Added: 3 years ago
From: qadiriya
Views: 9,660
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (46)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ninkan hadlaya waxuu isbarbar dhigaya kitaabkuu ilaahay ku soo dajiyay nabigisa csw iyo kitaab uu bini aadan qoray.. wax shir lala soo fareesto ma ahan waxaasi.. ilaahay ha tuso wadada saxda ah oo ha soo hadeeyo dadkan suufiyada

  • orod karaamada gaalada tigreega u doono maxaa gaalada ula socotaan mise karaamada idin tusisay. bal fiirsha ninkaan wuxuu ku leeyahay si dadban in arwaaxda shiiq c/qaadir ay joogtay xilliyo hore sida xiligii nabi muuse ama kahor

    waxaas tigreega aad daba orodaan ugu qudbee

  • Ninkani iska daa diinbee caqligaa diiday wuxuu ka sheekaynayaa sheekooyinkii budhaha nafbaa nin urursaday nimankan suufiyada iyagaa diinta na soo gaadhsiiyee ilaahey ha u danbi dhaafo

  • waxa uu hada sheekha ka hadlaayo ayuu kan ka hadlaa qashin baatahay macaan jecel waxa uu san caqligaada gaarin haka hadlin sheekhaan alah barakeeyo intaas oo sano ayuu cilmi barasho ku jiray waxuusan fahan saneen kama hadlin ee caqligaada haka hadlin bid ci yahoow

  • sxb maxaa tiri carab calool weynayaal. bal kawaran ansaarul mu'miniinta tigreega iyo kuwa sheegta culumodiinka oo ladagaalaya "khwaarijta" ansaarul mu miniin tigree iyo "culumada" dadkaad waalaysaan adinka. marna tigree u wacda marna nin saalix ahaa. suufiyadii hore niman fiican bay ahaayeen oo daacad ah adigu kuwee tahay. hooyooyinka iyo waalidkana ha cayn mooryaanyahaw sida aad hoos iigu caysay. mida kale dad baad diin daro ku sheegi bal fiiri akhlaaqdaada

  • suufiya suaal? yaa fadli badan nabi ciise calayhi salaam iyo cabdiqaadir. maxaad cabdiqaadiroow saa noo yeel ugu haysaan aaway caqligiinii. ilaahay waxuu wax badan quraanka ku sheegay MIYAYASAN WAXFAHMEEYN. caqliga ka shaqaysii in adoo muslim ah aad nin saalix ahaa u yeeratid iyadoo ay jiraan kumaan ka fadlibadan assaga. ooy gaaladu u yeertaan. marka baadilka joojiya oo ilaahiina ka baqa

  • macaanjecel1 xayawaan yohow diintu caqligaaga laguma cabiro oo diintu barasheey u baahan tahay adiguna lagaa wareysan maayo nabi ciise iyo sheikh cabdul qaadir jilaani midkoodba saa ruux aaminsan ilahey karaamooyinkiisa iyo micjisooyinkiisa inuu cidii uu doono siin karo marke haddu ilahey hanuunkiisa kuu qoran tahay allaha ku soo hanuunsho.

  • @macaanjecel1 koley hadalkaaga wuxuu u jeedaa micnaha suufiyadu gaalo weeye oo sheikh cabdulqadir ayey caadudaan balse waxaad ogaata nimanka kaliyah oo jidka ilahey iyo sunnada rasuulka CSW haaya iney duruuqu suufiyah yihiin. oo eeysan diinteena macaan ku iibsaneyn dahab iyo dollar carab calool weynayaal iyo yuhuud eey siiyaan.

  • @macaanjecel1 adigana xaqa allaha ku tuso oo allaha kaa soo reebo nimanka carabta iyo yuhuuda u shaqeeya ee umada baadilka ku wada.

