Added: 11 months ago
From: cigale2006
Views: 291,767
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (96)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waaaaaaw vilken hees wallah asaga ku leh cml nooh lo0lz

  • Heestan Ikraan ma muuqato..somehow... Inankaa kaga wacan 100%... heesta sida degen ee uu ugu raaxaysanayo iyo jiidasta macaan ee Ereyadu ku dhamaanayaan. war Gabadha heesta halaga qabto toloow...

  • didnt realise this song was by these two artists

  • THE BEST SONG EVER IN MY LIFE

    I LOVE IT

    SAEED OSMAN MOHAMED

  • Comment removed

  • Comment removed

  • waaaaaaaaaaaaaaaaw fanaaniita iyo midhuuhuba cadi mahan cabdifataax yare waaaaa funny fanaan best .......i like song fanaankan................. cabdifataax naqo........

  • hees ina ladhagaysto waa xaaraam

  • nice

  • casi filimki heeska ku jiiro ayu u egyahay waths the point with that

  • i like dis song luve u abdifitah and ikraan so much mmmmmmmmmmmwaah

  • im going home 

  • @africanbeautyqueen you can find this Dirac that u like at kabayarefashion

  • Comment removed

  • Comment removed

  • omg i love her dress @ 04:15, where can i buy a similar diirac?

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Heestaan waa hees aniga ahaan aan aad u jeclaystay labada fanaan waxaa leeyahay aad ayaa u mahad san tahiin runtii waa hees aad u macaan ninkii heestan alifayna waa masha allah , cigale2006 tks br

  • @Soldiergirlssc

    naayaahee siil dhulbahatiyo guus isaaq isdayn maayaane ha ku dembaabin saaxiib siyaasada iyo qabyaaladana kalasaar inkastaanaan aniguba mid isaaq kuyaal mooyee cidkeleba hoos dhigeen walaahay somaalidii waa waalatay

  • @Yummysomalilander aan ku saxo hadalka waa SIIL isaaq iyo GUS dhulbahante,allow alle naagihii oran jirey walaal dee maxaad la siiqsiiqooneysaa dee ma ku siiyaa kkkk caano miyaa kkkkkk ilaahow kuwaas yeysan naga goosan macaan badanaa oo baarisanaa wey wey

  • ujraab calraale

    

  • RunTii Ninku Caadi Maaha My be HeesTiisa Ugu QaTarsan

    Waaye Tan Iyo Heeskii Kaban Ka Ahaa Ee Daud Cali Lahaa

    Markuu Diiga Uu Ciyo Uu La Qaadey Farhiya Fiska Dumarka

    Waxba Kuma Hayaan Meesha Laakin Asaga Waa Barejeyn

    Kara Fanaan KasTa Inaba Cadi Mahan Wale Ka Yabey Anigu

  • lovely song. you rock my heart

  • wanjacley ikran number one fan sister love u songs keep up what u are doing~~~~^^^

  • heestaan mjirto

    

  • wwwwwwww c/fatax iyo ikran cadi mahan hestan afkina cano mac lagu qabay

  • ikraan Maxamed Caraale iyo Cabdifitaaax yare maka dhacdaaan mansha alaah ilahey ha idin dhowro well done

  • great song

    

  • I like this song abdi fatah and ikran i like you guys.

  • hot song all the best

  • ala qurux badaan willku11 kk

  • amazing song!

    

  • Hambalyo dhalinyarada codka macaan: Ikraan iyo Abdifitaah.

    aad ayaad u mahadsantihiin. Waa musik macaan. waa cod fasiix ah.

  • His voice is cajiib. Caadi maaha heesta.

  • Caadi maaha heestani; Ikraan iyo Cabdifataax.

  • Codka talantaaliga ee cajiibka ah ka sokow; waxaa Muusika leh Axmed Saalax Qaasim; waxa kale oon codka sheeg-sheegista ka maqlay waa ereyaddii iyo laxankii Jamal Ali Hussein (Jamka). Heestani si baad moodaa inay dareen gaara u wadato; tolow ninkan sameeyay muxuu sawirtay markii heestan cabiray. Maskaxda bini'aadamku waa cajiib.

  • Heestani waxay tahay heesaha casrigan la sameeyay kuwooda ugu wanaagsan oo Cod, Midho, Laxan , iyo Muusik ayaa is helay. Waa hees aan maalin walba dhegaysto. Labada fanaan ee Cabdifataax Yare iyo Ikraan, waxaan leeyahay hanbalyo balaadhan. Waa heestii heesaha CAJIIB.

  • wan muqlaysanahay kulahaa mxaa shilin miyaa ku cuntay? kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • thanks .................... waa hees aad u macaan,lakiin qaada ka sii wanagsanaan laheyd

  • kkkkkkkkkkkkk waaaaaaaw waa hes ad umacaan

  • i love this song and abdifatah yare he,s the beast too

  • waaaaaw nice song i like it wallahi

  • waa hees aad u macaan,

  • cabdifatax yare is the best Young talent.. well done

    wilcoshare blog

  • waaw inaba cadi ma ehen Ikraan ilahi ha ku dhafo

  • waaaaaaaaaw maasha alaah c/fitaax yare iyo ikraan caraale asxan hees waaaaaaaaaaaaaaw

  • sweet song

  • walahi waa qoslaya @ifraaah u soo funy yahuuuuuuuuuuuu nin adan aqon wadanha ha siin suuxe

  • caadi maha walhii i love it

  • heestan nin jecl hayo ma u ficno inu dhagesto sasbta oo ah wuu margonaya

  • oooooooooooooo yaaaaaaaaaaaaaa waxaasa heesa kabax

  • k.k.k.k.k.k

  • wow waxasa hees ah khatar

    wad ka baxsateyn fatah yare iyo ikeaan

    ana waxan rajeynaya inan fanan noqdo insha allah

  • nice song  waaaaaaaaaaaaw

  • i love this song <3

  • nyc song kip it up! guyz

  • the both 2 have nice voice ,, love u so much ikraan N lke 2 abdifatah yare best fanaan ever ♥ ♥

  • the both 2 have voice ,, love u so much ikraan N lke 2 abdifatah yare best fanaan ever ♥ ♥

  • still loving this song to both Artist this song Rock ....Sweeeeet

  • marnaba lagama xiisaayo hees taan. Beautiful. Mar hadii aduunyada miisaan la saarana 2x hooy mudh adaa ka soo yiri ee..............

