Added: 3 years ago
From: masjidabubakar
Views: 31,103
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (24)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • masha ALLAH ILAHAY SW ha ka abaal mariyo sheekha anagana ILAHAY SW hanaga yeelo kuwa ku camal fala oo si fiican ugu dhaqma diinka.....amiin<3

  • Mashallah... Ilaahoow diinta barashadeeda iyo ku dhaqankeeda noo fufudeey.

  • mash allah maclin abdirisaq hashi may allah bless you maclin abdrisaq .

  • jasaaka allaah sheekh

  • war nacaladaan meel laga soo afuufay aan la aqoon maxeey diinteena suuban ka rabaaa

    midbaa afka la taagaya allahii uumay hadalkiisaa qalad ku jiraa,

    war ilaaheey u toobad keena koleey danbigiina ma yaree murtad nimmana wax sahlan maahan .!!!!

  • HOOY INTIINA AAN AQOON SIIRADA: DALIILKAAN WAXOQ KU QORAN YAHAY, KITAABKA LA YIRAADO"ZAAD AL MIICCAAD EE SIIRADA" BAABKA" BILAAWGA- WAXYIGA" MARKA ANIGA BEEN AAD SHEEGEE INTII AADAN LA SOO AROD FIIRI OO AQRI, Quraanku waa riyadii muxammad ina cabdullahi agoonkii tuuga nimada &beenta naf ka raadshey MARKII KHADIJAH OO BIILI JIRTAY EEY KA DHIMATAY!! KADIBNA DUUR GALNOQDAY OO IN OO UURDOOXATO NOQDO U ALIFTEY DIIN BEEN AH.

    kRISTINE

  • @xamargirlischristian war afkaaga Nabigeyna suuban kala bax adigaaa beyn iyo dulli nimo + riyo la fadhiyo meesha , maxa ku daba dhigay QUR'AANKA ma adigaa run inoo shegaayo hada mise inoo sheeg ayaa ku dhahnay? Hadaa galoowday ADIGA umada u dhaaf QUR'AANKOODA WAANA ANAKA OO MUSLIMIIN AH! gaal seen beri waa gaaal, Allaah yahdiik,  KALA BAX afkaagana Nabigeeyna (CSW)

  • @Xafsah1 QURAANKA CID AAD KA XGTO MALAHAN! markasta hadii been CAD OO YAHAY,XAALOOSHEEGGAA IN AADTIRAADO == WAA CEEB&DIKTATOR NIMO,

    WAXA XAQ U LEEDAHAY IN AAT KEENTO DALIIL RUNTA IN OOSAN RIYO AHEEN SHEEGEE --AMACADEEYNEE.... ANIGU WAXAN MESHA KU SOO DALIIL SHEY IN OO RIYO KU SOO DAGAY QURAANKU KUNA DHAMAADEY WAATAN HOOS KU QORAN, adigu keen daliilka diidaa!! HADII KALE ISKA AAMU.

    Kristine.

  • @masjid, quraanka waa beentii ama runtii muxammad!!?

    waxaase lahubaa in quraanku riyo oow ahaa sida dalilka ku soo aroortay!!

    -->فجاءني جبريل وأنا نائم بنمط من ديباج فيه كتاب --- اقرأ قال فقلت : ماذا أقرأ ؟ ما أقول ذلك إلا افتداء منه أن يعود لي بمثل ما صنع بي ، فقال اقرأ باسم ربك الذي خلق خلق الإنسان من علق اقرأ وربك الأكرم الذي علم بالقلم علم الإنسان ما لم يعلم قال فقرأتها ثم انتهى فانصرف عني وهببت من نومي

    SAAD KA ARKEEYSID KITAABKA SIIRADA =HURDO OO KU BILAAWDEY KUNA DHAMAADEY WAXYIGU???

  • ISTAQFURAAH... XASBUNULAAH... quraanka ''qalad iyo iskhilaaf''' ku jira kulahaa.. inaalilaahi w. ileyhi rajicuuun! may allah help u and show you the right path!

  • quraanka waxaa ka buuxa khalad tiro badan iyo iskhilaaf.

  • @quraanka sxb waa runtaa waliba qaladaad aan yarayn baa ku jira lakiin dadkan waxaas ka yeeli maayaan waa dad baqdin lagu beeray, sxb meel cadaab iyo ka baqaysa hadal waxba kama taro.

    sxb waan ku jeclahay

  • @quraanka Adiga ayuu khalad iyo sheydaan kaa guryo dhistey ee hanunka alle ayad u baahantahay, mida kale quraanka alle haku shegin qalad alla yahdiik!!

  • jazakallah Sheikh Abdirisak. He talks things that really matter to the ummah in an intelligent way.

  • i lik diz sheikh 4 da seek of ALLAH masaALLAh he is realy good an great speaker ,,,,,,,,,daz anyone know where u livez?

  • waw manshallah what a great sheekh

    he is real i luv this guy ja zaa ka llah khayra

  • Mashallah i love these sheikh for the seek of allah!!! great speaker

  • masha Allah great sheikh and speaker, may Allah preserve him Ameen

  • mashaalah how sweet and interesting i feel listening mahadharah.

  • please post to around the world to see annd understand

  • mashallah kahairka ino wad shieck fii sabililah

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more