  • xadiithka iftiraaq nabiga scw waxuu sheegay in 73 firqo loo kala bixi doono 72 naarta ayee galayaan hal firqo unbaa janada galeeso firaqaasna waa nabi maxamed swc iyo saxaabadiisa wixii diin u ahaaa malintaas. waxaa taas ku tusaayeo xadiithul cirbaad ibnu saariya. nabiga, wuxuu yiri waxaa qabsataan aniga jidkeega iyo qulafada jidkooda kuna dhaga kuna adkaada. walaal sufi qofkii kuugu yeero cibaado nabiga iyo asxaabti iyo ijmaaca isku raacin ka tag

  • asw, bacda salaan, kitaab sacuudi kama arag. walaal xadiiska rasuulka sw. caanka ah. arimaha waxaa ugu shar badan waxa dib laga keni doona. sheykasta oo dib laga keeno waa bidco . bidca kastana waa baadil. baadi castana naar ayaa u sugnaatay. xadiith ka kale oo imamu axmed iyo tarmadii iyo dauud soo sareen. nabiga swc . wuxuu yiri. ruxii nolaada wuxuu la kulmi donaa qilaaf tira badan.

  • sxb sufi maaa aanan fafmin waxaa ka hadleesid. hadee tahay in qubuur la dawaafo waaa bidco iyo shirki hadee tahay in awliya laxuso ama xu s loo dhigo waa bidco hadee tahay in awliya loo yeerto waa shirki, waxaa diin ah wixii rasuulka ( sws) katagay iyo asxaabtiisa wsc

  • fun rice ma usuubiyay? ma arag nin kitaabka munakhibka difaacaayo oo hadana dhahaayo kitaabka allah aan isku dhaqno walahi ma arag mana maqal war islaamka kor u kici haku soo hoos laabanine  cibaado badil ah war salafkii maal iyo maskax xoog kitaabka allah ayee u hureen. lakiin kitaab munaaqib maya a imadana munaaqib ma a qooon iyo shirkigiisa walalayaal waxaa nafteeda iyo naftiinaba u dar daarmaya kitaab allah iyo sunada rscw iyo khulafada salafka wadado asalamu calaykum cafis all

  • allah danbi dhaaf weediso walalayaal wixii gaf ah waa naafteeda iyo shedaan allah hanoo danbi dhaafo walalayaal hadal xun ama caay waa ka bari islamka lakiin wixii khaldan reeb siwanagsan wixii saxana haka hor imaanin idigoo daliishanaaya mad hab waayo xil ayaa kusaaran waxaa dar daaran iga ah luuqada hala hagaajiyo ninkii difacaayo kitaab munaqib oonsana kitaabka quraanka xitaa hal difaaaceen oo xitaa 2million pple oo somalia ah ayaa bara kacay xalad xuna hesataa hal marxitaa

  • walasheyey in cid labarakeesto ama khabri wax laweydiisto malinta qiyamaha kuma bad baadineeso waxa kaliyah oo ku anfaci waa camalkaaga wanaagsanaa rakhiib iyo khatiit waxay kaa qoraan oo kaliyah, wahel malahan naarta oo shedaan ka eheen, walalkeyow rasulka scw wuxuu dhahay yaaa jano u balan qaada oo carabka iyo farjiga xifdinaa walaal carabkaaga shirkiga ka dhoor taasa liiban ah war barwaaqada allah kusiiye ka mahad naq ee shirki  ka ilali allah danbi wedisano walahi allah ayaa qaadir ah

  • war dadoow imtixaan ayaa nigu socda war ninkii baneeyo waxaan allah iyo rsw baneen naarta meshuu ka gali lahaa haka diyaarsado, nabiga swc wuxuu yiri qofkii igu been abuurta booskuu naarta ka gali lahaa haka diyaarsado walahi cabsida allah qofkeey qalbigisa kubadantahay waa ooliya mana banaana in la barakeeysto war mucjisa kastoo leedahay in lagu barakeesto waa xaraan  war niceebka qalbigaaga ku jira yuusan naar kugu tuurin war xataa mad hab in loo tacasuma waa sual war allah bari

  • war kan u riyaqayow war naftaada u cabso war xataa hoyaada ku dhashay oo dadka kuu jecleed ayaa kaa carari malinta qiyamaha war shedaanka iska naara war wax aan barano xisaabi naftaada adiga iyo awliyada xisaabta waa u simintahiin war nasaara aya ku halaagmatay bidco war waa wadadoodii war wixii kasoo haro kitaabka iyo sunada waa bidco waana naar war kuwa baneenayo waxaan allah iyo rasuulka scw kasugneen war shedaan ayaa nigu shaqesanaayo war hanoqonina wadaadada nasaaro oo kale

