Added: 4 years ago
From: leavancliff
Views: 200,789
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (127)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • VIVA L'AMOUR VRAI DES HOMMES

  • wlhi ruun alaga moda qatar

  • Wooooooooooooow heestan waa hees aad iyo aad dareen u galin karta qofkasta oo dareen le waa na hees aad iyo aad umacaan tan iyo malintii ay soo baxday anan marna ka xiiso goyn oo marka aan dhagaysto ba aan qiiroodo taasna wax keena fananka waxaan odhan karaa Sahardiid Mahamed Sahardiid waa fanan dhaba jacaylkiisa curdinkana waxaan leeyay turxanta ka dhowra adiyo Ikraanba wanan idiku dhiiri galinayaa in aad ka midho dhalisaan

  • masha alah saxardiid maxamed iyo ikraan caraale oo meherkodu ka dhacay hargeysa hambalyo ayaan leeyahay... guurkinu guri khayr

  • @lamiis21 ma fanaanada ikraan caraale ee UK dagan. oo goormuu dhacay meherkoodu.

  • nice song bro

  • waaaw i when i listening i was cry is truth song

  • woooooooooooooooooowwwwwwwwww sataan

  • wow walhi waa nic song arbar taa kawad

  • jecliyaa nimanka ineey saas u calancalaan

  • @Hibaaq2010 doqon walba mar kay waxy ku hada sho garan way do aayay wax ku gbataaaaaaaaa hhhhhhhhhhxxxxxxxxxxxxx

  • @walanwal7777 naga amus doqon adigaa ah oo xoolo ah

  • @Hibaaq2010 waa caadi idinkana marka sariirta la jiifo ayaad calaacashaan. markaas waa mar iyo mar

  • wooooooooow saxaardiid waa fanaaaaaaaan rer jig jiga ah oo aad u cood macaan viva fanaanita rer jiig jiiga saxardiid and ubah fahmo faysal yare and xassan wado and nuradiin and shugri roble all waa fananiinta rerjig jigaa iyo qaar kalo badan waxan idin leyahay kuwara cafimaad

  • wooooooooow saxaardiid waa fanaaaaaaaan rer jig jiga ah oo aad u cood macaan viva fanaanita rer jiig jiiga saxardiid and ubah fahmo faysal yare and xassan wado and nuradiin and shugri roble all waa fananiinta rer iyo qaar kalo badan waxan idin leyahay kuwara cafimaad

  • wuxu i xasuusiyay my luve xamze... wish to find him one day.

  • omg i love this boy ,, i wish hado uk joogilahaa,,, magaci??? and wher is he from. suxeeee.

  • @7alaawa huuno saxardiid maxamad saxardiid ayaa la yidhaa and he is from Hargaysa.

  • @naciima18 hahahahahaha waa iga qoslisay wlhi qaldaankan xamar amuu ka soo dhumay yaah lol

  • liibaan maleh aduunyadu laakiin kaama filanayn

  • brother take off that shirt, couse it has Christian sign, ++++++,

    wear s.th else, nt tat shirt,

    anyway i like u hess bro, an u phon.

  • EREYADA HEESTA OO Qoraal Ah page 1

    1-Lilaahi Baan ku Ahaayo Lilaahi imaad noqon adi (2 )

    2-laba ruxo is jecelo laysku xantaan aheyne  (2)

    3-libaan male Aaduunyadu Lakiin kama filaneyn (2)

    4-laxawga cashaqa kama ladnaani laabtan kugu hayaa waliye (2)

    5-lama amanin ereryadadii waxaa la oyaayaa aaa aaa (2)

    6-lagama marmo walaalnimo(2)

    6-lama xujeeyo qufku jecel(2)

    2-lama ilaawo barashaadi macaaneyd(2) Page kii kowaad weyaan la soco ka labaad

  • HEESTA EREYADA LUGOOYO saxardiid sms page 2

    8-muddo lolan badanbaa lilaasimay

    9-lamaano is rabo lagu hirtaan Aheyne

    10-igadaa lugooyada la'aanta ma ladayee

    11-laxawga cashaqa kama ladnaanine laabtan kugu hayaa waliye

    12-lama amanin ereyadaa waxaan la oyaaya aaa aaa

    13-lama xumeeyo walaalnimo

    14-lama xujeeyo qofku jecel

    15-lama ilaawo barashaadii macaaaneyd DHAMAAD heesti lugooyo saxardiid Max'ed saxardiid ( sms)

