Codka ku jiraa maha Madaxweyne Riyaale ee waa codkii alla ha u naxariistee Meecaad Miigane waana majaajiladii Bayloodkii qarankoo biyo dhaaminaaya, Mudane Daahir nin sharaf leh ayuu ahaa si sharaf lehna xukunka uga tagay taasna shacabka Somaliland way ogyihiiin.
waar riyaale waa madaxweynihii africa maaaha codkani isagii ee waa fanaankii weynaa ala ha u naxriisto meecaad miigane madaxada ha la daayo
ahd88 3 weeks ago
Codka ku jiraa maha Madaxweyne Riyaale ee waa codkii alla ha u naxariistee Meecaad Miigane waana majaajiladii Bayloodkii qarankoo biyo dhaaminaaya, Mudane Daahir nin sharaf leh ayuu ahaa si sharaf lehna xukunka uga tagay taasna shacabka Somaliland way ogyihiiin.
QaloocanHj 1 month ago
CODKAAN WAA BEEN LA SAMEYAY KKKKKKKKK RIYAALE NIN SHARAF LEH BU AHAA
KAMANEFlSO 1 month ago
saxiib ka sar video ga madax weynaha sharafta ha kaga ciyarine
malihoezkilla 1 month ago in playlist Uploaded videos
@malihoezkilla sxb Daahir Riyaale wixii uu ahaa wuu dhamaaday wakhtigiisu ee madaxweynaha iminka tageer oo amaan.
QaloocanHj 1 month ago