Sedan januari så har antalet godkända ansökningar om att ta hit sina barn sjunkit från 93% till bara 3%..mycket glädjande då vi inte kan föda detta folk i det oändliga.
Vi vet inte ens identiteten på de som finns i landet, exsoldater, våldtäktsmän och mördare finns redan på våra gator under falskt namn. Hjälp somalier i somalia...hit hör dom inte.
ilaahoog gacantooda kaagasoo saar cadawga caruurtaadii kaa haysta ilmahaas yar yar oo muslimka ah inshaa alaah ilaahay ma dayacayo ee walaal samir ilaahayna talo saaro inshaa alaah ilaah baa kaaga hiilin oo awooda ay kuu sheegteen ka awood badan
WAY ISKA CADAHAY CARUUURTA WEEYI WAXII LA INOO QAABILEY
IN LA INAGA GURTO BEERTII AY BEERTEEN WAY GAADHEY XILIGI AY GURAN LAHAYEEN TALO TALADU WAXA WEEEYI IN DALKII LAGU NOQODO OO DALKII LA AAMINO DHIBTU SE WEEEYI CARUURTA HALKAN KU WEYNAATEY YAA KA XAYN KARA . WALEEEE SI FIICAN AYAY GAALADU INOOGU FIKIRTAY
"Ninba danihiisa asagaa qabsada ee looma qabto, hadii loo qabtana asaga yaa lagu xijiyaa in la qabto" Jaalle Max'ed S. Barre Alla yaa raxma.
Isku duubnibaa dadkayagow dulmi kaga baxdaa, dadkan reer-hebelSoomaaliyeed way kaa xigaan dadkan reer gaal-cade Europeans
Rabow Qaranimadda na tus, oo dhulkeenii duligga ka qaad. Inta ka horaysana sidii lagu laaban lahaa falankeeda ha laysku dayo, oo yaan loo arkin {Aniga kaligay maxaan qaban karaa}
ilmaha hooyadood waxay sameysay qalad weyn markii ay maclimada ku tiri adiga iyo schoolba waan iddin dacweynayaa.....caruurta waxaa loo qaatay inta ay qoyskan dhibaato u geysan lahaayeen school in ayagan dhibaato la geliyo .
subxaanallaah, ilaahoow family-gan ciyaalkoodii u soo sahal wallaahi ilmaa iga timi waan dareemi karaa waalid ilmihiisa siduu u tabayo ama uga walbahaarayo ala ilaahay haydin caawiyo ilaahoow gaaladaa cadawga ah naga qabo ciyaalkayagii sharci daro iyo kibir ku guranaya.
abaayo allaha awooda leh ha kaaga soo qaado ciyaalkaada ilaahaybaa awoodaas leh insha alaah allaa kuu hiilin gaalo waxna kaama qaadi karto waxna kuma siin karto illaa awooda alle maahee abaayo allaha raxmaankaa kula jiro waana ka reyn be strong abaayo marwalba dal aan dalkaada aheyn dareen ku joog waaye maanta ta ku heysatana qof walba oo soomaali way ku imaan hadii aanan la iska difaacin good luck illaah ha kula jiro
Waxaa khaladka iska leh dadkeena dal shisheeye inta usoo qexeen aan misna dantood aqoone is kala qoqobaya....caku cawaan...miskiintaanna ilmeheeda Ilaahay ha uga soo sahlo cadowga..
ASC, Runtii aad iyo aad baan uga xumahay Allaah ha idinsoo celiyo caruurtiina. Teeda kale waxaa muhiim ah Familka in Islamka base looga dhigu micnaheeda, hadii Hooyada shaqo aado, Ciyaalka yaa Hooyo u ah, jawaabta waa Socialka ama macalimada. please Hooyooyiinka yaan shaqo loo dirin, ciyaalkooda macalim ha u noqdaan.
frere je suis djiboutien qui se trouve en france nord de la france lille
bon courage je sais la situation que vous vous trouvez et je suis d accord ce que tu viens me dire meme içi en france il me disent que les sociale ne me connaissnet pas alors qu il me donne fg

bon courage je sais la situation que vous vous trouvez et je suis d accord ce que tu viens me dire meme içi en france il me disent que les sociale ne me connaissnet pas alors qu il me donne
Walahay si fiican bay u hadleen waana run in sharciga waddamada gelbeed aan loo simanayn oo mar walba xag-jir ku jiro balse Ilahay baa idin sakhiro maxkamada danbe inay idinka idiinla garab noqota
walaalayaal ilaah haidiinso celiyo wa nasiib daro weyn cadaalad daro laidinkula dhaqmay waxaan idinkulatalin lahaa in aad casekiina aad ugudbisaan EU court xaq ayaad uleedihiin ee hauturina dagaal culus kuqaada wa cunsuri
Sweden is a horrorable country, and the rest of scandinavian countries they think their way of life is the only way. I advice the somali plp to move to other English speaking countries where there is justice for All including refugess.
