Added: 6 months ago
From: LBchannel
Views: 7,334
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • LB welcome back and thank you for this video. i just want to know what the song before this video is called. and if u have pls upload it, mahadsanid

  • daaaaaaaaaaaaam that is sahra ahmed the qeens of cood,,,,,,noloww

  • Waxaan xusuustaa maalin ka mid ah 1974 anigoo jooga tuulo fog ee ka tirsan gobolka Hiiraan kana mid ahaa ardaydii waagaa ka qeyb gashay Ololihii Horumarinta reer miyiga, ayaan waxaan maqlay heestan oo laga sii daayey Raadiyo Muqdisho!!!! Heestan waxaa Sahra la qaadi jiray Baacalwaan. waxay ka mid aheyd riwaayaddii "Dab jaceyl kari waa ee uu sameeyey abwaan Xasan Ganeey, laxankana waa AUN Axmed Nuur Jaangow, sannadkii 1974. Khabiirka Suugaanta Abdullahi1988 ayaan u daayey in uu wax ka baddelo.

  • @nabadraadshe maadaaba waxba reebay waa saad sheegtaye oday nabad raadshe waa ruwaayadii dab jacayl kariwaa waxaa iyana ruwaayada wax kadhigi jirtay aamina c/laahi iyo a.a.cigaal thnks suldaan qawdhan iyo oday waa khabiirkii inta badan goobjooga ka ahaa taariikhda fankeena aadbaad u mahad san tahay nabad raadshe

  • ninka kabanka garaacaya waa BUUSI saan malaynayo?

  • Suldaan Qawdhanow sow adigan suldaanimadii xaggeyga u soo wareejiyey, balse haddaad "Suldaan" iigu yeedhay haddee waa sharaf weyn oo aan muteysan!!!

    Walaal Qawdhan, baadh baadhay oo waan waayey eray kuu qalma ee kaaga mahad celiyo fulinta codsigeyga!!!! Aad & aad ayaan ugu riyaaqay sida farsameysan ee aad u suura gelisay baahinta fiidiyowgan qiimaha badan adigoo tixgeliyey codsigeyga misana xushmeeyey muuqaalada gaar ahaaneed. Walaal mahad balaadhan ee baaxadda badweynada iga guddoon.

  • @nabadraadshe SXB Adigaa mudan Suldaanadu way badan yihiin weliba adigu waxaad u qalmataa in laguugu yeedho boqorka dadka Soomaaliyeed, sababtoo ah waxaad tahay qof caafimaad qaba oo illaahay cilmi ku manaystay. Nabadraadshe walaahi anigoon ku amaananyn waxaad u qalantaa in Madaxwayne lagaaga dhigo dadka afsoomaaliga ku hadla. Hadii Madaxwayne aan dooran lahaa waxaan dooran lahaa Adiga, sababtoo ah waxaad tahay qof indheer garad ah oo meel fog wax ka arka. Nooloow boqorka Soomaalidoow.

  • @LBchannel Suldaan waad ku mahadsan tahay ammaanta ballaadhan ee aad ii soo jeedisay. Anigu waxaan ku qanacsanahay xilka madaxnimo ee aan u hayo qoyskeyga gaarka ah. Wallaahi haddii leygu baryo in aan madaxweyne u noqdo Soomaaliya in uusan wax damac igu jirin. Suldaan u fiirso dhaqanka Soomaalida, qofkii xil loo magacaabo ee si daacadnimo ah u guto isagoo aan waxba isdaba maryeyn, qofkaa waxay Soomaalida u taqaan NACAS.

  • @nabadraadshe Walee waa dhab oo qofkii wax wanaajiya ee wadada hagaagsan mara waxaa loo yaqaan qof NACASA. Duni waalan ayaynu ku noolnahay. illaahayow amuuraha sahal.

  • @LBchannel Sidoo kale Soomaalidu waxay yidhaahdeen hebel waa nin waxgarad ah kolkuu xilkii uu hayey ku takri falo oo xoolo ka tabcado!!! Aniga wallaahi anigoo been aan sheegeyn adiga Qawdhan ayaan madaxweyne kuu dooran lahaa. Waxaan aad & aad ula dhacay sida aad u wada qanciso daawadayaasha & macaamiisha Janalka --LB-- adigoo aanan wax dan gaar ahaaneed ka laheyn. Arinkaa aad & aad ayaan ula dhacay waadna ku mahadsan tahay.

  • @nabadraadshe Adigaa mudan sxb.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more