SamaalTV
0:51
Added: 3 years ago
From: samaaltv
Views: 25,339
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Gabadha wey dadaashay eeka waraajiya. TV or Channel. She is not debating linguistics. she is right if she says "TV" or Channel.

  • raaliya100@ waan fahmayaa runtii dareenkaaga laakiin ilaahay baa nabada bixiya imikana ilaahay baa somaliland nabad siiyey markaa adeer intaat oohinta iyo masayrka iska deysid ilaahay ka barya inoo madfaca idinka dul qaado inkiraad aa somaliland inkiraysaan dalku iidunkama hagaagaayo, heestana aa soo kopiyeyseen dad ayaa sameystay sida ay nabada u sameysteen oo kale ayey tana u sameystaan markaas hadeydaan waxba qabsan karayn idinka ayey idiin taalaa, hooyadiin nacasnimada ka wasee! ilma aboo.

  • ASC

    @@--->sland4lifes ruuxa magacaan isku magacaabow waxaan rabaa in aan kuu sheego, awoowayaasheenii u soo halgamay gobonimada & xoriyada qowmiyadda ku aftirsato Somali waxaa ugu horeeyey taariikhda aduunka & mida dugsiyadii Somaliya xustay, "" Sayyīd Muhammad C/dula Hassan & Ahmad gureey.. Marka hadii Magaca Hebel-Land oo inqiriis daba qurun uu bixiyey aad taageero u heysid walaa ceeb baa kuu taal, Don't be a hater all your life.. xaqiiqda raadi, ilaaheyna u toobadkeen

  • waad salaamantihiin dhamaan walaalyayaal intaan ka ahayn ninka wato maashaallah adiga soomali maxaa nacdaa adigaa is nacay waayo magaca aad wadatid iyo sidaa u hadleysid isma lahan adiga allaha ku duleeyo oo allaha faqri iyo cadaab aduunyo iyo cabdaab aaqiro ha iskugu kaa daro aduunyada wajigaaga laga faan aaqirone ilaaheey wajigiisa kuma tuso wasaqyahoow ama wasaqyaheey waxaa ahaatidba soomali mar waa hishiin doonaan insha allaah adigane habaarkaas haku qabto aamiin dheh

  • waayaha aduunkaa inantan soo dhawayn doona , waxaan ku leeyahay alle indhaha hakuu furo

    lakiin you have a nice voice

  • Asalaamu caleykum waris waa dadaashay abaayo laakiin finland goormee tagtay wa xaan kugu ogaa adigoo jooga dumaaye magaalo la yiraahdo oo ku taala sweden magaalada karlstad u dhaw anyway waa ka baxsatay wariyanimada waad ku qurux badantahay cadeey

  • Ar daya waristii naayaa wadaad ayaaba aheede maxaa tv balayo kuu geeyey waa yaabe

  • Is called Channel, not TV.

  • waan ka naxay aniga tv-ga ma jecli in ay somalida hor maraan. ilahay ha idin baa biiyo inta soo hartana Ethopia ha u taliso. ileen waadd isku talin waydeene.. qabil qabiilna waad iska dayn waydeen.. aduunkana fakhri ku noolaada iyo fool xumo.. akhirana meesha xun.. adunka somaaali baan ugu nicibahay

  • Nayaa ama waaryaa, ka nax oo nafta waaya ayaan ku leenahay, anagoo ah somali, waayo TV ummada dhib uma keeno ee dheef ayuu u keenaa, adna hadaad sidaa u nacday somali orodoo is gub waa niyad jabid ogtahee

    yur baanu ku leenahay,

  • asalamaa calaykum

  • chanalkee laga heli karaa? hotbird maku jiraa? haduu ku jiro frequency hiisa ii sheega plzz thnx

  • samaaltv wadanke ka socdaan? yacni, meshee laga soo da'yaa

  • Wariyaha sannadka...Waa wax lagu farxo in telefishin cusub uu Soomaaliya u dhashay, waxaan hubaa in eey noo soo bandhigi doonaan wax aanu ku madaaleysano, iyo kuwa noo horseeda nabda dalka...

    Vivva Samaaltv

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more