@Demineedun Kawaanka Dadka cida loo wadey maaheyn H.E Omar Abdirashid ee nimanki ayaga ahaa ayey ku socotey, tan kalee ah wadani Alle ayaa guuleeyey H.E Farmaajo oo jab iyo dharbaaxsho la dhacey dhalinti dhibka nagu heysan ma aqaan halka aad iska saartey sheekada qabiilka ku qarsan hope inaad ka dharagsan tahay taas.
@waiting22 bro waan kusalaamyaa this is toll guy who live in cols i i thng u remeber me any bro waxaad waqti aad u badangalisay oo runtii aan aad uga xumahay arintaas balse waangarankaraa in aad tahay muwaadin somalia oo aad rabto in qofwalbaa somalia ogaado in aan isku dan nahay waana mida mida aad kutaageerayso kooxdan balse ogow qofkaan labaxay macaan jecel waxaan u malaynayaa in uu qof rag ah yahay koleye waa dadka masibada qabaailku aafaysay alaha soo hanuunsho mana aha jareerta ee
@sakhaudiin Waan Kugu Raacay ra'yigaa dalkaa In Lo laabto loo Baahan yahay weliba La xureeyo. Lknse Iyana Ma xuma In ay suuganata lagu soo bandhigo.. Balse Hadal Badan haan ma Buuxiyo somali ayey ku Maahmaahdaa,, dalka halaga AGarao....
loyalyare aboowe waa barbaariye1 oo kuleh anigu waxaan sheegay erayada meesha aanku qorey ee aflagaadada ahi in aanay gelin sugaanta somaaliyeed ee wiilashani ku heesa yaan waa ka mamnuuc dhaqan ahaan iyo sugaan ahaanba wax jira hadii lasheego ma danbi baa mise waa godob adigana anoon wax ka sheegin waalidkaa waxaad u eegtahay nin xanuunsanaya ma dadka khaadka cunaa tahay adiga iyo ninkaas midkiina waxbarasho may daan ka soo marin waxaa laga gartaa qaabkaad u hadlaysaan,sorry
@barbaariye1--- waxaa fiican inaad marka hore kasoo fakirto waxaad qoreyso ama aad soo jeedineyso qeylo dhaan group ma aha kuwa adiga kaaga baahan tageero adiga oo kalana waa dadka aan waligood cuqdada iyo daciifnimada aan kadhamaaneyn, ragaan ma aha kuwa kasoo jeedo fuleynimo, fahanka ayaa kugu yar-- dhagaha fur oo hordhac dhageyso, waxaa ceeb ah adigoo jaahil inaad wax kasheegto nin doctor ah(Dr.abdi shire), ciil qabow cadaabta gal
@barbaariye1 Waxaad aflagaado ku tahay ciddii ku soo ababisay, sow ma dhici karto in aad tahay qofka voicemailka u reebay wadaniyiinta qiimaha badan ee xataa ay wanaagooda garteen xataa ilmaha 2 jirka ah. Car intaad maskaxda dhalaalisid isku day in aad keentid labo rigo ee fagaaraha aad la timaado rag rif ha noqone. Miyaadan ogeyn ninka heesta qoray uu yahay aqoon yahan Heysta shahaadooyin sar. Waxa uu jaamicada Leeds ee u.k ku taala ka qaatay Shahaadada MA 1990- nolow qaylodhaan iyo c. shire
qof walba oo dhabta ka hadla maxaa loo ugaarsadaa waa su'aal alshabaab qarixii ka dhacay shaamow sooteeh in kirtay maxay hada u dhaleecaynayaa heesta war wax walba ay yihiin waan ku tilmaameenaaa hadii ay dhibtana iyagee u taal ilma ciyaar jecelna waan garabtaaganahay waayo dhiga somalida aye kiciyeen waayo waan jiif jiifnaa inagu waa in aan hurdada ka kacnaa kk
Cajiib...Cirka soo duunshoo waa inoo dagaal...marka hore badal thnx for sharing this song with me.....marka xiga Hambalyo Jooqle iyo ciyaar jecel sida geesinimada leh uga dhiidhiseen dhibka kuwa shaatiga diinta ku qaraabta dhibka umada somaliyeed ku hayaan..anagana hadaan shacabka nahay waa idin taagersanahay...kuwa telefonada soo diraaya UK jooga ciidamada amniga u gudbiya xabsiyada haku uraan.
