caasha luula maanta faan badhaadhe iyo rayn rayn bay u tahay dhalad waa somaalilander, sinjina waa soomaaliyad markaa alle hadaayo way jrtaaye. ninka gabdha abnwaanada ah wax ka sheegaya waa indha w garad indheer garad maaha he is not visioneir, she is legend, waxay u qalanyaa amaan iyo encouragment suugaanina soomaliland bay talaa noolow aasha
Caasha luul waad noqon caanee ee somalilandta aad ka dhalatay u faan eedo. Waxaan arkay in aad kalsooni la'aan ku hayso ood markaad reer somalia la joogto aad ka gaabsatid wadankaagii hooyo. Aduunka waxaan ugu necbay reer somaliland kuwa cadawgeena u niikiya sida tan oo kale. Somaliland anagu go' sharafa ayay nootahay.
@yeelkeed gabaygani waxay abwaanadu ugu talo gashay qaraxii hargeisa 2008 kiii
sanaagqueeen 5 days ago
@Yeelkeed waan kugu raacsanahay walaal tani waaka debeda dalakeena
Yummysomalilander 3 months ago
caasha luula maanta faan badhaadhe iyo rayn rayn bay u tahay dhalad waa somaalilander, sinjina waa soomaaliyad markaa alle hadaayo way jrtaaye. ninka gabdha abnwaanada ah wax ka sheegaya waa indha w garad indheer garad maaha he is not visioneir, she is legend, waxay u qalanyaa amaan iyo encouragment suugaanina soomaliland bay talaa noolow aasha
h8206 1 year ago
caasha luul waa abwaanad wadani ah aad ayaan ula dhacnay gabayada aad tiriso
dhaadeey1 1 year ago
Caasha luul waad noqon caanee ee somalilandta aad ka dhalatay u faan eedo. Waxaan arkay in aad kalsooni la'aan ku hayso ood markaad reer somalia la joogto aad ka gaabsatid wadankaagii hooyo. Aduunka waxaan ugu necbay reer somaliland kuwa cadawgeena u niikiya sida tan oo kale. Somaliland anagu go' sharafa ayay nootahay.
YEELKEED 1 year ago
XAMAR 4 LIFE
TheXalimoCrew 1 year ago