Added: 4 years ago
From: Mudugboy
Views: 168,496
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (104)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Ayro maxa laga wadaa nice sng

  • mansha allah wa hes mnacaaaaaaan o ay qaadayso fanaanad hore

  • abwar saxib heesta waxaa qaada sahra axmed ninka la qaadayase mahubo waxey ahayd, heedhe ina abti abaayo aadooy huuno ka raadi youtubeka ha irdhoobinoo umal haqaadin iimaanka deeqdaay ha ilmeynin anba kulamid baan ahaye aamu, waakukaa

  • waxaan raadinayaa hees aanan magaceeda ama fanaaniinta qaaday aanan aqoon balse hada ka hor ayaan dhageystay, muda badan ayaan raadinayay waana waayay, waana sida heesta.

    dunidoo idil taan ka arkanaayaay, taan aawadeed u il darnaayeey, ma ogtahay inaan kuu damqaday adigaa, ma ogtahay dartaa inaan u gaaroobay.

    fadlan igu caawiya heestaas magaceeda ama fanaaniinta qaaday magacyadooda..........

    mahadsanidiin.

  • Comment removed

  • Heestan waa hees qaakiya thank mudugboy this is history put savest place you have may be we naver see this song again,

  • ilahow u naxariiso amiin

  • hahah Sida ay Isu Walaqayso Gorti ay Makarafoonka ku soosocoto baba Cajiib ah si Qurxoona waa u Lebisantahay Farxiyo Calidas hadeer ma nooshahay?

  • @AtotheFRO ma ogi allah ha u naxariisto ban maqlaya adna hadalo aan wacnayn banka maqlaya marka get it right iney nooshhay intadan iswalaaqeeda iyo afaaaraheeda kale galin

  • heestan waa dhagdhag

  • waaaw heeskan aad ayaan ugu helaa ...

  • It feels good to be Somali, I am proud

  • nice song,, mudugboy thanx 4 posting it,,,no 1 can compare da legend of farhia ali,AUN, waxaanse ka yaabay,, ereyadii ninkii lahaa marna lama carabaabin..sad ,, waa erayadii abwaan Ciise dhancade,, laxamkii c/kariim jiir...reminds me my days in xamar,,,

  • Comment removed

  • Comment removed

  • hees macaan aaway kuwii heesha qalaad qaadi jiray ama dhageysan jiray ku raaxeysta tan

  • woooooooooow like cat walk ilaahow u naxariiso janadii allaha ka warbiyo inta islaam ah oo dhan amiin

  • THANKS REALLY INTERSTING SONG I LOVE THAT SONG

  • wooooooow wath a nice song and voice  allaha u naxariisto

  • I use to have this video she is really sexy and beautiful, I have lost it and I regret, this one is very poor quality but I thank who ever put it this on. Thank you.

  • Heestaan waxay ii lee dahay xusuus gooni ah. anigoo ciyaal ah markii Class Barimo la i qoraayey 198..aad kii, waxay ka daarneed harqaankii dharka school ka la iiga tolaayey. Wali ma ilaawin jecaalkan waagaas u qaaday, I STILL LOVE IT... heesahaan ugu jeclahay ay ku jirtaa. Fanaadii weeyneed Farxiyo Cali Allaha u naxariisto.

  • haa haa

  • ALLAYA RAXMA FANAANADII WEYNEED FARXIYO CALI FAARAX OO AHAYD

    FANAANAD FANKA NOLOSHEEDA SIISAY HEESTAN UURKAA KU TABAYO

    WAXAA LA QAADI JIRAY FANAANKA CAANKA AH RASHIID BULO IBRAHIM

    FARXIYO WAXEEY QAADAY HEESO KALA OO BADAN SIDA HEESTA LA YIRAAHDO HEYBOOW MAGACAAGA HEYBSO CALANKAAGA ILAAH NAXARRIS

    JANO HA SIIYO FARXIYO CALI FAARAX

  • Allaha u naxariistee farhiya was class of her own. did anybody notice how she walk.waxay lahayd cod iyo quruxba smile keeda indheeda iyo gacmeheeda gararyada lehba aad baa loogu bogay.sida aan sheeko ku maqlay uma ay noqon heesa inay can ku noqoto ama ay lacag ka sameyso kaliya waxay jeclayd inay heesto, sida aad ka arkaysaanba way ku raaxaysanaysa heestan. ALLAHA U NAXARIISTEE thanks for posting this song my frnd