subxana allah alle ha idin fududeeyo somali meelkastooy joogaba waa u qatar walahi alle hanoo xafido caruurta waxaa fiican in la halmar wada mudaharaado swedan oo dhan si loo ogaado in ay waxaan ay nawada dhibayaan
va han sa<---waxas macqul ma,ahan in u cunuga laku qato han sa<-omg wlhi jirkeyga jariraca ka kacday ala hoyoy macanto war ilahay naga qabo cadaw muslimka wlhi ilmahan waxa laku qatar han sa subxanalah
Det är något som saknas i berättelsen av föräldrarna. Om deras barn var blivit slagen i skolan, hur kommer föräldrarna inte tog kontakt med myndigheterna i stället för att upprepade gånger berätta en lärare att göra något åt det?
Safia London waa. Wax laga caroodo waxa aysameeyen dowledkusheega Sweden balse rabi waxaan uga baryayaa wiilkaas iyo gabadaas saas u shaqaysan yahe in ilaahay caruurtooda ku soo cesho kadib waxaan kula dalin lahaa Ibraahim walaalkey iska gad gurigooda ee hadii caruurtaas ilaahay kaaga so celiyo ka haajira walaalayaal Somali hadaa nahnay caro rabi baa nahaysata ilaahay hana badbaadso walaala soomaaliyeed ee dagan Sweden iyo agagaarkeedaba waxaan leeyhay ugurmada maantay AMina iyo aboowe Ibraahim
runtii waa wax laga naxo wana qadar ILLAHA SUBNAXANA WATACALA AH ha idinka soo qado qolyahas qatay sido kale intii idinka oo kalana ah allaha oga soo qado inta an wali waxbo ku darsana allaha ka sama bixiyo niyada qayr ku haayo waad heleysaan insha Allah si dhibyar Allahu akbar Allahu akbar nasiib wnaagsan insha Allah
walhi aniga germany ayan joga oona ku cusubahya.. waa arin aad iyo aad aan ugu naxay arinta ku dhacaday walalheyga somaliyed..waxna ka xumaday cunsuriyada taala sweden ee ah naag islam ah oo asturn ineysan karin karin wa recist-nimo ad u weyn....
Waa arin aad aan uga xumaday marki aan dawaday, waxaana ceeb ku ah dalka Sweden in ay cadaalad sheegtaan u dhaqmaya sida wax ayan waligood cadaalad aqoon....... sababta arintaas keentayna waxaan u arkaa in ay diidanyihiin qoysas ka somaliyeed ee ku guuleystay noloshooda iyagoo muslimiin ah diintooda heysta caruurtoodana raba in ay sidooda oo kale ka dhigaaan ........ waxaana filayaa in aysan ku dhaceen ariontaas qoysaska ku guuldaresytay in sidaas oo kale ay noqdaan
run ahaantii waa wax aad iyo aad looga xumaado inii somalida waaridka ciyaalkooda lagu fara gasho waxaan leeyahay reer sweden mudaharaadka idinka oo dhan ka qayb gala far kaliyah fool ma dhaqdo gacmo ama ilko wadajir ayay wax kugooyaan somalidiina qurbaha kunool wadajirkiina waa muhiim mudaharaadka hala badsho oo hala tageero hooyada iyo aabaha ciyaalkooda xooga lagu hayso
aad iyo aad baan uga xumahay familka soomaaliyeed arintaan murugada leh ee ku habsatay ilaah waxaan uga baryin in ilmahaas ayagoo nabad iyo wanaag leh in ilaah u soo nabad celsho . runtiina qof kasta oo islaama óo siiba soomaali ahna waa mid dhibaysa oo korkiisu uu san u dul qaadan karrin, arintaana waxaa looga baahanyahay in ay soomaalida dhan ka dhii dhiyan
aad iyo aad baan uga xumahay familka soomaaliyeed arintaan murugada leh ee ku habsatay ilaah waxaan uga baryin in ilmahaas ayagoo nabad iyo wanaag leh in ilaah u soo nabad celsho . runtiina qof kasta oo islaama óo siiba soomaali ahna waa mid dhibaysa oo korkiisu uu san u dul qaadan karrin, arintaana waxaa looga baahanyahay in ay soomaalida dhan oo sswedhan dagana ay ka suubiyaan banaan bax.
