Added: 3 years ago
From: Ashwaaq0
Views: 45,591
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (16)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • A beautiful poem.

  • BEAUTIFUL

    i love her

  • Beautiful peom, truely she is gifted, and to be honest i dont really care about all that dividing the country stuff, As long as we have one language, one culture, and one color we are all Somalian. Im from Hargaisa and i grow up in Norway, and i dont believe there is such a country as somaliland or putland. All i believe is there is one Somalia.....

  • @xarago19 masha allaah xarago.

  • Long Live Ogaden....

  • mid kale ayaan leeyahay walakay gan su aasha na waaydiiyay. soomaalida ama qabiilada daga waay ka badan yihiin kuwan daga soomaliya kawaran hadan daaroodiya ubixiyo ama hawiye land ama isaag land. wadanka inta aysan udhamaan isaag jidwaab gari koonbe harti koonbe mareexaan samaroon akishe gare dagoodi hawiye gaadsan reer ow xasan iyo kuwo kalaba

  • sxb anigu waxaan ahay nin udhashay soomaalidaaas waxaana aaminsanahay wadanku sedex magac ayuu leeyahay ninkii history yaqaana ayaa garanaya waxaana ay kala yihiin somali galbeed ogadenia iyo kilika 5aad laba waxaa bixiyay gumaaysi midna gobolka aya ala baxay waxaa uu gumaaysiyadu bixiyeen kilk5aad iyo ogaden marka haday walahayga ogaden aten kii gmaysiga hore ana kan hada ayana qaadanaya kk

  • horta waa su aal ee gobalka soomaalida dagtaa ee Ethiopia mageceelooyaqaan?

    aniga koleyba waxaan u aqaan soomaali balse dad baa waey yiraahdaan ogaadeeniya waxaasina waa waxii uu gumeysiga bixiyey oo uu nagu kala jarjarey

  • How come if we have a freedom in the other countries in the world, why we dont feel the pain that our people feel in every day? do you think that we should be like this until he is conna say "send for me the others coz they are my next bread" oh my people this is the most disgusting thing that a such a wonderful people allowed to their characteristics Oh my people wake up and make a change please coz everyone knows that we can. Thank you

  • noqda kuwa is jecel meel kasta oo aad joogtaan raaca shareecada islaamka iyo diinta, markaas aya danaystayaasha hadba meel biidhiga iyo biilka xaaranta ah ka qaata iska celin karnaa, ogaadana meelkastaba ha joogtee inaan walaalo nahay. wadana oo ha ka daalina jihaadka, wuu iman nasrigu insha allah! LIX HALKAAD KA JOOGTAAN DAGAAL LAABTA KA OGAADA, HADII LUQUNTA LA IDIN JARO LUGAHA MEERMEERSHA,

  • walahi waa ilmeeyay markaan daawaday ee dhagaystay waxad aad ka hadlayso waayo waxan ahay nin arkay dhibta ay xabashida iyo tigraygu ku hayaan dadka somalida ah, ha u badnaadeen dad waynaha ogadenia,anigu waxan ahay nin reer hargeisa ah lakin tageera walalihiisa ogadenia ee muslimka ah, walahi wa ilmeeyay ma jeclayn inaan sheego lakin hadana waxan rabaa inaad ogataan in somali meelkasta ha joogane ay yihiin walalo is jecel lakin kala dili karo danaystaha oo inagu badan! ha noolaato 5ta somaliyed

  • I love you Rooda Afjano...Mwah inaadeer.

  • qoftaan waa abwaanad aan Music u baahneyn, Inaba Caadi ma ahan.

  • Ogadenia ha noolaato

  • very beautiful

    ogadeniaaaaaaaa 4lif&luv

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more