  • walahi this is the first time I am seeing her and her voice got me into deep thoughts I mean so powerful and sweet manshallah...I am guessing she is no more cause I am sure if she was a life she would take over.. Allah unaxariisto

  • Hi my ppl, Mudugboy thnx for posting this song, Fathia ali was Xwife of uncle Ahmed Rabsha (allah yer7amhom both ya allah) she was nice and kind, she had just 1 daughter , Barlin and her daughter is no more too, allah yer7amhom all, btw ppl who r talking about arabs and afghanies to cover u r body got nothing to do with arabs of afghani's it is a Duty for every Muslm woman and i don't think we need any other country to tell us what our religion is about! thnx all

  • @FatumRabsha

    fartuun waxaan kugy salaamayaa salaan qaali ah, salaan ka bacdi waxaan in badan aan baadhayey in aan helo qof si fiican u yaqana hobalda qiimah leh farxiya ali, haddi aad iiga jawaabi kartis su'aalahan waan ku mahad celinayaa;

    goormay farxiya fanka soo gashay? ma jiraan bandhig faneedyo ay dhigtay oo la daawan karo? goormay dhimatay?ruwaayado ay dhigtay ma jiraan?

  • @toghdeer01 Salaam Aboowe

    I am not good with somali songs and singers forgive me aboowe, i was young when i left somalia, but i know some singers who were always in touch with the family just as their personal info's but not their history of funka, i wish i could help u with that information, good luck aboowe

  • @xasleyunited isku qabiil ma tihiin maxaa saa ugu jeclatay

  • Good song.

  • Zeynab Cige Farxiya Cali Binti Gacal. It is amazing how she walks with the music. It is like the camera slowed down or something. Suspended animation, defying gravity. Can anyone do that?

  • shaxshax hees lagu dare waaye

  • I like sidey u soconeysay markay heesta bilaabeysay (CAT WALK) masha allah,,,,duqda gacanaan u taagay lool.

  • brava,bella splendida ragazza,molto senssuale,vorrei averla accanto me

  • Actually Hibo Nura has bigger as.

  • Comment removed

  • calm down with your delicate problems kid, enjoy the song, or go kick rocks jungle man.....

  • in my opinion one of the best somali song out there well done farxiye afkaga caano sonkorle lagu qabay

  • caadi maaha clasic.,,

  • kkkkk ogaal83 you're hella funny walal

    farxiya cali looks like hibo nura!!

  • FUNNY???????/

  • Comment removed

  • One of my Fav song!!!!

    R.I.P

    Shugran for sharing this vid.

  • sxb don't take this video out.... it's sick as hell!

  • Carabtu dhulkeenna inta yimaadaan sideenna ha u lebbistaan oo diinihii ay Soomaaliya lahaan jirtay ha qaateen hadday dad noo arkaan. Waa wax lugu qoslo taasi dhankooda, iyo waliba dhanka kuwa ay maskaxda ka cuneen ee dhagaxa madow ee Sucuudiga ku yaal u sujuuda har iyo habeen. Adduunku waa qolo la saameeyey iyo qolo wax saameeysay. Sida Carabtu Soomaalida u saameeysay adduunka qolo soo saameeyey ma jirto. Way na rogeen dhan walba, af, dhaqan, diino, magac, taariikh, iyo maskax ahaanba.

