u siiyaya

  • is this realy tubeec?

  • yeah. Are you suprised to learn he looks like he does. The call him sound without looks.

  • Saliid geel loo marinaayaa inuu leeyahay sow lama moodo lol tubeec caadi ma ah

  • mnbrother : badow waalidkii naaryee sidii geel dowga marinaayee, hadhka galay hurdadu way xuntee hohey maxay seexshey - Adeer heestu waa somali qaldaan! Waar Yarka ugu dara dee!

  • caadi maaha

    caadi maaha inaba hayaraatee. waa saas caadi maaha

    hadad fahmaysan waxaan kawado......

  • hadh ka galay hurdadadu wey xuntahay hoheey maxa ii sexshay...bal ina habar qabo maxa hodan ii weedarshay

  • bice song i realy liked the song even though i don't understand but i know the story of the song but do somalian belive in love ....

  • hell yeah this wat u call song i like the pit and the song  two is great this man is down deep

  • I just do not understand the first part of the song, it definately is not Somali, could anyone tell me what language it is? i mean the first part. Might be Afari.

  • Hurdo ay ka soo kaceen qaar waxay aadeen qolka biyaha,qaarna, qaarna quraac ay la fadhiyeen meelo kala duwan, waa wiilal gurmad ah. Gaari ayaa yimid waxaana ka soo degey nin la wada garanayo waa Tubeec, kolaas ayaa raggii isku soo xoomeen, waxayna ka codsadeen in uu hees ugu dhufto,wuxuuna ugu qaaday hees isaga oo kaban ka dhiganaya matoobadii uu ku xaragoonayey, wiilkiisii dhilinyarada gurmadka ku jirey wuu qajiley, maadaama uu dareemay in uu ka yimid qoys caan ah,isaga ay soo wada eegayeen.

  • Thanxx Sxb Hassanahmedw for this Video. can you plz tell me where I can find this full song or Video?.. THxx again.

  • hi cadaawe , the video was broadcasted by the RTD(RadioTelevsionDjibouti), don't know where to find the video tape but you could try a somali videoshop (if they have it).

  • Thanks bro

  • Hodan waxay ahayd gabadhii uu jeclaa Boqorkii jacaylka Boodheri Ilahy haw naxaristo labadoodaba e marka beydkaasi waa qaybka mid gabaygii Cilmi Boodhari...

  • heestan marnaba caadi ma ahan waxaa kuluqeeyey boqorkii heesaha ee M S tubeec

  • is this song about the girl named hodan

    who he was in love with

  • The lyrics of this song was created by that famous Somali poet & wellknown lover Cilmi Boodhari. Yes the song is about his real love for Hodan.

  • the best somali song ever the best musician ever in somali history keep on tubeec

  • thanxx 4postin who eva done dis great vedio

  • Waa erayadii aabahii jaceylka ee Soomaaliyeed abwaan Cilmi Boodhari. Ilaaheey ha u naxariisto.

  • Once more, thanks for sharing such great videos.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more