Added: 2 months ago
From: GarweyneMedia
Views: 9,106
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Ninkaan takar sheekh uma quuree inaan dhaxo jidka toosan ilaahay ha tusiyo waa shaqaale ciduu u yahay wey soo bixi doontaa waxuu ku wanaagsan yahay in aduunka laga qariyo Somali umadeeda aad buu u dhibey

  • iglahfa@ waa adiga dhahaya sheikh takar alle haku hadeeyo yaa ku sheegay in sheik takar lunsan yahay war somalidan dhib jeclaa miyeenan islaam eheeeyn war takar afka kala bax adiga ka caqli iyo cilmi yare

  • xaashaalillah, Sh. Umal aqoon yahan xeel dheer oo war cad. Ilaah haku dhowro Sheekh. Sh. Takarna xaqa alla ha tuso.

  • salaamu caleekum w.w

    markii aan dhageestay labada dhinaca waxaa iisoo baxay sheekh umul inii laga gardaran yahay xasan takarow ilaahay u toobadkeen wadaadka cafis ka dalbo walaahi uu ku cafinayaaaye.

  • asc wr wbr aniga waxaan fahmin sheekh xasan takar in taasoo sano ayow ku soo noolaa wadanka ingiriiska owna lacagtooda isku dal dalayay?

  • tarak ilaahy haku soo hadeeyo waa dhunsanty ...

    alshabab na kudifaaci mayso aakhiro ee ilahay uteebadkeen

    sidaa na mujaahid laguma noqdo jano lagumadoonp

    in dhiiga musliminta ladaadiyo oo gaalo lagusheego

    culumadana khaladkaga kasoo horjeedalay inaaa kutilmanto gaalay wataan

    ee hadaadiyo dhiigooda

  • xafidalaah shiikh maxmed umal..

    .jasaakala shiikh umal....

    

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more