Added: 4 years ago
From: khadhaab88
Views: 6,508
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (5)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • FIRCOONKII SOOMAALIDA, MAGACA KU HABOON IYO XILKA KU HABOON EE UU MUDAN YAHAY WAA MAGAAS AH FIRCOOONKA SOOMALIDA,

    WAA NINKII UGU HOREEYAY EE XABAD RIDA OO CIIDANKA ETHOIPIA SOO KA XEEYSATA, OO SOO WEERAR DAL SOOMAALIYEED, WUXUUNA UGU DANBEEYNTII KUGUULEEYSTAY ISAGOO WATA CIIDAMO ETHIOPIA AH INUU QABSADO MOGADISHO KUNA LAAYO KUMANAAN RAYIDA,

    FIRCOONKA SOOMAALIYA ILAAHAY KU SOO QABAY

    BY WADANI

  • kulahaa itobiya waxbaan isu nahay been badana asxan muu dhaho deris baan nahay anaga iyo itobiya waxaa naga dhexeya adeer colaad iyo dagaal soo bilowday ilaa markii aduunka la taagay after xawo &adams ilaa dalka somalidu sheegato ay ka baxaana nabad ku seexan maayo taas u sheeg bahalyahow dhiiga dadka ku mamay

  • waa dilaalinti biilka ka qaadan jiray ilaa hadana ka qaata zanawi kana ugu wayn dhamaantood qabqable oo dhan waa dabo dhilifka dalka ee meeshaad ku aragtaan ku jahaada oo dila

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more