haweye mareexaan wax u ma sheegayaan gedo ayaa jago aah sxb
zaakiicade 2 months ago
runtii heestani waa hees qofkii wax garada wax ku qaadan karo
lakiin meeye dadkii wax fahmi lahaa waa iska qarinayaan waana waxa somaliya hada ugu wacan halkay marayaan . mida kale joogle iyo kooxda qaylo dhaan waxaan leeyahay wada waanadiina kolay mar uun baa la arki doonaa dad wax fahma
god bless you qaylo dhaan
mustafe143 2 months ago
@Demineedun Kawaanka Dadka cida loo wadey maaheyn H.E Omar Abdirashid ee nimanki ayaga ahaa ayey ku socotey, tan kalee ah wadani Alle ayaa guuleeyey H.E Farmaajo oo jab iyo dharbaaxsho la dhacey dhalinti dhibka nagu heysan ma aqaan halka aad iska saartey sheekada qabiilka ku qarsan hope inaad ka dharagsan tahay taas.
MrDalmarsaab 3 months ago
Dowlada markii Ina Cabdirashiid Ra'iisul wasaare ka ahaa Muqdisho waxay ahayd KAWAANKII DADKA. Markii Farmaajo yimidna waxay noqotay dowladii Wadaniyinta!
Taasi waa halbeega kuwa isku sheega fananiin ee danaha tolalkoda ka shaqeeya
Demineedun 10 months ago
waad ku mahad san tahay ci
gabayre1 1 year ago
ISEE ONLY NUCLEAR FAMILY, IAM LOOKING SOME EASTAFRICAN SUCH CUSHITIC SOMALIAN PEOPLE
cobra09006 1 year ago
great job guys.
frankie3005 1 year ago
I just love those brothers! they are really talented, everything about this song is wonderful. I can listen all day. LOVE U GUYS!
shumeeey 1 year ago
halkaa ka wada ilma jooqle
akim2k10 1 year ago
mansha alaah caadi ma ahan heestaan waa beelo noolaada waligiin jooqle shire iyo xuseen shire la in ma cayuumo mansha alaah
qaali7 1 year ago
labada nin ma walaalaa?
faataxa 1 year ago
hees fiican waye iyo dhiiri galin aad u heersareysa
lakiin hadii aad run sheegeysaan wadanka aada oo ka soo dagaalama
qofka qofka uu ka ilbax san yahay dhimashada waa ka neceb yahay hadii aad i fahmaysan
lol
axmed03 1 year ago
salam calaykum walal adiigo arali ah waxaan kuwaaydinaya waadiiga dhahaayso wadanki ada oo so dagalama ..mawadaan laado baajiiro mideda kaleto madaad an koobi kariin ayaa wadaan udagalami karo somali ayago iskudhaqaan iyo iskudiin ah baay isfahmi laayihin maarka waxaan umaleya heesa wadaniga ah waxaa looqadayo baad fahansanayn ee the reason oo loqaday heestan ama hesa kaleto waxa waye in ey somalida iskufahman waax kujiraan iyo rafaadka iyo silica wadaan kodi hooyo talo 21 sano maanta
fadumo2010 9 months ago
ggtfhjbnbbhb gbvg
SuperLoves2dance 1 year ago
guuleeysta jaalayaal shakina kuma jiro in aad dadaal iyo raganimo dheeraad ah galisen waqtigiina qaaliga ah basle waa waajib qaran oo cidkastoo somalia saarayd balse idinku aad gudateen iyo dheeraandba waadna kumahadsantihiin sidaan horay idiin iri markii aan biladaha shafta leh idinku gudoonsiinay USA taariqda ayaa idin xusidoonta somalia haxoroow cadugeedu hajabo sinaad cadaalad iyo midnimo wasalama caykum
