Walaal aan ku daree waa hobolkii loogu magac daray " Ma daalaha hobolada Waaberi" isagoo ku muteystay arinkaa howlkarnimadiisa. Waxaa dhici jirtay in ka soo qeyb galo howlgallada hobolada Waaberi, ka dibna habeenkii aroosyada ka caweeyo & weliba isagoo aroor kasta oo jimce ah madadaalin jirin dadweynihii u daawasho tegi jiray barnaamijkii xiisaha lahaa ee KEDIS.
His name is Omar "Shooli" and was one of the best singers of Somalia in the mid 80'. He was a big hit in 1987 with "La Dabbaalo Caashaqa - Swim with Love".
Was having Tea with him in streatham london the other day...
Am not his biggest fun but this is one Crazy tune...Doesnt get better than this lyrically.
keerow 2 years ago
madadalihii hobalada waabari waa kuma fanana cumar shooli oo aan hesihisa jeclaha
roombe 2 years ago
waaaaaaaw nice song, waayo waayo. cumar shooli.
guryosamo 3 years ago
The best of ever love sons.
Rodaibrahim 3 years ago
Walaal aan ku daree waa hobolkii loogu magac daray " Ma daalaha hobolada Waaberi" isagoo ku muteystay arinkaa howlkarnimadiisa. Waxaa dhici jirtay in ka soo qeyb galo howlgallada hobolada Waaberi, ka dibna habeenkii aroosyada ka caweeyo & weliba isagoo aroor kasta oo jimce ah madadaalin jirin dadweynihii u daawasho tegi jiray barnaamijkii xiisaha lahaa ee KEDIS.
nabadraadshe 3 years ago
His name is Omar "Shooli" and was one of the best singers of Somalia in the mid 80'. He was a big hit in 1987 with "La Dabbaalo Caashaqa - Swim with Love".
XasanBurhaan 3 years ago
very nice song and his got very nice voice who is dis guy?
yimyam06 3 years ago