  • naciima fuck u

  • saxardiid nice tonee waa fanan da yar sii wada fanka

  • sorry saxardiid walalo waa iska caadi kkkkkkkkk

  • lol CALACALKA ADUUNKA MISKIINA

  • ayee niyow fanaanba waxad u nacaysaa kanoo miidhan iyo mid ay jarmani yidhahdan, fanaaniintii waa kuwii hore ee hablahan aad la kortagan tihiin ayneeeeee ka daya inadeer inaan ebahay idin qatalin

  • @jeestocent ma is tidhi sxb fanaaniintan danbe dumarka aad bay ugu nugulyihiin.

  • saxardiid aaa? he must be heer mudug.

  • Comment removed

  • gabarpuntlan waxaad ogsoonaa in ragga iyo dumarka isu baahan yahay oo aan lakala maaramin

  • tolow ma midbaa kaga baxday oo cidla dhigtay alow sahal umuuraha.

  • heestan abwaan kale ayaa iska leh,nice song

  • caadi maahan heestan waxa eytabaneysaa sida la isku qayaamayo xasaas sorry

  • caadi ma ahan cud buu haya duqo

    keep going on bro

  • nice song

  • saxaridid bro u sweet voice and song love all ur songs keep it up

  • Comment removed

  • iam sorry are you okay now. where you live men nice song though? did you find the gril now.

  • waaw waa heees wacan inama cadi ma ahan ......Mahamed allah ha ku keeno isalntatada ha nagu oonin bro kuma amusin karnee ...lol bro kaftan sorry ..

  • cajiib wale way iga ohisay hestan wayo waxa iskubegay islantaydi oo igamaqan iyo dhegeysigi hestan

  • Cajiib wale hestan way iga ohisay waxa iskubegay islantaydi oo igamaqan iyo hestan dhegeysigegi

  • Lilaahi baan kuu ahaayo lilaahi iimad noqon adigu w0w0w0w hees macaan

    lakiin meeday heestaadi hargaysaba waashay joog dheer khadra khadra

    khadra sow ma baran Heestaas baa topppp ah number one nooloow saxardiid

  • abdiwele y crzy man...kkkkkkk lilaahi baan ku ahaayo lilaahi imaad noqon adigu dat is it. yacni dacad baan ku ahaayo dacad imaad noqon adiga lool

  • Fanx 4 clarifying that. 08 nimo

    I'll take that comment bck lol

  • waxasa jecayl la dhahaa

  • waaaaaw caadi mahan

  • WHAT ARE TO FIRST WORDS, SOMETHING

    "i was your god"

  • @abdiwele Noooooooooooooooooooo!!! ìtsn`t "Iwas your god" It means"

    Lilaaahi ban ku ahayo" lilaahi iimaaadan noqon adigu""

  • Comment removed

  • HEY IIDOOR BITCH ASSES

  • heestaan caadi mahan waankehalay sxb keep it

  • sms lugooyo inaadeer dadka waxaad lugooynkaro lugoo waykufadhidaa ee haska dhaqdhaqaajin

    steykan aad u heestay waa nooc cusub oon soomalidu garanaynine s,lugooyoow noocan oo kale oo badan samee aaabaha lugooyada aadnoqotide

  • SMS bro Ha u ooyin aamus bro Guusha mar ay noqtaba waynu gaadhiye dumakan looma ooye waa cadowe

  • sxb maxan ka ilmeeya ninkan isaga jilicsan haduu ooye gabadh yar aya been usheegtay sxb film hora looga socda waxa kugu dhaca hadii kale ada walanaya bro wax kastana wa lagutashada markad arin galayso ogow

    saxardiid .ha ooyin sxb wa aduuno lama ooyekkkkkkk wan tabay ragu goormu heerka gadhay ?

  • the song caadi maaha .