aad iyo aad baan uga xumahay familka soomaaliyeed arintaan murugada leh ee ku habsatay ilaah waxaan uga baryin in ilmahaas ayagoo nabad iyo wanaag leh in ilaah u soo nabad celsho . runtiina qof kasta oo islaama óo siiba soomaali ahna waa mid dhibaysa oo korkiisu uu san u dul qaadan karrin, arintaana waxaa looga baahanyahay in ay soomaalida dhan oo sswedhan dagana ay ka suubiyaan banaan bax waayo hadii hal qos laga qaatay ilmihiisa waa laga wada qaatay nina looma nixin .yaa alah
WAA ARIN AAD U FOOL XUN WALIDKAA SOOMAALIYEED ALE HA U SOO CELIYO CARUURTOO0DA WADA JIR AYAY GACMO WAX KU QABTAAN. HALOO WADA KACO ARINTAAS YAAN LOO KALA HADHIN DHAMAANTIIBA.

Skalmans750 2 months ago

Cabiira1 3 months ago
Wallaaahi hadeesan jirrin wax ku difaacaya adnah isma difaaci kartaan kaliyah hal wax baa idiin furan wadama islaamka aadda
mariam370 3 months ago
WAY ISKA CADAHAY CARUUURTA WEEYI WAXII LA INOO QAABILEY
IN LA INAGA GURTO BEERTII AY BEERTEEN WAY GAADHEY XILIGI AY GURAN LAHAYEEN TALO TALADU WAXA WEEEYI IN DALKII LAGU NOQODO OO DALKII LA AAMINO DHIBTU SE WEEEYI CARUURTA HALKAN KU WEYNAATEY YAA KA XAYN KARA . WALEEEE SI FIICAN AYAY GAALADU INOOGU FIKIRTAY
dhuungal 3 months ago
Ninkii khayrkii loo xiirayow adiguna soo qoyso
"Ninba danihiisa asagaa qabsada ee looma qabto, hadii loo qabtana asaga yaa lagu xijiyaa in la qabto" Jaalle Max'ed S. Barre Alla yaa raxma.
Isku duubnibaa dadkayagow dulmi kaga baxdaa, dadkan reer-hebelSoomaaliyeed way kaa xigaan dadkan reer gaal-cade Europeans
Rabow Qaranimadda na tus, oo dhulkeenii duligga ka qaad. Inta ka horaysana sidii lagu laaban lahaa falankeeda ha laysku dayo, oo yaan loo arkin {Aniga kaligay maxaan qaban karaa}
gurmad911 3 months ago 2
Does anybody know if they got their kids back??????????? if you do plz share it.
Moeyu1 4 months ago
hada haday cadeemahas maxkamada keeni lahayd way u hagaagi lahayd arintas oo way kaga gar heli lahady lakin macalimadi baa ufakartay intayna fakarin hooyadan somaliyeed waynka raysay ilahay baase ubaryayaa inu uga soo qaado caruurteda oo nabad iyo caafimaad qaba wiilka waba oynaya ilahow ufududee amiin
Suufiyada 4 months ago
waligin waxan idinku waaninaya gaalo hadad la xaajoonayso hadalkaaga ha noqdo qoraal iyo inad midkasta midku ka sareeyo qoraaal hadalkaga ku gaarsiiso adigo copy ka reebanaya qoraalkas si aad hadhow ula soo baxdo taariikh iyo maalin kasta oo gaalada aad la hadashana qoro meel hakugu qortaano intasa dadkan lagaga garheli kara
Suufiyada 4 months ago
ilmaha hooyadood waxay sameysay qalad weyn markii ay maclimada ku tiri adiga iyo schoolba waan iddin dacweynayaa.....caruurta waxaa loo qaatay inta ay qoyskan dhibaato u geysan lahaayeen school in ayagan dhibaato la geliyo .
SuperShibis 5 months ago
subxaanallaah, ilaahoow family-gan ciyaalkoodii u soo sahal wallaahi ilmaa iga timi waan dareemi karaa waalid ilmihiisa siduu u tabayo ama uga walbahaarayo ala ilaahay haydin caawiyo ilaahoow gaaladaa cadawga ah naga qabo ciyaalkayagii sharci daro iyo kibir ku guranaya.