  • asw. i don't get any point he mentioned walahi hal daliil+ mahaayo ilaahada war ilahay halaga cabsado war dadoow ha qaldanina dadka war ilahay kacabsoo hal xadiis ama haldiid keen walahi majiro quranka asaga ayaa is fasiro ama xadddith ama asxaabti fahankoodi war dadoow hadalkiina ka fiirsada hadii awliya labarakeesanayo nabiyaal lama soodireen war cibaado waa tii ilahay oo kalih cid lawaadagto malahan qofkii layimaado cibaado asaga ayaa laga rabaa daliisha wixiii kasugnen

  • gaaladu nabi ciise oo aabo la aan ah, asoo markaa dhashay hadlay, dadka dhinta soonooleeya, cudurada daaweeya waxaasoo dhan ilaah idinkii bay intay la yaabeen u maleeyeen ilaah walina hada caabudaan. soo nasiib xuma maahan in qof muslim ah mucjiso wadaad c/jeylaani lagu sheegay oon quraanka iyo axaadiista ku jirin, baryaaya oo leh c/qaadir jeylaaniyoow. waxaaba aniga xooga ila caqli roon kan gaalka ku qaldamay nabi ciise. war ilaahay ka baqa, ALLAAH hala jeclado hana la baryo ALLAHU samicu ducaa

  • macaanjecel adaa u horeeya waxaa eey gaaladu ka roon tahay mida kale sh.cabdulqaadir seylaani kuma dhihin i jecloow iina yeero wacal yohow/yahay ee dadka muminiinta ah afkaaga doofaarka ah kala bax maxaad ku doodee adoo kale waa lagu yaqaan hal xabo diinta kama taqaanid mise waxaa aragteen nin suufiyah oo ilahey cid aan ahayn caabudaayo ama baryaayo diinta fahma marka hore ahlu naar baa tihiin.

  • horta balfiiri jahalnimo meesha aad maraysid wacal baad ileedahay anoo waalid xalaal igu dhalay. waxaas oo dhanna maxaan ku kasbaday waa ilaah uyeero oo gaalada hakaliidan sababtoo ah iyagu nabi ciise oo c/qaadir jeylaani ka fadli badan bay uyeertaan. marka ilaahay kabaq anigana ha i cayn

  • @macaanjecel1 sheekha sifiican u dhagayso: waa jaahilnimo in raga saalixiinta lakala fadliyeelo tusaale ahaan layiraahdo kanaa kafadliban ee maxaa karaamooyin ama mucjisooyin loo siin waayay. waa uu kuu sheegay sheekhu marka uu asxaabka kahadlayay ee uu leeyahay abuubakar sidiiq karaamo lagamahayo laakiin cumar bin khadaab iyo asxaabigiikale ee ay islahadlee iyagoo laba magaalo oo kalafug jooga. lama oran karo cumar ayaa kafadlibadan abuubakar sidiiq...cidii uu doo no ayu ilahay sii yaa karaamo

  • @somaliSufi marka jaylaani karaama uusan abuubakar radiyallaahu canhu uu san haysan buu haystaa

  • @macaanjecel1 waa suurtagal, waxa aad kahadlaysaa abuu bakar iyo c/qaadir jaylaani, laakiin karaama aan ambiyada lasiinin ayaa dhacda in lasiiyo nin wali ah.

    bal eeg, qisadii nabi muuse iyo khadar. sidoo kale eeg, qisadii nabi sulaymaan iyo waligii Ale ee cashriga il biriqsi ku keenay..

    kee baa nabi ahaa kee baa wali ahaa?..

  • @macaanjecel1 walaal, waxaad moodaa in aadan dhagaysan sheekha gabi ahaan. sheekha ayaa kaaga jawaabaya xitaa suaashan aad i waydiisay si kasharaxaad fiican iyo cilmiba..

    horta dhagayso sheekha waaba hadii aad xaq raadistahay.. iskana daa waligan ilaahay karaameeyay ee aad xaqirayso...walaahi waa khatar hadii aad xaqirto adoon uu ilaahay adoomadiisa kadoortay..