    'igadaaa lugooyada la'aantaa ma ladayeee'

    VIVA SAXARDIID

  • lilaahi baan ku ahaayo lilaaahi imaad noqon adi laba ruux oo is jecel oo laysku xanto ayaanu aheyn libaan male aduunyadu lakiin kmaan filaneyn laxawga cashaaa kama ladnaanine laabtan kugu hayaa wali waxaan la oyaayaa lama xujeeyo qof ku jecel waa ereyo sida runta ah ay damqeyso qof inaa caqli baaqi ku nqodey kkkkkkk Dr berberaawi

  • i like the song

  • Comment removed

  • wlhi bilaahi heestaan caadi mahan yaaqee

  • mashalah, ragaa inaan dhiibo majeeclii runtaa aay kuu reeba intaahoree, midkaan waa miid laaqiyaamaay oo lobenguuraay, sorry walalo mcn iskaa dayaa mar haada kaderentiid sxbtaa luqliq maa soolabtaan dumarka marhay waax nacaanee,

  • kkkk imisaad saaso kale ugu too daadisay gabadhpuntland.......

  • Ninkaan mid ba alu goysaa !

    viva jabka ragggga mmmmmmmmm

    G SONG

  • @GabarPuntland1991 waa runtaa huuno midbaa u jartay oo gidaar istaajisay dabadeedna bye bye ku tidhi oo mid kale ka raacday.

  • @GabarPuntland1991 hahahaha jiis maa tahay ama ilbuun waa kaa shakiyee

  • @caanoos889

    hehehehe

    Jiiska iyo ilbuunkaba Allaah abuuray ma ogidoo.

    Lakiin lugooyada ragga waan ka helaa.

    waayo ninka lugooyo wuuba i jeclanaa mmmmmm

    Hadii aanba la lugayn kuba jeclaan mayo. oo la yasin.

  • @GabarPuntland1991 .....(walaal jabka nimanka maxaa ka faaíideesaa nin waaku dhalay waakula dhashtay waana ku aroosaa xaasid miyaa tahay qofka xaasidka ah nafsadiisa ayuu xaasid ku yahay iska iloow xaasidnimada....)

  • u r happy yaa abaayo,, u will see jaceylka dhibkiisa insha'allah

  • super walahi tre belle chanson

  • waar Saxardiid abdi fanx ayaa ka macaan taakala heeta waxaa laha qurbaawya

  • Saxiib amaantaada ayaa iga badatay

    wish you more in youtube

    somalia ha nolaato

  • ohhhh this guy is soooooooooo sexy i swear i felt in love with him by seeing his eyes and the way he looks ohhh ur soo cute.

  • kkkkkkk kadaa seegada

    saxb

  • waww eshacala sowd .indr cood ba kugu dhacay ,nolow ,fanaanjira aya tahay

  • hello

  • wow hees qaali ah dheh i luv this song it reminds me my childhood iyo dhoocishii yareydee aanu jaar ka ahayn ee aan jecla oo igu xumaysay HAreisa Calaamadaha nin kii garanaya ayuun baa garanayee

  • puntgirl, naag caqli lehba lama hayo tii lihine maba adeegsato , aar naga aamus calaalkana jooji sxb rag waa kii calool adaga mid ka fiicanbaa aduunka joogtee just open your eyes, aduunkaba naag baan ahda laga warwarine, kala badal 3 baaba hada habeen la wada guursadaa oo ku qanasane bilaa kharasha waliba damn, but nice voice yo

  • ilike this cos dacadnimada raga ayay ku tusaysaa

  • wtf 2 min of only Music!

  • supperex kkkkkkkkk waligaa adigoo sigeysanaayo ma oysay lol

  • waara hestan cadi mahaa nooh calool xanun baaba kugu dhacayso sow mahaa

  • Naagaha hoos ayey u oyaan lol.

  • jacaylka waa qurux naagta quruxbadana ragu xumeeyaaan kkkkkkkkkk ee qurux la imaada meesha lol

  • waa hees macaan ilike it but waxaan ka sii jeclahay ninka ooyaya coz ma naagaha ayuunbaa ooyi maya

  • puntgirl, naag caqli lehba lama hayo tii lihine maba adeegsato , aar naga aamus calaalkana jooji sxb rag waa kii calool adaga mid ka fiicanbaa aduunka joogtee just open your eyes, aduunkaba naag baan ahda laga warwarine, kala badal 3 baaba hada habeen la wada guursadaa oo ku qanasane bilaa kharasha waliba damn, but nice voice yo

  • wooow waakuhaysta hees fiican buu qaadayaa balse ilinta qubanaysa uma bogin inkastoo Raga soomaliyeed wixii saas ugala lee abaal kahelaan.........