SoldierGirlSsc 5 months ago
abaayo allaha awooda leh ha kaaga soo qaado ciyaalkaada ilaahaybaa awoodaas leh insha alaah allaa kuu hiilin gaalo waxna kaama qaadi karto waxna kuma siin karto illaa awooda alle maahee abaayo allaha raxmaankaa kula jiro waana ka reyn be strong abaayo marwalba dal aan dalkaada aheyn dareen ku joog waaye maanta ta ku heysatana qof walba oo soomaali way ku imaan hadii aanan la iska difaacin good luck illaah ha kula jiro
mohamed123361 5 months ago
subxanalaah
M56221 5 months ago
alow u sahal carurta
M56221 5 months ago
Waxaa khaladka iska leh dadkeena dal shisheeye inta usoo qexeen aan misna dantood aqoone is kala qoqobaya....caku cawaan...miskiintaanna ilmeheeda Ilaahay ha uga soo sahlo cadowga..
Maxaaji 5 months ago
walalo waxan ilah idanka barayaa inuu caruurtan idan soo celiy sida ugu dhakhasada badan inshallah wada ku guulaysanaysan caruurtan walalo bidanka ilah guul guul aya idan rajanay walalo ...
Hoodo12 6 months ago
oh my god
hudni001 6 months ago
waa wax laga naxo ee ilaahay ha idiin sahlo oo cadawga gacantiisa ilaahay ha idiinka soosaaro caruur tiina
Cabiira1 6 months ago
ASC, Runtii aad iyo aad baan uga xumahay Allaah ha idinsoo celiyo caruurtiina. Teeda kale waxaa muhiim ah Familka in Islamka base looga dhigu micnaheeda, hadii Hooyada shaqo aado, Ciyaalka yaa Hooyo u ah, jawaabta waa Socialka ama macalimada. please Hooyooyiinka yaan shaqo loo dirin, ciyaalkooda macalim ha u noqdaan.
mxabiiikar 7 months ago
frere je suis djiboutien qui se trouve en france nord de la france lille
bon courage je sais la situation que vous vous trouvez et je suis d accord ce que tu viens me dire meme içi en france il me disent que les sociale ne me connaissnet pas alors qu il me donne fg
HABARGABEH 7 months ago
frere je suis djiboutien qui se trouve en france nord de la france lille
bon courage je sais la situation que vous vous trouvez et je suis d accord ce que tu viens me dire meme içi en france il me disent que les sociale ne me connaissnet pas alors qu il me donne
HABARGABEH 7 months ago
subxaaanalaah allow usoo sahal reerkan waa reer waba reer isku fialn hadana ilmahooda usoo doonanayaan iyakaba swedish ah guriay leyihin ayey deganyahin allow usoo sahal mamada iyo pappa
hamze45769002 9 months ago
Ilaahay ha idiin fududeeyo, ilmihiina galada ha ka soo celiyo insha Allah.
missgarowe 9 months ago
ilaaheey ha idiin soo celiyo walaalayaal waa arin murugo badan wlh,@tvsomaliland plz nalasoo socodsiiya reerka hadba meshey xaaladooda marto guul baan urajeynayaa caruurtooda alaha usoo celiyo,
sihaam1000 10 months ago
Ilaahay waxaan ka baryayaa in si nabada ilaaahay caruurtiina idinkugu soo celiyo walalayaal
Mrkhadar1 10 months ago
Walahay si fiican bay u hadleen waana run in sharciga waddamada gelbeed aan loo simanayn oo mar walba xag-jir ku jiro balse Ilahay baa idin sakhiro maxkamada danbe inay idinka idiinla garab noqota
ilovesomaligirls 11 months ago
walaalayaal ilaah haidiinso celiyo wa nasiib daro weyn cadaalad daro laidinkula dhaqmay waxaan idinkulatalin lahaa in aad casekiina aad ugudbisaan EU court xaq ayaad uleedihiin ee hauturina dagaal culus kuqaada wa cunsuri
MegaMindU2 11 months ago
Sweden is a horrorable country, and the rest of scandinavian countries they think their way of life is the only way. I advice the somali plp to move to other English speaking countries where there is justice for All including refugess.
princessrora100 11 months ago
please can some one tell me the out come of this sad story and what happend next
I live in london and i want to help
weetbix55 11 months ago
@weetbix55
their my cousins walalo nothings been done yet.