MrJamhuuri 1 year ago
@waiting22 bro waan kusalaamyaa this is toll guy who live in cols i i thng u remeber me any bro waxaad waqti aad u badangalisay oo runtii aan aad uga xumahay arintaas balse waangarankaraa in aad tahay muwaadin somalia oo aad rabto in qofwalbaa somalia ogaado in aan isku dan nahay waana mida mida aad kutaageerayso kooxdan balse ogow qofkaan labaxay macaan jecel waxaan u malaynayaa in uu qof rag ah yahay koleye waa dadka masibada qabaailku aafaysay alaha soo hanuunsho mana aha jareerta ee
MrJamhuuri 1 year ago
Wax lausku heystaba soo ma aha in la yiri qof heesi kara ma jiro. Inna Hebel-hebelna soo ma badalin Abuu sharmuuto iyo abuu sheydaan
Somalicalgarian 1 year ago
lol qaabdaro
Maxadeey 1 year ago
@Maxadeey adiga tos tosi noh madaxa aya ka weyn adiga loolz
nafisoDowlo 1 year ago
alshabab diinta ayey ku qaraabta insha alah mar baa xisaab imaandonta
alahayow dalkeena nabad kusocili AAMIIN,,,,,,,,,,,AAMIIN,,,,,,,,,,,,,AAMIIN
Superaliyare 1 year ago
bullshit!!! ragii somaliyeed waxay Noqdeen kuwa qayilo iyo kuwa qeelo dhaan ku waashay fuck off.
bal daya nimankaan suuqa ka soo gatay dharka ciidanka oo hadana dhahaayo al-shaab wa inooo dagaal.
su'aasha waxa ay tahay ma LONDON ayay kula dhex dagaalamaayan al-shaab mise dalkii ayaa la rabaa in la tago oo la is ka xoreeyo al-shabaab?
waxaasi waa sheeko dheel dheel ah marqaanka aa idin tusiye ee dalka Hees iyo qeelo dhaan wax kama badaleeso ee rag dagaAlamo ayaaa larabaa.
sakhaudiin 1 year ago 2
@sakhaudiin Waan Kugu Raacay ra'yigaa dalkaa In Lo laabto loo Baahan yahay weliba La xureeyo. Lknse Iyana Ma xuma In ay suuganata lagu soo bandhigo.. Balse Hadal Badan haan ma Buuxiyo somali ayey ku Maahmaahdaa,, dalka halaga AGarao....
iluvxamar 1 year ago
@sakhaudiin
so bax aniga iyo adigana aa ugu horeeno. Im ready Now so bax hadii aad run shegeysid
cunsuri 1 year ago
@cunsuri so bax if you are ready
nafisoDowlo 1 year ago
@sakhaudiin adiga waxaadan fahmin dagaal ereyga la yiraahdo,dagal waa wajiyo badan yahay mid waa kan gacanta,mid waa kan qalinka,mid waa kan gubaabada iyo baraarujinta shacabka iyo hogo tusaaleynta sida fanaaniinta gabyaaga oo ka hadla xaqiiqda jirta.sidaas u baro ereyga dagaal micnihiisa,hoboladan qaylodhaan wax badan ayey ka badeleen fakarkii shacabka oo tusiyeen wadadii saxda aheyd,baarlamaankii waaxay ku ifiyeen toosh waa toosin kaalin muhiim ah ayey shacabka ugu jiraan sidaas u ogow
TheWaiting22 1 year ago
hadii dowlad naflihi ka jiri lahayd dhulkii hooyo nimankan waa la qaramayn lahaa, waaba askar dhaba oo bilaa mushahar ah....... Halkaa ka sii wada Dedaalka iyo difaaca ciida hooyo well done guys.
