Added: 2 years ago
From: carabcade
Views: 101,690
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (51)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Kan Maxa lagag maseera asaaba Tisa haysato wanin sida nagaha cml usuronayo merd cod iyo faceesha maku hayo hesta nin u qalmo halo dhibo Ayan dhihi lahaa

  • Axmed biif waa nin heesa top ah so saray samalida muran kama dhamdo viva ayaan lehya somalinimo ayan itageraa iyo heesaha top ka auusoo saaro gaar ahana waxuu garab qabta adadka jecelka hayo meq qof oo barkinta kudgesaneysa ban arkay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkk

  • i wish if he looks as good as he sound to badl lol

  • walle he is not better than cumar dhuule aun marxumka heesahiis u da

  • love ur music :D keep it up mostly this song.

  • Ahmed is my driver I swear

  • Aaax Yaa Wadani Ahmed, Adeeroow Kobtaas Kasii Wad...

    Caadi Ma Aha Walee, Kuwao Xoogsanaya Ayaa Yurub Nala Jooga Cd Isku Hoos Wada...  Xoog Miyaa Talooow Fanku.. Lool

  • most amazing voice i have ever heard manshallah keep it up bro

  • heesto way fiicantahay lakiin music deertahay dee

  • mansha allah cadi mahan heestaa cod aa kugu dhamaday axmed biif bro

  • somalida waxaan ku nacay maseerka wlhi ahmed biif waa wiil yar oo ad u cod macaan o la jecel yahay maxaa loga maseera waxaa jecel 100000 nag oo somali ah oo aniga kow ka ahay waxaa jira dad ka maseerayo oo dhahayo ma cod macaano viva biif hooot man xxxxxxxxxxxxxxxxxxxx

  • ahmed biff is from bosaso, proud of him. best voice ever...

  • qofku haduu dhinto codkiisa in laqaado waxba kuma jabna laakiin kuwa nool bay dadka qaarkood heesahooda qaadaan

  • wow wow fiiro gaar dareen xanbaarsan al fanaan axmed biif

  • Axmed Biif waa fanaan aad u cod macaan, balse dadka wax ka sheeegaayo

    waxaan leeyahay waad qaldan tihiin, sababtoo ah wiilkaan sida aan arkaayo

    ama ayba ogsoon yihin dadka badankiisa wuxuu ka cod macaan yahay

    kuwo badan oo isku sheegaaya fanaaniin.

  • @Macoow06 waa runtaa walaal..mashallah qurux iyo cod macaan ayuu isku helay..may Allah be with you.keep up the good work Ahmed biif. u r the best and my favourite singer so far..

  • Go Ahmed Biif born Wajaale boy from the Galguduud region says you go boy!

  • waaaaaaaaaaaw wad kenathy heestan amnsha alh dawllo

  • "BURCAD-FANEED" catchphrase

  • axmed biif ilaa hada hees uu uu asaga leeyahay oo aan looga horeyn muusan qaadin marka hadi uusan wax sookordhineyn fadlan waxaan ugu baaqeynaa in uu san fanka nooga cayaarin oo uuku laabto masaajidkii basaso oo uu ka adimi jiray xaramiga saqidka saqidkiisa oo ala iyo nabi ka furtay

  • kkk nuursheeno, fanaanku ma sheekh Mu,adin ah buu ahaan jirey? malaa Axmedaduba dhinaca fanka ayay ku feecan yihiin qaar ,horena waan aragneee. isku soo wada duubo fanaankani aad ayuu u cod feecan yahay hadii aan lays xaasideyn ee ka qalay saxiib. kumana difaacayo qabiil sida dadka qaar.

  • sxb beentaa mahan lkn anig ma taageersani mana ka helo heesihiisa runti mana dhageysto waayo waxaan helayaa heesahas ayaga oo orginal ah waadna ogtahay wax original iyo wax copy ah mid aaad qadan laheed so waxan u shegayaa asaga iyo taageerihiisa in ay meesha wax u oolin hadi kale inta raadshaan abaawano ha u soo curiyaan heeso markaas wa macquul in aan isku dhibno in aan dhageysano anaga o markaas macquul ay tahay in aan xiiseyneyno ereyada cusub oo markaas soo korday

  • damb ass @nuursheeno hadii heesahiis aadan ka helin why comment uga baxsaneee xolahaa tahay cunee doqonimada meesha nagala tag qofka hadii ka helin ha dhagesan mida kale ahmed biif heesaha uu ku soo baxay waa heeso cidna u horeen ee taasna maskaxda gasho xoolo adoo kale somaliya ka dhismi la'adahee