somalilandis1 7 months ago
subxana allah alle ha idin fududeeyo somali meelkastooy joogaba waa u qatar walahi alle hanoo xafido caruurta waxaa fiican in la halmar wada mudaharaado swedan oo dhan si loo ogaado in ay waxaan ay nawada dhibayaan
faiqurac 11 months ago
du e oskyld person wlhi bilahi ee ilahay haka qabto cadawka islamka subxanalah!
kir1kac2kod4 11 months ago
va han sa<---waxas macqul ma,ahan in u cunuga laku qato han sa<-omg wlhi jirkeyga jariraca ka kacday ala hoyoy macanto war ilahay naga qabo cadaw muslimka wlhi ilmahan waxa laku qatar han sa subxanalah
kir1kac2kod4 11 months ago
asc walalyaal waa ariin <aaad u naxdiin leh wanne ka xuumdaay walibo dhiibka ey dare,mayn walaheey ayaan daremaah illah caruurtena cadawga hanoga soo qadoo waanka xuumhaay
MrAbwaanyare 11 months ago
asc dhaman umada soomaliyeed waa idinsalaamaya salanta islaamka taaso ah asc wr wb waa arin laga naxo oo laga murugooda qafkasto soomali ahna waa quseesa marka soomali waxa idiin leeyahay meelkasto oo aad joogtan isgarab gala ilaah ayaa idin garab galayo ilaah waxa kabaryeene in hooyada iyo aabaha caruurtooda ilaah usoo celsho aamin tan kale waxa idin ka codsaneena bahda war baahinta inay nala soosocodsiiyan arinta meesha ee kudhamaatay mahadsanidiin as wr wb
yonckavich 11 months ago
Det är något som saknas i berättelsen av föräldrarna. Om deras barn var blivit slagen i skolan, hur kommer föräldrarna inte tog kontakt med myndigheterna i stället för att upprepade gånger berätta en lärare att göra något åt det?
inarag 11 months ago
Illlaahow Dalkena nabad Noga dhig.. Yaa rabbi dalkena hado nabad ahaan lahay Hooyo Somaliyed ciyalkeda lagama qaaaten.. Alle Ha garab galo somalida Sweden kaca kana qeyb qaata Mudarahadka.. welba ka dhiifonada dhagarta gaalada
iluvxamar 11 months ago
waa wax laga murugoodo in la qaato ubad somaliyeed arintani waa kow balse waxay ku danbayso waynu eegi doona somali inay soo dhacsadaan xaqooda iyo inkale
deeq551 11 months ago
Safia London waa. Wax laga caroodo waxa aysameeyen dowledkusheega Sweden balse rabi waxaan uga baryayaa wiilkaas iyo gabadaas saas u shaqaysan yahe in ilaahay caruurtooda ku soo cesho kadib waxaan kula dalin lahaa Ibraahim walaalkey iska gad gurigooda ee hadii caruurtaas ilaahay kaaga so celiyo ka haajira walaalayaal Somali hadaa nahnay caro rabi baa nahaysata ilaahay hana badbaadso walaala soomaaliyeed ee dagan Sweden iyo agagaarkeedaba waxaan leeyhay ugurmada maantay AMina iyo aboowe Ibraahim
zNeRvzZ 11 months ago
runtii waa wax laga naxo wana qadar ILLAHA SUBNAXANA WATACALA AH ha idinka soo qado qolyahas qatay sido kale intii idinka oo kalana ah allaha oga soo qado inta an wali waxbo ku darsana allaha ka sama bixiyo niyada qayr ku haayo waad heleysaan insha Allah si dhibyar Allahu akbar Allahu akbar nasiib wnaagsan insha Allah
hanaan143 11 months ago
walhi aniga germany ayan joga oona ku cusubahya.. waa arin aad iyo aad aan ugu naxay arinta ku dhacaday walalheyga somaliyed..waxna ka xumaday cunsuriyada taala sweden ee ah naag islam ah oo asturn ineysan karin karin wa recist-nimo ad u weyn....
