Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (6)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • to all darood and hawiye isaaq waa kii dawladii somaliya bur buriyey cid u ba baci dhigi kartaa majirto

  • Shariif Sh. Axmed oo ka hadlay goonni-isu-taagga Somaliland

    Way jirtaa wuxuu Taliskii Siyaad Barre ku sameeyay Shacabka Somaliland.

    Hargeys(GNS)Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Shariif Sh. Axmed, ayaa ka hadlay qaddiyadda goonni-isu-taagga Somaliland. Waxaanu amaanay nabadgelyada iyo horumarka ka hirgelay.

  • Shariif Sh. Axmed oo u waramay Telefishan ku yaala Magaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta, laguna magacaabo Al-AAN TV, ayaa ka hadlay xaaladda qasan ee ka taagan Koonfurta Soomaaliya. Waxaanu sheegay in uu jiro wada-hadal qarsoon oo u dhaxeeya isaga iyo Xasan Daahir Aweys. Isla markaana ay wada-hadalladaasi u socdaan si hab-sami ah, lana rejaynayo in uu midho-dhalo.

  • Shariif Sh. Axmed waxa uu Kooxda Al-Shabaab ku eedeeyay in ay taageero dhaqaale ka helaan Kooxaha Budhcad-Badeedda ah. isla markaana aanay diyaar u ahayn xasilinta Soomaaliya. Hase ahaatee, wuxuu xusay in Dawladdiisu diyaar u tahay wada-hadal ay la gasho Kooxah Mucaaradka ah.

  • Mar Shariif Sh. Axmed wax laga waydiiyay qaddiyadda gooni-isu-taagga Somaliland, ayaa wuxuu Somaliland ku ammaanay horumarka iyo nabad-gelyada uu gaadhay, waxaanu sheegay in uu taageersan yahay. Waxaan si niyad-sami ah u taageersanahay xasilloonida ballaadhan ee ka jirta Somaliland,

  • runtiina way u qalmaan in lagu ammaano dedaalada ay sameeyeen. Waana wax jira sheegashada dadka reer Somaliland ee wixii uu ku sameeyay taliskii hore ee Kaligii-taliyihii Maxamed Siyaad Barre, laakiin, tani (goonni-isu-taaggu) waa wax ka duwan. Ayuu suaashaa kaga gaabsaday Shariif Sh. Axmed.

    Source: ogaal

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more