Waxaasa gobanimo ah sidaas ayaad loo hadlaa ama waa layska aamusa
Waxaa ayaan daro ah dad cuqdad kulmiye iyo xaasidnimo la ordaaya oo meel aan looga baahnayn intay soo galaan oo dhagaystaan hadalkooda hadana meeshan ku caytama..
Aniga koley qofka aan necbahay meesha u joogo ama u ka hadlaayo waan dhibsada inaan dhagaysto daayo..MARKA KULMIYE DIIDOOW DILAAC GO TO HELL VIVA KULMIYE AND SILANYO INA KAAHIN
Maalaa Yacni..! 15 sanadood nin u shaqaynayay Afwayne oo maalin kasta lagu horlaynayay ilmaadeeradii baa maanta i leh dalka anaa xoreeyay.? Bull shit!20 sanadood baa lala dagaalamayay Ingiriis. Hadana ma soo qaadno dadka kale halgankooda. Dadka ku gumaysan maysid waan dgaalamay. Ina Cigaal baa lagaa ayaa nin u sameeyay Axsaan . " Adeer ha igu gumaysanin waan kuu axsaan falay." Dalkan geesi uma baahna wuxuu baahan Xigmad. Xigmadna ma hayaan Ina Kaahin iyo Kumiye toona.
waxaan aad uladhacay runtii khidbadan mujahi: maxade kaahi runta ayuu taab tay ooka had lay waxaa layaab leh man ta waxaa tar tamaya kii dal ka laga xoreeyay iyo kii xoreeyay run tii waa cawaaqib xumada dad ka reer somaliland haysata iyo waliba dad ka qaarada africa oo aan qiimayn qof ka uhalgamay waxan ku soogaba gabaynayaa waqtigii waa iman doonaa dad kii dalka husoo halgamayna way iman doonaan
This has been flagged as spam show

bogaad09 2 years ago
Comment removed
bogaad09 2 years ago
nin daad qaatay xunbo cuskey in dabaylo ku sitaan waxaad noo cadeysey in aad faqash tahay oo aad si xun uga bugtid SNM iyo halgankii..
WAXAAN KUUGU DARAYAA..BENED...BENED
xuubcaaro 3 years ago
Maalaa Yacni..! 15 sanadood nin u shaqaynayay Afwayne oo maalin kasta lagu horlaynayay ilmaadeeradii baa maanta i leh dalka anaa xoreeyay.? Bull shit!20 sanadood baa lala dagaalamayay Ingiriis. Hadana ma soo qaadno dadka kale halgankooda. Dadka ku gumaysan maysid waan dgaalamay. Ina Cigaal baa lagaa ayaa nin u sameeyay Axsaan . " Adeer ha igu gumaysanin waan kuu axsaan falay." Dalkan geesi uma baahna wuxuu baahan Xigmad. Xigmadna ma hayaan Ina Kaahin iyo Kumiye toona.
Dabayl 3 years ago
waxaan aad uladhacay runtii khidbadan mujahi: maxade kaahi runta ayuu taab tay ooka had lay waxaa layaab leh man ta waxaa tar tamaya kii dal ka laga xoreeyay iyo kii xoreeyay run tii waa cawaaqib xumada dad ka reer somaliland haysata iyo waliba dad ka qaarada africa oo aan qiimayn qof ka uhalgamay waxan ku soogaba gabaynayaa waqtigii waa iman doonaa dad kii dalka husoo halgamayna way iman doonaan
tigarcool 4 years ago