  • am dyin for diz guuuuuuuuuuy maxan sameya sidan ku heelo wilkan?

  • am dyin for diz guuuuuuuuuuy maxan sameya sidan ku heelo wilkan?

  • @ifraaah hahahahahahahah yaaa? oo ma sidasaa laguugu weyn yahay inaadeer, hees ayaa ahayd inan yahay wax jaban iyo hayska dhigin waxaan jiriin , ha deg degina waligaa, maskaxduna miskiin weeyoo dabaylaha bad wayntiyoo yuu ku qaadin damacaaa haka dhicin qar kaa dheer, kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  • @SoldierGirlSsc kkkkkkkkkkkk inder kan wa iga ruun aniga ma hadlayo afka iska hadlaya gacmuhuna way cawinayan oo waxbay qorayan ,,,bal ila tali??????

  • @ifraaah lol maahee naa hankaaga kor u qaad, hadaan ku arkayo waanba ku dhirbaaxi lahaa naa saad tahay?

    talana heestii ayaanba kuugu dhameeyey maxaaba hadhay kkkkkkkk naa miskiinka yaree dabayshu tuuraysee ilka yarta ah aadan madoobaha ka sii ah siilaanyo adeerka u yahay maxaa ka hadal haysaa? naa naga tag yaanaan ku budhayne lolz

  • @SoldierGirlSsc

     u kiddin ma silanya ader u ah..ma igu ciyaraysaa walalley ,,,ala hogayeeey ala walal wa beentay dheeh

  • @ifraaah naa sidaad tahay ma kaa dhab baa ? abidkaba kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk naa waa sidaase naga yaree buuqaan ku idhi kkkkkkkk anaabad qosol ku jab ii keentay naa yaan lagugu sawirin suuxe.

  • @SoldierGirlSsc na i didnt knw qoofka wax dhalay iyo wuxu yahayba lkn silanya ader u aha akhaas waxan maqli jiray jacel indho ma leeh baas waye hadan bodhka iska jafaya,,,nd thnkz hooog an ku dhacayad iga qabataye,,lolz

  • @ifraaah lol why maxaa jacaylka idha tiray? dumarkii ayaa cheap iska dhigee naa hada ka hor ayaa naagi dumar ugu sheekaynaysay nin bbcda ha hadla ayaan caashaqay? habaryartay ayaa ku tidhi oo miyaad taqaan? say tidhi mayee codkisaan ka helay oo jecladay kute kkkkkkkkkkkkkk wixii meesha fadhiyay ayaa naagtii wax waalan qoray kkkkkkkkkkkkk iyana waa ka dhab, qiima jabka dumarkii soo wajahay ayay ka mid tahay ind waxan garan waayey qofaanad background-kiisa aqoon calanka saaro kkkkkkkkkkkk

  • @SoldierGirlSsc

    kakakaka anigu taas wan dhama atleast video ban ka arkay....oo su u egyahay wan aqana lkn wa alkulaysteee khad iyo wuxu rabu caba shaytankuu wanba nacay hadaa

  • @ifraaah looool waxaad ku tidhaahdaa waa halkii habartii shuumey'e

    wadada waa taa kuu furaneey warsan & war khayr la soo bari loooooooool

  • @SoldierGirlSsc  haye wan ku odhan mardanbana igama maqlaysid ano hadal haya yiriskan

  • waaw caadi maahan heeska codka talantaagiga oo dahabigaa

  • woooooooow abdifataax huuno isha baxarka waad maraysaa

    ikraan quruxna kaama dhacdo

    waa loo baahanyahay dhalin cod baxsan sidiinookale

    GOOOOOOOD JOB GUYS

  • tuneeeeeeeeeeeeeeee one best songs and still loving it

  • @NerdyBashir2K11 MASHALAAH DEAR!!.i'm so proud of you............Question though....Doesn't the Quran teach us not to judge others and let Allah (Subxana Wata'Alaah) be the judge?....and @ 11 years , you shouldn't be here @ all........where is your mom? is se on the phone? and dad? @ coffee shop eh?? :-) Read Just Cama again alright?!!

  • loving this song

  • caadi ma ahan wallalkey iyo walashey

  • maxaa loo waayey album kaaga sweetie? cause every time I ask one of ur songs they told me that here in Minneapolis U don't have an Album! i wonder WHY? Cabdifataax yare: Ur biggest fan ever!

  • BeautiFul Sonq .. && To that likkle guy that wrote " im only 11 years old " mashallah !! but wha you doing on here if you finished the quran . waalalo

  • Haaaaya this man is handsome. mashallah. marry me :p

  • nice song

  • I>3--The song

  • anba waan muqlaysnaaa waa kugu agmaraata ala yaaa iga qabta ala yaa iga qabta

  • love this song.

  • waan jeclaahy heestaan runtii i love this song Truly ... I love it

  • good song labad fanaanba wa fiicanyihiin halkaas kasii wada

  • wow wa hees aad u shidan thanks cigale

  • @dalla112 Thanks dalla

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more