shaafici12345asad 11 months ago
aamen ilahoow idinso cali ilmahina ameen
hayaat7 11 months ago
aameen abaayo iyo aboowe ilahay ubadkiina oo nabada idinsoo celi dhamaan anagoo dhana ilahay hanaga nabadgaliyo dhibatada galadan amen, waxana idin rajeynaya inad ku guleysatan dadka somalida ah dhana ay idin suport gareyaan insha allah
hayaat7 11 months ago
Waa arin aad aan uga xumaday marki aan dawaday, waxaana ceeb ku ah dalka Sweden in ay cadaalad sheegtaan u dhaqmaya sida wax ayan waligood cadaalad aqoon....... sababta arintaas keentayna waxaan u arkaa in ay diidanyihiin qoysas ka somaliyeed ee ku guuleystay noloshooda iyagoo muslimiin ah diintooda heysta caruurtoodana raba in ay sidooda oo kale ka dhigaaan ........ waxaana filayaa in aysan ku dhaceen ariontaas qoysaska ku guuldaresytay in sidaas oo kale ay noqdaan
Ahmedshowqi 11 months ago
war shekadaan wlh Somalida Swedan dagan badankood wlagau subiyaa oo wax kalena mahan oo ayag iskuma xerno Somali ahan oo mel kuma wada mideysna sida ajnabi yasha kale ee Swedan kula sugan ?
Ee Somaliyey is walsha ee qabilak iska daaya
MsAbdikarin 11 months ago
reeer sweden mudaharaada oo dadka is vara iska cesha dadka ciyaalkiina inagu haysta
MrKingsomalia 11 months ago
run ahaantii waa wax aad iyo aad looga xumaado inii somalida waaridka ciyaalkooda lagu fara gasho waxaan leeyahay reer sweden mudaharaadka idinka oo dhan ka qayb gala far kaliyah fool ma dhaqdo gacmo ama ilko wadajir ayay wax kugooyaan somalidiina qurbaha kunool wadajirkiina waa muhiim mudaharaadka hala badsho oo hala tageero hooyada iyo aabaha ciyaalkooda xooga lagu hayso
MrKingsomalia 11 months ago
aad iyo aad baan uga xumahay familka soomaaliyeed arintaan murugada leh ee ku habsatay ilaah waxaan uga baryin in ilmahaas ayagoo nabad iyo wanaag leh in ilaah u soo nabad celsho . runtiina qof kasta oo islaama óo siiba soomaali ahna waa mid dhibaysa oo korkiisu uu san u dul qaadan karrin, arintaana waxaa looga baahanyahay in ay soomaalida dhan ka dhii dhiyan
soomaaliweyn4life 11 months ago
aad iyo aad baan uga xumahay familka soomaaliyeed arintaan murugada leh ee ku habsatay ilaah waxaan uga baryin in ilmahaas ayagoo nabad iyo wanaag leh in ilaah u soo nabad celsho . runtiina qof kasta oo islaama óo siiba soomaali ahna waa mid dhibaysa oo korkiisu uu san u dul qaadan karrin, arintaana waxaa looga baahanyahay in ay soomaalida dhan oo sswedhan dagana ay ka suubiyaan banaan bax.
soomaaliweyn4life 11 months ago
aad iyo aad baan uga xumahay familka soomaaliyeed arintaan murugada leh ee ku habsatay ilaah waxaan uga baryin in ilmahaas ayagoo nabad iyo wanaag leh in ilaah u soo nabad celsho . runtiina qof kasta oo islaama óo siiba soomaali ahna waa mid dhibaysa oo korkiisu uu san u dul qaadan karrin, arintaana waxaa looga baahanyahay in ay soomaalida dhan oo sswedhan dagana ay ka suubiyaan banaan bax waayo hadii hal qos laga qaatay ilmihiisa waa laga wada qaatay nina looma nixin .yaa alah
soomaaliweyn4life 11 months ago
illaahow na badbaadi subxaanalah illaahow caruurtooda usoo celi walhi waa murug
waa idin soo wada duceynaynaa in carurtaas gaalada kasoo badbaadaan
SuperSafa23 11 months ago
omg this is very sad..
msGubta 11 months ago
alle ha kuu soo celiyo caruurtaada Eng ibraahim cali inshallah waanan ka soo qaybgali doonaa mduahaardak baritoole inshallah
dhaqaalaha 11 months ago
ASC WR WB DHAMAAN UMADA SOOMAAL..
MEELKASTA OO AAD KALA JOOGTAANBA..
WAA ARIN AAD U FOOL XUN WALIDKAA SOOMAALIYEED ALE HA U SOO CELIYO CARUURTOO0DA WADA JIR AYAY GACMO WAX KU QABTAAN. HALOO WADA KACO ARINTAAS YAAN LOO KALA HADHIN DHAMAANTIIBA.
ALOOW TALADA NOOGOGOL AAN GOGLANO ALIFKA TOWXIIDE
hannad227 11 months ago