Added: 3 years ago
From: mykulmiye
Views: 8,689
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (16)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • silanyo is father of SNM

  • inshallah I hope SIILAANYO wins.

  • @a2zmustafa he did

  • Kan wax iska soo qorqoraaya Wuu Cuqdad garxajisaysan yahay adeer forget wixii dhib isaaqu kuu geysteen waa laysa saamaxay Ragan aad meesha ku soo xaadirisayna waa tolka waxba nagama galin mujaahid iyo gaal waxaay ahaayeenba marka jooji cuqdada ku gubeysa Geesi aanad gaadhaynin aflagaadadiisu waxba kugu biirin mayso Godbless Silanyo ka naxow nafta waa My hero Cadayn ayeey aduunyadu isku dhaaftay Vidoe gu waa cadayn wax cad dadka tus noo faan iyo af iska hadla Huh...

  • Comment removed

  • pslronman Waxaan hadalkaygii ku soo gaba gabaynayaa anigu uma baahni af iska hadla ee hadaad taariikh cad ka hayso Tuur sida Silaanyo aan youtube u soo gelinay u soo geli oo wax na tus hadii kale raali iga ahoow kulama murmi karo maanto dhan .,,Ta kale waxaan nahay dad tol ah laga fiican inaan meeshan isku eryano wixi tagay tiigsimaad ma leh ISAAQ wuu isa saamaxay No more Cuqdad Cusub walaal forget dagaalkii sokeeye,,,,Cafis iyo musaamaxna

  • Tuurna xilka Silaanyo ayaa ku wareejiyeey..Cigaalkan aad sheegaysona bal vidoega daawo anigu been ma sheegaayo ee sidu silanyo ugu sujuudaayo isagoo bisad u eeg lolz

    Ninkan Silanyo Waa Hero Shalay Waydinkii lahaa Silaanyo dhalay soo dhigay isaaq sida dhibicda roob ...Long Live Silanyo ka naxoow nafta waa ...

    waaka Cigaal afkiisa ka qiraayo Raganimadiisa Silaanyo daawo video ga ma murmi karno maanto dhan lolz

  • pslronman waxaan ku idhi cuqdad iyo xaasidnimo ayaa kaa muuqata ee geesigaaga waa loo haniya wuxuu kuu qabtay ta labaad tuur wuxuu aha tuug shisheeye kalkaal ah weligiiba waad ogayd karaamo daro ayuu ku dhintay sidii somaliland looga eryaay ee xamar iyo meel baasuu u joogay ma garatay,,,, ta labaad waxaad samaynaysa personal attack markaad silaanyo khamri ku caayeeyso ma is waydiisay tuur iyo cigaal sida biyahaa ayeey iskugu shubi jireen ilaa ilma mooge cajalada si fiican u daawo

  • adeer siilaanyo markuu siyaad barre kasoo baxsaday ururkii ugu horeeyey ee uu galo waxaa la odhan jiray SOMALI FIRST waxaan ururkaa sameeyey CABDIRASHIID XAAHI XUSEEN iyo CALI KHALIIF GALAYDH. isla wakhtigaa BBCda ayaa laga waraystay wuxuuna yidhi SNM waa urur qabiil magacaygana in urur qabiil lagu sunto ma rabo. adeer markaa taariikhdu waa wax qoran haku wareerin

  • Qabiil iyo Qabyaalad dhaaf oo Waqtiga la jaan qaada.Hadii kale horow mar gaadhi maysaan SOOMAALIYEEEEEEEEY.

  • SIILAANYO wuxu ku lug lahaa dagaaladii sokeeye ee wadanka ka dhacay siilaanyana maaha mujaahid dhab ah. ragii mujaahidiinta Asalka ahaa badi way dhinteen sida mujaahid LIXLE, GACMO DHEERE, AADAN SHIINE, KOODBUUR, IBRAAHIM KOOSAAR. ninka kaliya ee kasii nooli waa MUJAAHID DHAGO WAYNE.

  • Allahu Akbar may ALlah give the SNM Kulmiye

    Mujahideed

    Victory ameen

  • sanaadkan 2009 haddi silaanyo kursiga lo diido burco bud ha qaadato sheeko wa sida

  • This propaganda film show us two main points :

    1.Kulmiyé = SNM = qabqablee dagaal = military power = qabil state

    2.UDUB= Civil Power = Ibrahim CIgal's Legacy ( farduisa Paradis for him ) = Peace and prosperity.

    Vive UDUB and Rayale, the continuity of Cigal policy, quun yare socod.

    Vive Somaliand

  • mykulimiye, thank you for your posting bro.

  • Reer Togdheer waligood dadka reer somaliland iyaga ayaa ugu ficil badan waxbadan ayay iskood u qabsadeen, biriij ayay kaligood dhisteen iyada oo Hargeisana ay dhisan kari wayday bariijkii ka dumay 4 sano ka hor.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more