  • Tht is love

  • xxxxxxxxxxxxxxxxxxx jecliyaa jabka ragga

    ragga jabka ku qurux badanaa l ol

    iyo calacalka

    Qooq ka badatay

    waa aad soontaan Extra ramadaaan

  • ala ala lilaahi baan ku ahaayo lilaahi ima aad noqon adigu Puntland Gurl4Ever kada sidaa ha oran imisaad arkaysay naag calacalaysa lakiin tan maaha calacal waa arin dhab udhacday lugooyo soconaya waaye kuwa hada joga marka waxaan idin oran lahaa hala isku roonado inta isjecel intakalena cirka iska fiiriya

  • QAYSLOVER kolay aniga sxbkayga ama my future man ma lugooyo lakiiin in anan baran waan lugoon jiray wax badan lugooyada ana lugooyey aanba ku ogaaday in uu jecel yahay saaid hada ma luugooyo lakiin ragga somalida hadi aadan lugooyn maba ku jeclanaya lugoayada waaba tijaabo aniga maskixiyan aanba u is ticmala waan lugootaa haduu iga haro awalba been hadii kalana Oh i give chance to show me how much he luv me lugoayda qof kujecel kaliya u samra n,t all
  • @PuntlandGurl4Ever horta raga majabo jab ayuu kasameysanyahay marka idinka ayaa calool jilicsan ee ha isku ciyaarina. heestana is fk up. dumur khayaana iska dhaafa nooh ma dhiman haysaan miyaa. beside, i knw u puntland gurl, i thnk puntland gurls lke khayano ee cagaha dhulka dhig abyo.

  • @xataaaar

    puntland gurls haku xad gudbin , gabar somaliyed oo ay ku dhagan tahay qolo gaara ma jirto,.

    second adduunka wax ragga jab iyo bahdil uga xun maleh.

    iyo Niyad jab.

    dumarka somaliyed waa askar i can said most strong women in ths world.

    marka ragga hala jabiyo .lakiin khiyanada waa xaraaam.

    viva gabdhaha ragga lugooya i luv them so much.

    i hate gabar nin dabo orada ,tas camal khasaro.

  • why all the gurls ay u leeyihiin heestani waa hees macaan taloow ma ninkan ooyaya ayey jeclaadeen. Akhiru saban dheh.

  • akhas akhas inaadeer ceeb weynaa waa maxay oohinta iyo biyaha laguugu shubayaa, sxb murti soomaliyeed waxay tidhaahda(riyo iyo naago toona looma dhitiyo) markaa dont cry man waxa dalkeena cusleeyey wa wada naage yaakhi markaa waxaaan ka cadhooday oo aan ka damqaday oohintaase laakiin codkaaga aad buu u macaaanyahay keep it up but no calaacal danbe

  • waraa video waa in la la jilo noo dhafa wiiilka ragga sirtooduu no sharaxaa ,,, igana raali naqo

  • kkkkkkkkk sirtooda maa la sharaxaa itaxaamad.

  • puntland waxaynu nahay laba ruuxo la isku xanto ahaane kkkkkkkkkkkkkkk libaaan male aaduunyadu lakiin kama filaneenkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkk

  • hi all ple---i liked this song ,,waana u mahad celina fananka heesay codka iyo xikmada mansha allaah...somalida qabiilka joojiga heesta ku raxaysta  injoy ur self no more bla bla ,,una mahad celina fananka heesta macaan heesay ,,,,saxardiid mahad sanid meelkasta oo aad joogto magalo kasta oo aad u dhalatey ...Alle haku daayo .,,heestada aad baan uga helay waana hees fiican ,,,sida kalna this ple over me sidooo kale viva wiilasha somaliyeed and gabdhayaasha all

  • I heard this song in 2007, Jigjiga/Dhegabuur. Its a very nice song! keep it up saxardiid.

  • Fanaan REER- XAMAR aah waa XABIIB SHARAABI XABII ayaa ku heesaay hees aah

    "miyiirka waan beelaay maseer isoo guuto-guuteyeey" miyirka garanee waxa uu daba dhigaayna waxaay ...annaa yaab aragneey .reer xamaroow heesihiina dhageysta ankana kuwaya noodayaa ...kolayba waa lagaranaya kuwa xigmadeysane...