Libaan99 1 year ago
Halkaa ka sii wada, qoolkiina lama afqaban doono. Fuley waa kuwa diinta ku qaraabta, shacabkana ka dhex dagaalamaya dhiigoodana ku nool.
kuwaasi ilaah shacabka Soomaaliyeed alle ha ka qabto.
HeroSomali 1 year ago
Rageedii saan ayaan rabaa qoomka diinta ku qaraabta hala xasuuqo aaqirana naarta yaa rabi alshabaab ilaahay naga qabo oo aduunka ku xalaag waa bil ramadaan yaa rabi ducadeena cajiib
MrGaladi 1 year ago
loyalyare aboowe waa barbaariye1 oo kuleh anigu waxaan sheegay erayada meesha aanku qorey ee aflagaadada ahi in aanay gelin sugaanta somaaliyeed ee wiilashani ku heesa yaan waa ka mamnuuc dhaqan ahaan iyo sugaan ahaanba wax jira hadii lasheego ma danbi baa mise waa godob adigana anoon wax ka sheegin waalidkaa waxaad u eegtahay nin xanuunsanaya ma dadka khaadka cunaa tahay adiga iyo ninkaas midkiina waxbarasho may daan ka soo marin waxaa laga gartaa qaabkaad u hadlaysaan,sorry
barbaariye1 1 year ago
@barbaariye1 caqligu waa kuugu yaryee Rabbi ha kaa sii ceejo. Wali waxaan kaa sugeynaa laba sadar oo aad fagaaraha la timaado. Jaahilnimadaada xataa af-soomaaliga aad qoreysid makala garaneysid xarfaha labalaabma, shaqalka iyo shibanaha. Qaylodhaan oo nool ma dhaceyso adiga iyo qof aad jeceshahay in ay fagaaraha fanka yimaadaan. Viva reer ciyaar-jecel. Waxey kuu diideen in aad ka mid noqoto kooxda qaylodhaan maxaa wacay sharuudihii ayaad buuxin weyday oo waxaad ka dooratay sidaan foohsa xun....
ls827 1 year ago
@barbaariye1 --- kkkk walaale calaal iyo daciifnimo loogama baahno halkaan, waxaad u daawatay heestaan ayaaba qalad ahayd, dabaqi ineydan lahayn dunidu way ogtoo waan wada ognee, somali kaa badan sxb dulinimada iyo cuqdada kabax qof aad aflagaado iyo hafrid wax ooga qaadi karto majirto, waan kusoo duceynaynaa inuu ILAAHAY caafimaad idin siiyo adiga iyo kuwa kula midka ah...
loyanyare2 1 year ago
WAA WAREEY SADEXDAN XAWAYAAN IYO ADEERKOOD XOOSH MA. AY XISHOODAAN MIYAA HEESTII QAYLO DHAAN WAY FIICNEYD LAKIIN WAXAY KA DAMBEEYSIIYEEN XAAR MAALIN WALBANA SOMALIDA AYAY CAAYAYAAN WAXAYNA MOODAYAAN IN AAN LA FAHMEEYN WAA 3 NIN OO JAAHILIIN AH KOOXNA ISMOODAYA AWAY RAGII KOOXDA LA AHAA IYO GABDHIHII KUWANI WAA MAREEXAN CEEBAYS 60 SANO AYAN JIRAA OO WALI MA .ARAG TAN OO KALE OO SIDAN LOOGU CAYTAMO HEESO IYO ARAYO DIIQ. DAWACO.DAMEER, DIBI.DOOFAAR KU JIRA SUGAANTA SOMAALI YEED
barbaariye1 1 year ago
@barbaariye1--- waxaa fiican inaad marka hore kasoo fakirto waxaad qoreyso ama aad soo jeedineyso qeylo dhaan group ma aha kuwa adiga kaaga baahan tageero adiga oo kalana waa dadka aan waligood cuqdada iyo daciifnimada aan kadhamaaneyn, ragaan ma aha kuwa kasoo jeedo fuleynimo, fahanka ayaa kugu yar-- dhagaha fur oo hordhac dhageyso, waxaa ceeb ah adigoo jaahil inaad wax kasheegto nin doctor ah(Dr.abdi shire), ciil qabow cadaabta gal