  • waxaan xasuusta hooyo somaaliyeed, oo lagu waalay sheeq c/qaadir jeylaani. maalin anakoo bas ku dhex jirna baa baskii xoogaa dhinac u liicay markaasbay hooyadii tiri meeshay ALLOOW ka dhihi laheed c/qadir jelaaniyoow. bal kawarama taas soo xaqii ALLAH kaligii in la baryo laguma xad gudbin.

    mida kale anigu waxaan ka baryayaa hooyadaa in ilaahay hanuuniyo. bal kawarama gaalada intay la yaabeen mucjisadii nabi ciise u maleeyay inuu ilaah yahay.

  • walahi ilaa hada waxaan la yaabanahay xoolahaan aan diintuba dhacayn ALLAH SWT baryadiisa cida lala simay waayo mida kale ilahey cidi uu jecel yahay waa in la jeclaadaa marke sh.c/qadir iyo owliyada kale dhamaantood jecelkiina marabaan oo ilahey swr iyo rasuulkiisa scw ayaa jecel ee idinku dadka ilahey iyo rasuulkisa iyo owliyada jecel faraha kala baxa hadusan idinku socon sheikha wuxuu sheegaayo maxaad u dhageysaneysaan waaba yaabee.

  • mida kale waxaad leedahay karaamada iyo mucjisooyinka caqliga laguma cabiro. hadaan ku dhaho aniga aabahay malakul jibreel bay naf la qaadayo isku qabteen. xaq waxaad u leedahay in aad su aalo iwaydiisid. laakiin hadaan ku dhaho caqligaaga ha isticmaalin oo hadii kale islaamka baad ka fogaan. bal kawaran.

    mida kale haday xataa run ahaan laheed in uu lahadlay aabahay wali waa adoon allaah.

    yacnii aabahay ma baryeen, ilaahay un baa la baryaa

  • macaanjecel xayawaanka la baxay adigu calooshaadaaba ku fac tahay diina war uma haysidee iska aamus walle dad noocaas ah ayaa dunida ku nool.

  • meesha sxb dood maahan. wax waa lagu waydiin mar haday arinku diintahay. maahan in wax walba oo la iska yiraah aad duu duub u qaadatid. qofku xaq buu u leeyahay inuu ku suaalo maxaa kuu daliil ah.

  • wadaadku wuxuu ku leeyahay youtubeka meel kamid ah. in ay macquultahay in sh jaylaani uu malakul mawt naf uu oofsanayay uu ka ritay

    shiiq jaylani allaha u naxariisto laakiin ma fiicna qofka daraja uusan gaarin in lagaarsiiyo oo lagu been abuurto

  • walaal kiraamada iyo mucjisooyinka wuligisa caqliga maluga cabiro. hadaad caqliga ku cabirti - diinta wuu ka dheeren kara maxa yelay waxa dhicin kara inaad beenisi ayaat quran ama xadith. sheikha tusaal ahaan wuxu u qaatay qisada nabi mose (AS) marki malakul mawt naf uu oofsanayay..... waa qebta 2maad bilwagiis, so fiican u dhageeso.

  • diinta in lu doodo wa laga fiican yahay. hadi wax ku anfacin faraha ka qaad adigo wax ka sheegenin. sufiyada oo qabriga ziyaaranaayan innad ku xukumti shirk iyo wax yaalaha la mid ah waa arin culus. hadaad ku xukunti waa adiga iyo allah malinta qiyaama. wabilahi taqfiq

  • macaanjecel shiiq jeylaani karaamooyinkiisa iyo darajooyinka uu allah swt gaarsiiyay adigu lagaa warsan maayo magaratay afkaaga qurmoonka badana ha ku sheeg sheegin magaca sheikha halkaanuba ka soo karaa doofaar baqtiyay camal uuuuuuf. HORAA LOO YIRI QOFKII ALLAH SWT AGTIISA LAGA NACAY OON WAXBA U OOLIN INTII ILAHEY JECEL YAHAY BAA LAGU DIRAA marke axbaabi filaah kuwaan diin marabaane yeysan idin xakaarin.

  • qadiriya waa sax diinta ciyaar ma gasho, oo cadaw badan bay leedahay isku dayaya in ay badalaan. laakiin qofkasta oo wax iskala yimaada waa in uu daliil sax ah layimaado. waxwalbana alxamdulilah diinteena waa cadahay sida qoraxda oo kale. wadaadkaan wuxuu na daba wadaa c/jaylaani mucjisooyinkiisa meeqo baa ka mucjiso badan kana fadli badan shiikh jaylani. muxuu dheeryahay nabi ciise mise ka mucjiso badanyahay. maxaa wadaadka sheekh c/jaylaani baryadiisa naloo daba wadaa.

