Added: 1 month ago
From: aminarts2011
Views: 125,119
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (60)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • he's doing the moon walk

  • funny

  • Hahhahah

    

  • numse

    

  • Caadi maaha walaahi waan ka helay

  • SHOW SHARIIFKA BIDAAR BU LAHAA KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • kofiyada markuu iska saaro waxuu u ekaada MILI ZANAAWI koleey meeshaa ayaa farac u galo ama xaasidnimada ayey is qaraabeystaan

  • Hhhh,@ 1:28 Dhex Dhex Dhex iyo koofida Caddi maaha!

  • Comment removed

  • waa ka bax satay amiun arts alla ku deysto

  • Kkkkkkk cadi ma ahan

  • Kkkkkkk cadi ma ahan videogan amin arts nolow yaakheee

  • amiin amir intuu dadka iyo dalkaba uqabtey lama xisaabi karo maalinkasta waxaan jeclahay inaan fiiriyo webkiisa uu hiiraanku leeyahay aad iyo aaad baan uga helaa siduu runta ugusheego kuwa xaaraanta kunaacey waxaaan kaloo kujeclahay sida geesinimada leh o uu runta ugucadeeeyo maashaalaaa  ilaahow kudaaaah amiin

  • amiin amir waaa halyeey weyn oo u soohalgamey dalkiisa iyo dadkiisaba siiwad dalaaalkaaga amiirow ilaaah hakulagarab galeee amiiin aamiiin ashariif sakiina  qoorta haloodheereeye dhiigyacabka rabigiiiska furtey

  • Saas aan kaa rabaa aminarts waan ku taager san nahay waxaad dowlada isku sheegaayo oo bilaa maskaxda ah iyo xaywaninta al shabaab dhibka ee ku hayan shacabta si cilmi ahan u tus adiga oo gaa shanaayo aqoontada waligaa noloow

  • kkkkkkkkkkkkkkkkk walaahi caadi maah

  • amin arts waliga runta sheeg nooloow lakin ninkaan bes ayaa lagu eer sheegan somali ayaa dowlad diyaar u aheyn hal nin kaligis miya leeska qaban wayay, marka dowlad la dhisanayo wa in ay dadka diyaar u yahiin,kadib aay sharci dhab ah qortaan kadibna sharciga la qoray la fuliyaa qoritaan kaligis waxba ma taraayo.sooomaali ha noolaato peace

  • kkkkkkkkkkkkkkkk, amin arts , you are the one , who allways tell the true

  • amiin caamir runta ayaa sheegtaa waana ku mahadsantahay sidaa xaqiiqda ugu soo gudbiso bulshada hadaa xaqiiqda soo gudbilaheena webkaaga wuxuu noqolahaa sida libiya qadaafi looga tuuray kursiga marka ninkan shariif sakiin ah ma ahan nin wadani ah hadaanu nahay bahda saxaafada waa nin dantiisa oo kaliya fiiriya mana fiiriyo danta umada waxwalba wuxuu ka hormariya tiisa ee ninkan kursiga laga tuuro oo ku dhaganyahay dabcan waa la dareemi karaa lacag ayuu adeegsanayaa ninkan oo qofkii fi

  • AMIN AMIR FOR PRESIDENT, THUMBS UP IF U AGREE

  • @dayax11 mesha everyone president miyuu iska noqonayaa !!!

  • @kareemi01 xayawaan baad tahay haduu shiiq shariif noqday qof kasta waa noqon karaa mida kale amin caamir waa muwaadin somali nadiif ah, shariifna waa munaafaq diinta ku qaraabto oo masaakiinta abaarta ku dhamaaday lacagtooda maalin kasta diyaarad kenya ugu raaco, iklaahey naarta haku fogeeyo, hadaa u qaadato qabiil anigu lafteyda hawiye ayaan ahay.

  • Thank you for this!!!!! best video of the year!

  • AMIN ARTS NOOLOOW RUN AYAA SOMALI LAGU YAHAY IYO WALALTINIMO AYAA QARAN LAGU RAADINNI KARAA.

  • HAHAHA!

    Awesome video, hilarious.