  • i like it soooooo  much

  • wow axmed biif afkaga caano lagu qabay caad maha

  • war waxaan yaa ka qabta umada ku caayareysa hesaha war nacas yahow heesaha abwaanada ii curiya dheh hanooga cayaarin heesaha ragu leeyahay nacalad alaha kugu ridee

  • islaantaan nuursheeno soo qaadatay adiga dhiig kar ha isku ridin ee bal wax uun qaaad

    waxne ma tihid ragane afka ayaa la galee

    nin naag ku soo dhax koray ayaan tahay xishoo nacas yahoow afka xun leh

    adiga oo biif aflagaadeeydo ayaa pick afka lagaaga xadaa

  • Comment removed

  • sxb biif wax u hayo malahan ha doodin waa doqon aan waxba garan waxaa u dhaanta inuu heesa islamaed u qado inuuka adino masaajidkiisi ku yaalay bosaso waa saqid is nacay waana sheydaan duliga afka baqtiga leh

  • waa iga qoslisay kkkkk, tan kale killer1259 waa isku reer. xili xun ayaa lagu jiraa; Cumar dhuule raadkiisu meel uu maray habeen 100 sano xitaa sxb, iska garo;

  • heesta adiga maa leh sxb anaga aniga asaga ayaaba iigala cod badan kii lahaa ka sheekeey heee dadkana nacalada ka daa meeshaan in aan baashaalno u imaanaa

  • maxaad hees ka garaneysaa he sxb hadi ay sas k amareee maba ahan in aan dod kula wadaago sxb

  • awesome singer.

  • heestee cumar dhuule wowo mansha allah walalo cud ilahay woo kusiyaay

  • in badan ban rabay in an arko ahmed oo heesaya... yay 2day s my day.... afkaaaaga caano qabow halagu qabto... great song.... heesahaga oo dhan wan jeclahay... bless u

  • Waaw yaa salaam fadhiga iga kicisay waa istaagey waa jadbooday caleyk

  • axmed bif waxaa uu qalmaa fanaan soomaliyeed i love this song bro waxaa tahy my best friend & my ina adeerkeyaka

  • sxb ilka case marar badan ayaa ku arkay adoo comments samaynaya meelo badna oo puntland kus aabsan,amrka hadda soo ku dhhdaa xagee deganyahy axmed biif waa nin reer bosaso ah cariganad egan,oo axmed harti ah,ma saas ayaad ilka case ku tahay reer puntladnmise hawdka ayaad ka timi oo reer bosaso a tihd,ninkan waa axmed taa,ib ama wariyaha ka ahaa sbc bosaso,caan ayuuna ka yahay bosaso,hadad tahay reer bosaso

  • ok.bro,nice 2 know ,ha mj da hawd ban ahy bro,

  • where this singer live mugadhisho or bosaaso ,or hargaisa ,

  • this singer is from Boosaaso and U'feyn waa Cali'jibrahiil like me he is same clan/tribe as me.... i love all Soomaalian people lakiin Ahmed Biif is my ina adeer Cali Jibrahiil aka Cayn'jin... Puntland/Soomaaliya artist Ahmeed Biif, new generation artist

  • @CushiticSomalianMale who cares where he came from hes somali and hee has nice cood woooooooooooow ahmed biif all day every aday

  • wooooooooooooooooooooow ahmed wan ku jecladay walal san kugu helaaa wejigagan dawadaa walee naagtii ku heshaa nin waa heshay

  • ahmed biiiiiiiiiif♥•♥•♥•♥•♥•♥•♥•♥•♥•­♥•♥•♥•♥•♥•♥•

  • masha lah aad ayaa u cod macaantahay sxb

    heestaana aad ayaa u keentay keep it sxb ..........mustaqbal fiican aya aku leedahay fanka heesaha somaliga

  • soldier hehe

  • waaw aad iyo aad baad u baandheesey heestan

  • xxxxxxxxxxxxxx fananka dadayar axmed biif ilove u mac

  • lol

  • waaaaaaaaaaaaaw  fanaanka maanta iyo bariba noolow noolow

  • Geesi iyo Hanadbaa La gaboodsadaa

    Rag Ninkii wax Garad La garwaaqsaa

    Like Me Hhmmmmmmmmmmmmm

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more