  • waxay culumadu isku raacsantahay in quraanka kadib in buqaari iyo muslim ay ku xigaan kuwaas oo ilaahay fadligii rag badan ay juhdigooda ku bixiyeen. marka intaad munaaqab la dabo ordayo maa buqaari iyo muslim la raaco mida kale wadaadku wuxuu leeyahay waa in aan dadka munaaqibka loo fasirin oon loo sheegin. quraanka oo ka fadli badan munaaqibka waa loo tarjumaa dadka

    buqaari iyo muslim dadka waa loo tarjumaa. war ilaahay ka baqa. abuu bakr radiyallaahu canhu iyo jaylaani yaa fadli badan

  • walaal qof diidan ma jiro quraanka kadib in buqaari iyo muslim liksu raacsanyahay. qof walbana wuxu racsanyah quranka iyo sunada. munaqibka la aqriyo wax diidayo majiro, hada u jiro, cadiin i keen. sheikha so fiican u dhagesso. dad aa jira oo jahil ah - kiraama wax la dhahaayo aqoonin. aqligoot ay ka cabiraayan - ka bacdi waxay dhahayaan ma anfacaayo, marka walaal dadkaan o kali see lu fisrin ka ra mnaqibta?

  • qadiriya wadaadku wuxuu ka hadlayaa mucjisooyin aan caadi ahayn oo munaaqabka ku qoran. markaas buu wuxuu ka hadlayaa quraanka kariimka mucjisooyinkiisa. quraanka ALLAAH buu ka yimi noona sheegay in aan la badali karin oo asaga uu ilaashanayo.

    munaaqibka yaa yiri waa sida quraankoo kale oo mucjisooyinka ku qoran ALLAAH baa ilaaliyay. qofku walaal caqliga mala ah. maxuu ku cadayn in ay been ku jirto iyo inkale.

  • walaal kiraamo wiligis wax caadi aheyn waaye. kiraamada waxa lagu garana, aqliga binaadinka waa diida. sheikha wuxu cadeyna qoranka xagiisa in mucjiso jiro. quranka wuxu ka hadla mucjisooyinki ambiyaasha hori. munaaqibka wuxu ka hadla kiramoyinka sheikh c/qadir jilani. kal saar - waa lama.

  • horta waa cajiib diinteenu waxay ku amraysaa in aad fakartid ood caqligaaga istic maashid.

    wadaadku wuxuu daliilsanayaa quraanka kariimka. ma quraanka iyo munaaqibka baa isku mid ah. ha is bar bar dhigin. ma waxaad dadka u banaynaysaa in ay c/qaadir jaylaani baryaan.

    yaa fadli badan c/qaadir mise nabiyunaa ciisaa calayhi salaam. christanku nabi ciise bay baryaan dad badan oo wadaadkaan heloo kalana jaylaani bay baryaan.

    war ilaahay ka baqa. ilaahay un barya wax kale ha umar marsiiyoonina.

  • walaal sheikha goorma u dhahay quranka iyo munaaqibka aa isku mid ah?? walaal diinta ciyaar magulo. dadka wax ay geesanin luga xukamo waa laga fiican yahay. marka walaal xukunta dadka ku ridesi is ka daa aan kula talina

  • macaanjecel marka hore sheikhu ma oran munaaqibkaa ka fadli badan quraanka mida kalena ma uusan oran sheikh c/qaadir hala caabudo ama hala ilahey halaga hormariyo oo hala baryo hadaa diinta daacad u tahay mida kale nimanka wda gararka doofaara leh ee aad sheikhyada ka dhigataan ee uu u horeeyo cumar furuqle iyo umul markeey idinkugu sheekeynaayaan ilaheybaa 2habeenimo carshiga soo fariisto gacan soo taagta oo ilahey wax aan loo nisbeyn u nisbeynaaya kuwaas waa saxan yihiin miyaa.

  • masha allaah

    Sheekh Cabdirizaaq Yuusuf Halkee baan ka heli karaa?

    iyo duruustiisa?

    Wasalaam

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more