    I can't understand a damn thing but the music, singing and that guy who I presume is the ex President (actually a warlord appointed by the UN).

    Let me know if I'm wrong.

  • Autotune ?!?!?

  • kkkk amin arts nooloow sxb moon walk aan soo xasuustay wlahi ninkaan caadi ma ahan runtii i love kursiga barlamanka

  • I nominate this Video & Song to be the best Somali Video for 2012!

    If agree with Me, thumps UP

    

  • kkkkkkkkkkk war ileen duqa bidar ayuu laha amin arts nolow wlhi wanka qeliyay

  • kkkkkkkkk aminarts illaahaw yaadan isawirin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • sakiin xil jecelaa bala ku aragtay wuxu muxuu ahaa ciyaar ciyaar uga kici maayo guddoonka barlamaanka viva kursi jeceel

  • ooh shyt ninkii maa saan isku badalay umada kursi jeclaa waata 23 sano xasili la somaliya ilaa caado qadatayasha amaba dhuuni raaca amaba jufi jufi jirto amaba cadow kale nagu jiro somalia nabad noqon meso,balse Dal malihin Dadna ma Lihin ee Allaa noo Maqan

  • kkk waxaan ku qoslay billoowga waxa la moodaa maykal jakson MOON WALK kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • shariifka looooooool

  • qsl siduu dhag dhag ugu niikinaayo qatar caadi maaha sakiin jaaska si fiican ayuu u yaqaanaa kkkkkkkkkkk

    dhag dhag bidarta koofida dhag kkkkkkkkkkkkkk

  • hahahah hilarious wonder whether our shikh saw himself!! hahahah

  • Kkkkkkk caadi maa aha . Amir is great Somali man , he is the voice for the voiceless 'us masaakiinta ' lol

  • somali sheikh dancing hahaaaa

  • hahaha saana wax loo jeclaada ama wa layska daaaya lol Duqa kursiga inuu ka fuqi waaayo oo lays raaacsho baaka baqayaaa :p

  • hhhhhhhhhhhh so funny caadi ma ahan amiin caamir nin culus

  • inta udan baysa ayaa ugu khatarsan lol

  • @xasan973 Aniga xataa hahaha

  • Hahahaha!!!!

  • viva Amin Arts loooooooooooooooooools cant stop laughinggggggggggggggg

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk AminAmir ILL iyo ilsharoo tona kama baqooo kkkkkkkkkkkkkkk Halyeey ilahayow ku daa Amaramir waxad tahay wadani dhaab waxaan jacelahayn inaad madaxa weynee ha ino noqootooo isku soo sharaaax sanadkaan ................

  • kkkkkkkkkkkkkkkk walhi caadi maahan sheekadan DOWLO Amir camir

  • amin arts waxaan ka sugaynaa gaas oo puntland ka heesaya

  • koofiyada makuu saaraayo kkkkkkkkkkkkkkk intaas ayaan ka helay

  • Amin gacanan kuu taaagay! Mudane Gaas aan sugeenaa heesta loo qaadi doono!!!

  • Amin Arts waxaas dhan waa leeyga daran yahay ; gabdha Clipkaan farsameeysay igu darso Masha allaah .. wadnaha xaggeeda u dhag dhax leh ,, hahahahah

  • Amir Aamir for president. Like this if you agree ;)

  • kkkkkkk aminarts cadal matahid shariifka sakiin hees fican ayad usamaysay

  • runtii aniga nimankaan ma la yaabani  ee dadkeena

  • Ninkaan muxuu sumcada isaga ciyaaray. waa laogaaday, askarta wax noo dhaate maleh; siyaad bare, ceeydiid, c/yuusuf , moorgan etc ...........inaa qaldanahay waa laga yaabaa.

  • loooooooooooooool Allah qosol badana wale kursigaan dadka waa waley somali badan aya qabriga u gashay kursigan dartiisa...waa yabaye.horta maxa lagu arki kursigaan?...

    Peace and Love to all Somalis

  • hehehe shariif sakiin wa qoslay somali dhana sidaa kursi u jacel

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi shrf waa jiidan yahay amin amir lee ilahey qorta maku giliyo gr8

  • hahah kanan caadi abaa u gashay hahaha

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more