Added: 2 years ago
From: dhambaal09
Views: 54,585
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (27)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Waa video cajiib ah, heesta lagu khatimayna waxaa sameeyey AUN Meecaad Miigane Aw Maacalaysh. Waxaana ku luuqeynaya Hoobaladii Waaberi.

  • heesta ogudanbeeyso yaa ii sheegi karo magaceeda iyo fanaanka qaaday ama fanaaniinta

  • Somalida dagaal ayaay ku fiicantahay. Maxay kaloo qaban lahayeen?

  • thanks for telling the truth

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkk

  • waa run waxaad aad sheegeso oo dhan dhiblooshin somaliada

  • SNM urur xaq udirir ah ayay ahayeeen cadaadeyskii lagu hayay umada reer somaliland iyo cabudhintii ayaaa ka dhaltey SNM. ujeedadoodu waxay ahayd in ay nidaamkii dulmiga ku dhisnaaa ee afayne dalka ka xoreeyan . xornimada la isku sireyna laga noqodo. ee snm may ahayn urur bilaa hadal iyo ujeedo ah snm waa ururka ugu sharafta badan ururadii somaliya dalkii la odhan jirey soo marey snm sharafteeeeeeeda you tube laguma soo koobi karo

  • alaah ruun badaana, kkkkkkkkkkkkkkkk,,,,,, durduro geel baa jabay heey,,

  • @anisa2028 Mahadsanid Anisa

  • @anisa2028 anisa wax garat yaah bababa lol

  • good job man!

  • Waa filim yaab leh oo kasocda saacad walba somaliya. mahadsanid dhambaal09

  • wale waa runtaa afkaga cano lagu qabay lol

  • beentaa maaha laakiin soomaali iyadaa laysku imtixaanay

  • 0:08 <<<= Sawirada noocaas ah somali ayuunba daawan kara!!!!!!

  • Simply genius.....

    well done bro

  • inaba caadi ma ahan kkkkkkkkkkkkkk dacad o qoslay wale wa funny thanks allot man wax kale o badane wa ka rajenenaa waxase la yaab leh intaan o sawiro eh xage isku kentay thanks man u r the best

  • hehehehe waxaa ba uu tabanaya umadoo odhan

  • walaahay wa muuqaal yaab iyo mucjiso iyo qosol ba xanbaarsan sxb dhanbaal halkaa kasii wad kuwa kalana ilayn waad noogu balan qaade sxb walee waxad tahay halyay kuna haboon in umada soomaliyeed mahad sanid ku tidhaahdo waayo xaqqiiqda ayaad dadka si ay wada arki karaan ama fahmi karaan u tustay so kun jeer mahad sanid sxb well done

  • saaxiibayaal sawiradaan laba maalmood oo kaliya ayaan uruurinaayey ee mar walba ha moogaanina youtubekam dhambaal09

  • @dhambaal09 sxb caadi ma,ahan

  • kkkkkkkkkkkkk, qosolkii dadwanahay waxaa kuu tumaaya ciyaala xashiish

  • xaad2 sxb aniga lafftayda ayaa ka fikiray cabaar ninka veodiyowgan sameeyay intaas oo dhan oo sawir ah sidii u keenay sawir walba wuxuu ku hagaajiyay hadal ku haboon waana wax dhab ninkan hadal soo aruurshay ka sawieka soo aruuriyay ayaa ka daran shaqo wacan ayuu qabtay

    somaliyay wax ku qaata

  • aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay walaal xoogaha ayaan u fakiray ee asxaabeey ku baashaala kuwo kalana waan soo wadaa

  • yaaaaaaaaaaaaaab....

    sooxiboow  sawiradaan meeqo maal mood raadineeysay ...

  • sidee u aragtaan muuqaalkaa akhyaareey

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more