Added: 2 years ago
From: Banadir24Music
Views: 109,650
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (26)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • khadra dahir waa fananad jirta reer xamarkiinada khadaba la ima barin wax kasta qa uunbad ka bilow daan ma talyaniga khada idinka wasay wa suaale?

  • hope is not tooo late mam

  • goray sheedaha koray geedaha ku yaal wuxu goost uu gamgambiyaba sow inuu gadaal xudur labada garab geesun dhaco ma gorfaynin adna goolkiyad girin girisayee

  • Thanks ESSSUM. that helped

  • can someone post the lyrics of this song

  • @MultiJeebs

    shunuuf.tripod.com/qalbigudh.h­tml

  • Comment removed

  • Waa fanaanadii qaranka. waxaan xusuustaa beri samaadkii National theater iyadoo ka heesaysa codkeeda halaasiga waan u xiisay

  • omg heestaan wan jeclaan jiraay barigaan yaraa

  • @niyaal walaalo xagee lagaaga soo xariira waa lagaad aba geyn sheekaddan luuqadaad rabtide ayaa laguugu fahansiine

  • asc wr ALLAAH wb dhamaan soomaalida qoraalkaan iskugu timid adeeryaan,eedooyin iyo walaalo intaba salaanta silaamka ka dib waxaan aad idiinkaaga codsanayaa in aad ii soo qortaan heestaan qiimaha badan miraheeda iyo macnaheeda waa inta ugu dhaanta afkeena hooyo ee soomaaliga ah waayo waxaan ahay qooomkii uu la tagay colaadaha dabada dheeratay ee dhullkeenii ku raagtay ilaa waqtigaan ma aanan helin oo nasiibku iima saamixin in aan arko qaran soomaliyeed isku soo duuban fadlan i caawiya ii sheega

  • garmaqatid goor iyo ayaan gooni maan ku sasabi!!!!! wow nolow inadeeeeeeeer

  • The mother of Somali music

  • @oelmil Indeed, she's the mother of Somali music!

    Qalbi gudhan miyaa qosol lagu godlaa? Not at all, Khadraay!

  • Gar ma qaadatide Gododlow miyaan goor iyo ayaan gaar ku sasabi Garka iyo maxaad ii qaban gondaha, Ka fuq gabadha wey tashataye, caku Wayoo way khadra waa dumarkeedi ee rageedi ma helin

  • @MissJooqaa Miss you need to get yourself laid, I mean it. You seem to be translating the song to your own desperate situation. Find yourself a good Jamaican or Domenican since you are not satisfied with Somali men sister.

  • fanaanadan waa shaqsi wacan oo leh dumarnimada waxyaabaha asaasiga u ah waa qof dhaqan wanaagsan daacad ah dareen u leh saygeeda weliba ka galeysa kow dumarka somaaliyeed waxaa lagu imtixaanay shaqsigii intaasaan sheegay laga aradiyey waa cigaal u arxan daran dumar oo dhan masuuliyad iyo odeytinimo ha sheegin heestana isaga ayey u qaaday khadra daahir weli waa jaceshahay cigaal afkeeda ayaa laga hayaa

  • WAR MEESHAN...hees khatara iyo ragii fahansanaa oo comment ka bixinaya lol..

    anigu aan sheeko suuq ah idinku daro oo meesha ka baxsan . Axmed saleban bide ayaa la shegaa inuu heesta uu u dhiibay CABDI TAHLIIL ee SIDEED IILA YAABTAA..in aanu cabdi tahliil fahmin waayo , waxa la yidhi axmed saleeban bide oo ka filayay inuu lacag hagaagsan siiyo ayuu malaa tahliil ay kayara hoostay. dabadeed heesta waxa ku jiraa kelmado ay ka mid tahay YABADH...oo ah mag ay dadka laga tirada badanyahay kala qaataa

  • AAN SI WADEE....iyo ereyo kale oo dhawr ah oo aanan hada xasusnayn...markaa axmed saleeban bide waxa la sheegay in la siiyey 200 oo mala riyaal isna malaa dollar bu filayay aduu sheekada ninbaa ka sheekaynayay ma saxsana. markaa isna heesta qoro buu ku yidhi illeen waa nin allle xikmad siiyee, dhawr erey oo uu muujinayo ninkan inu MIDGAAN yahayna wuu u raaciyey. TAHLIIL ma fahmin markii danbe ayay qar u micneeyeen...oo ku yidhaahdeen...war adaa lagaaga jeedaa heestan aday dib kuu taabanaysaa lol

  • Bahalow

    waxaad ka hadlaysaa nin iyo xaaskii ma u malayneysaa in ay dhex gal u baahantahay waa hadii aad ku faanayso inlighen me dude.

  • Heestaan markii la sameynaayay goob joog ayaan ka ahaa magaalada Hargeysa , waxaana curiyay abwaankii weynaa Maxamed Cumar Huryo Naxariistii janno Allaha Siiyee , Naaxiyadda iyo Miyuusigga waxaa Saaray Shakhsiga Heestu ay ku socoto oo ah Fanaanka Codka macaan Axmed Cali Cigaal, oo masiib darro aan fahmin in isaga loola jeedo heesta ilaa uu faasiray majaajileystihii weynaa Aw-Kuukuu oo xilligaa ay Hargeysa wada joogeen, Ninba waa garaadkii , Proof ninkii rabaa ha warsada qof walba oo waaberi ah.

  • Baahalow, walaal ma waxaad naga dhaadhicineysaa in hobolka Axmed Cigaal garan waayey murtida ay heestan xambaarsan tahay???? Ma waxaad kaloo naga dhaadhicineysaa in Aw-Kuuku uu ka wax garadsanaa......????

  • heestani waa hees xigmad wayn xanbaarsan waxaana fahmi kara dadka soomaaliga aad u yaqaana waana hes wada sarbeeba laakinsxbayaal heestan yaa sameeyay riwaayadee ayse ku jirtay

  • sxb waxaan kaa codsanaya hadii aad hayso heesta ay qaado khadra ee tidhaahda dabkii waa hore ku gubay danbaska waa laga gura hadaad dib ugu joogsatana adiyo doqoniimada

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more