  • "Sida ayro geeloo/oomannaan ku raagtoo haro idhanka joogiyo deegaan arkaysaan/la aroorin waayaan u gaabayaayoo/uur kaa ku tabayee.." Waa astaan muujineysa hodannimada dhaqanka Soomaaliyeed. Ciddii an rabin dhulka haka tagto oo ha aaddo Carab iyo Afqaanistan, sidaasna ha ugu lebbisteen meeshaas. Diintu way timid dalkeenna ee dalku diinta muusan aadin, waxay ku salaysan tahay dhaqanka Carabta iyo wixii ay taariikh u lahaayeen oo waxay ku fidiyeen dhullalkii ay qabsadeen oo dadkoodii dhalan rogeen.

  • Rashiid Bulo

    Innanyey ku odhaahani

    walee way indho la'dee

    amba bixi ujeeddada

    waxan kugu idbaaree

    malaha waad asqowdee

    anni maaha ruxuu

    uur kaagu tabayee

  • Farxiya ali

    Sida ayro geeloo

    oomane ku raagtoo

    haro idhanka joogta iyo

    deegaan arkaysa

    la aroorin waayaan

    uugaabayaa yoo

    uurkaa ku tabayee

  • What a song , what a voice , what a music,,, What a woman,, I like the way she moves.. perfect just perfect... Rest in peace my dear .....

  • So sad Somalia will never return to this good... I hope I am wrong,

  • does any 1 know any new version of this song????

  • cooool

  • salaam all after that i have couple questions that i need to ask you?

    1. is this farxiya cali or not?

    2. is farxiya cali alive or dead?

    thanks all....

  • wa waa heestan daganaantaan ku jeclahay

  • TO geedi8 xijaabku carab maleh asturkuna waa diinta qaybka mida ilahayna wuxuu yiri qofkii hablaha asturan wax ka sheega lacnadayda haku dhacdo aduun iyo aaqiroba ee is jir sxb .

  • Never heard this song before, but I feel every word she says and it is a beautiful song. Geedi8, I agree with you.

  • Mudugboy aad ayaad u mahadsan tahay. Fraxiya Cali afkaaga caano lagu qabay. Sidoo kale waxaan jeclahay quruxda gabdhaha Soomaaliyeed. Dhaqan aanan laheyn oo laga keenay Carab iyo Afqaanistaan ayaa gabdhaheenii hadda dusha laga saaray. Waagii gabdhuhu sida Farxiya Cali u labisnaayeen ayey asluub wanaagsanaayeen. WAAR GUNTIINADEENII IYO GAREYSKA AANU SOO CESHANO. NAGA DHAAFA DHAQANKA CARABTA IYO AFQAANISTAAN OO MAANTA DALKEENII WAX-MA-GARATADU KU FIDISAY.

  • Sxb ilaahay u noqo, inkastoo ay wadaniyad kugu jirto xooga hadana diinta wax walba ka horeysa, midakale hadaad dharka carabta nacdey iyo kuwa Afghanistan dhib maleh, laakin dhar kaloo asturan oo dhaqan somali ah makeeni karta?

  • Geedi8 waa runtii, umad waalanoo madaxa carab iyo argagixiso ka xaday baa rabta inay dhaqankeenii aasto oo aduunka inaga reebato, Khamiiska iyo shukada weyn carabay adunkii ka reebtay, Afgani iyo Pakistani ma nihin, we're Somali... Hanoolaato

  • waa heeso aad u macaan ilaaheyow ku naxariiso

    ala yaa raxmaa

  • She was legend,Ilaahay ha naxriistee.

  • @Dubwayne87 gormee dhimatay maskiinta

  • Allaha unaxariisto

  • my allah i love this song. i heard shimali axmed shimali singing this song.... i wish somalia comes back the way it used to be even better and peacefull. ilahow janadii fardosa kaa warabi all out greatest arts r dying while somalis r killing one another. peace&love

  • nice song ilahay ha u naxariisto

  • ilaahow u naxariiso iyada iyo intii dhimatayba

  • ala waaah waah walee hestan wan jeclaa aad iyo aad axx waxay isoo xasuusinayzaa (PICOLO STUDIO# BAHAY )jecliyaa heestan kama dhargo alow kuú naxariiso cod wanagsanaa

  • beaufitul songs, Ilaah ha u naxariisto) and beautiful dress walhi

  • What a beautiful song, I'm in love now! lol

  • herreguuuud..

    this song amazing good real old songs..

    alaha u naxariisto maba ogeyn inay dhimatay maskiinta....aamiin

  • It's a pity that these great singers had silently passed away without any recognition from our people or government. Naxariistii janno Eebe haka waraabiyo dhamaantood. I guess the least we can do for them is inaynu faatixada u akhrino whenever we can. Thanks Mudugboy for sharing these historical videos with you.