  • Allah, waa heestada an Jigjiga ka dubeey, cajelita macanaa. Thnk you brotha for this wonderful love song.

  • woooooooooooooooooooooow!!!!!!­!!! i like this songs leavcliff more hadad heeso soo gali pleaase?

  • Heeeedhe warkayga cidna uma socda but lissen ya'll who said Isaaq chicks cant say macaane khalad baa ka fahanteen ee macaane waan dhahnaa but we dont use it all the tyme lyk sum ppl do aboowe macaane all the tyme is 2much...shytt............howev­er if ya gguyz wanna know DADKA JACAYLKA IYO ROMANTIC NIMO NABIGI UGU DUCEEYEY IS ISAAQ PPL U GEMME MARKAA FAANKA ISKA JOOJIYA WE ALL KNW WOT THE TRUTH IS EE ....Peace ......

    SNM soulja gyl

  • waaaw !!! this song really Touched my heart, there are lots good singers in hargeisa, somaliland waaaw nice song

  • darawish wat is ur problem dudu

    she is just telling da truth so why u so apset qaldan is nothing and somaliland means dhulka somalida so get life all qaldans viva somali weyn go to da hell all haters and shut ur mouth with yellow teeth afka iska so cadaysta qaldaamiin lol

  • hey naima u are mistaking big time miss somalilan women are not fake nor lier as u guys plus this is justa song and she is acting what she's supposed to act other than shut your nomadic mount and educate ur self be4 u comment a public area where also kinds can see ur dirty words

  • waalaaalow ilahay ka baq,

  • NACIIMO18 macaaneey ma dhihin fanaanka, wuxuu dhahay lama ilaawo barashadii macaaneyd! teeda kale marka ay albaabka ka soo xiraneyso jaranjarta ayuu ka dhici gaarey hehe. i think he is from xamar.

  • sidee afsomali reer waqoyi loga bartaa ayagaba qaldan ahe qof qaldan yuu wax saxan barayaa yaab waye wax walan waye dadkaase war get a live qaldamiin

  • waar waxaan afsomaliga bari jiraay iyagoo leeh tsubaxa TUSBIH ayaa donaya inuu afsomali nosheego.....dhalaankii hoyadii dhalamada baraay weeye.....kabarata reer waqooyiga....afsomaliga inta aan aqoon....

  • qaldaan yaa macaneey baray war kan xamar aamoo ka soo dhumay. think so

  • @naciima18 looools reer waabari camal iska weelaanee ma jirtoo in uu sidaabaa la i yidhaahdaa deeeeeeeee juwwwwwwwwww dhaho ayaad rabtay camal miyaa lools

  • Waxaan xasuustay beri aay gabadhi i diidaykkkkkkk.

    Waxba ha ooyin,runtiis ayaaba la moodaa!!!

    Waa dumar iyo caadoode.

  • loooool naima walahi true qaladan naagahooda dhagaxoos kakanoos waryee bay ku heysaa babe macaane maleh damm jahil abowe don't cry over dat bitch left u many fish in da sea dear

  • iska dhaaf naag qaldaan eh ee iwalbo aheeydee naagaha isaaqa hal naxariis ah ma qabaaan waa dhagax bisinka war iska iloow taas ewal aaba waqtiga iskaga dhumisay ooyinneh ha ku darsanin

  • This shit is boring

  • keep it up bro, Hargeisa vibes,love it....

  • I am sorry bro, don't cry, get over it, ladies are everywhere!

  • or you might say "There are plenty more fish in the sea" looool..... the lyrics & his voice sucks, I wonder if she left him because he tried to sing for her.looooool

  • wow what a song!! this guy is fantastic singer and he got some acting skills, he knows well what he's doing..Somaliland is the paradise of Art

  • saxardiid maxamed saxardiid sxb aad ayaad u mahadsantahay aad ayaan kuugu hanbalyeena sida wacan ee habsamida leh ee aad muusigaaga isgu dibarid sxb waxaan jeclaan lahaa in aad heeso kaloo badan aad halka ku soo shubto sida caynee,burco,jacburkii

  • is this singer in ethiopia? his songs have some ethiopian beat to them, like the one called Kumee

  • most of his song are eithopian he use to live over there that is way he's singing eitho, any way he's great artist

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more