loyanyare2 1 year ago
@barbaariye1 Waxaad aflagaado ku tahay ciddii ku soo ababisay, sow ma dhici karto in aad tahay qofka voicemailka u reebay wadaniyiinta qiimaha badan ee xataa ay wanaagooda garteen xataa ilmaha 2 jirka ah. Car intaad maskaxda dhalaalisid isku day in aad keentid labo rigo ee fagaaraha aad la timaado rag rif ha noqone. Miyaadan ogeyn ninka heesta qoray uu yahay aqoon yahan Heysta shahaadooyin sar. Waxa uu jaamicada Leeds ee u.k ku taala ka qaatay Shahaadada MA 1990- nolow qaylodhaan iyo c. shire
ls827 1 year ago
cirka soo dunshoo waa inoo dagaal haahh hoohh-- Qeylo dhaan group really kumaandoos, xoga iyo geysiyaalka wadanka baad tihiin waligiin habaqina-- shacabkiina ayaa idin garab taagan-- Guusha idinka ayaa iska leh-- cadowgiina hajabo
loyanyare2 1 year ago
qof walba oo dhabta ka hadla maxaa loo ugaarsadaa waa su'aal alshabaab qarixii ka dhacay shaamow sooteeh in kirtay maxay hada u dhaleecaynayaa heesta war wax walba ay yihiin waan ku tilmaameenaaa hadii ay dhibtana iyagee u taal ilma ciyaar jecelna waan garabtaaganahay waayo dhiga somalida aye kiciyeen waayo waan jiif jiifnaa inagu waa in aan hurdada ka kacnaa kk
rabsho10 1 year ago
Waa faniin iyo abwaniin doortay inay xikmadooda iyo fankooda ugu adeegaan bulshada Somaliyeed si ay u dhiiro galiyaan bulshada Somaliyeed inay noqdaan wadaniyeen ... cidii wadankayaga ku soo duusha waa noo dagaal.
budhubadha 1 year ago
OMG jooqle runti waa ninka kaliya ee fanka qimahiisa soo nooleeyay waayo heesaha uu qaado dhamaan meel un bee kaa taabanaayaan runti jooqle waa fanaanka kaliya ee la dhihi karo waa muwaadin dhab ah jooqle nooloow ilaah baa qofkii xaqa u dirira magan galyo siiya weligaagana mooqifkaaga ha dabcin wax ee kaa qaadaayaan ma jirto ilaahoow wadankeyna noo hagaaji aamiinta ila qabta dad weynoo
qaxaaye1 1 year ago
qolada canasiirta ah ee jooqle iyo ciyal jacel u hanjabayo maxey ahayeen nacalad haku dhacdee. tankale dadkas hadii layaqanu waa argagixisu ee dawlada haloo sheegu ,,
honestdude2 1 year ago
Cajiib...Cirka soo duunshoo waa inoo dagaal...marka hore badal thnx for sharing this song with me.....marka xiga Hambalyo Jooqle iyo ciyaar jecel sida geesinimada leh uga dhiidhiseen dhibka kuwa shaatiga diinta ku qaraabta dhibka umada somaliyeed ku hayaan..anagana hadaan shacabka nahay waa idin taagersanahay...kuwa telefonada soo diraaya UK jooga ciidamada amniga u gudbiya xabsiyada haku uraan.
MrXXKINGXX7 1 year ago
@MrXXKINGXX7
masha allah waad isku raacay baraa rujinta somali walaal wada baraa rujinta
yahyeabdulle123 1 year ago