  • Somali music at it's finest, I think this could Top 10 song in the Somali music industry. the Kaman version with Kooshin and Fartuun are even better. Much love and all props to Mudugboy for taking the time to post quality music! much appreciate it.

  • waaw oo mudug boy i love you aad aa u mahadsantahay heestaan waa jeclahay noolaaw mudugboy

  • alllow u naxariiso janadiina gey msikinta waa hees macaan masha allah!

    thks mudugboy heesaha qadimiga in aa so kordhiso a jeclaanb lahaa

  • waaaw waxaas Baa hees ah ilahay ha unaxariisto maskiinta

  • good song

  • mudugboy aad ayaad u mahadsantahy,wwan isku dayayaa in aan helo hhesta aad ii tilmaantay, waxyna la qaadaa fanaan aan ku tiriyo hormoodka heesaha dadbecsan, m.nuur.griig, ilaahay ha naxriistee.

  • Walaal Toghdeer, wallee waxaad tahay qof xusuus badan. Waa run Rashiid Maxamed Bullo. Rashiid Bullo, sida aan ka warhayo wuxuu ahaa asalkiis Hindi, waagii dambena TAKSSILE (TAX DRIVER)ayuu ka ahaa degmada BERBERA.

  • Toghdeer01, have you noticed the style of her walk? She would have done better in the cat-walk or the fashion industry!

  • One of the best songs ever, sung by Farxiya ali RIP and Rashid Bulo (His father was Indian and His mother was Somali he was born in Hargeisa,. His page is missing. I remember this song, Radio Hargeisa used always to air it. Waayo waayo.

  • toghdeer01 walaal mahayo heeso kale oo Farxiya qaaday oo video ah. Heesaha ay qaado heeskan baa ugu caansan waxaa isna jira hees ay wada qaadeen M.N.Giriig oo wacad layiraahdo heeskaa isna waa hees caan ah sidan buu ku bilaabayaa Giriig waa ubax jacalykuba eegmad qiyaastiyo ogobey jaleecda indhahaaga buuxshee ma idlaado ma abaado lagamana adkaystee dadna ruux ku aaminay iyo wacad ilaahay midna lama ilaawee ha halaynin aayaha
  • @Mudugboy is this lady a live

  • @Mudugboy caadi matihid sxb lol keep it up i wish i can memorize lyrics like u do

  • PLZ can anybody tell us her life story; it sounds very interesting?????

  • walaal mudugboy waxaan kaa codsan lahaa hadaad hayso heeso kale oo fraxiyo leedahay inaad ii sheegtid, ama aad wax ku xustid nololfankeedii,heestan waxay la qaadaa rashid maxamed bulo.

  • The only video without a negative comment so far! Thnx Mudug boy, you're doing a great job for collecting videos like this and I saw many of unforgettable videos you uploaded already.

  • waaah waaah ya FARXIYA

  • is she past away omg when?

  • waxaan walaalyaal idinka codsan lahaa,qofkee baa granaya heeso kale oo ay farxiya qaado?

  • At her age,she is alot better for those who tried to sing but don't know what they singing for it. At least she got the look and the voice.

  • WuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuF...its Nice Song..U guyz Serious she Pass'd Away..AUN ...

  • she walks like a model - when she is coming...RIP FARHIYA ALI ..missing U

  • oooooooooooh this song is amazing good real qaraami

  • This women has past away like many other Somali singers, AUN....

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more