Added: 2 years ago
From: daacad25
Views: 5,990
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wow viva ahlusuna runtii waxaad tihiin culumada rasmigaa oo ladhihin karo waxey sabab u ahaayeen dadka diinta soo gaarsiiyay siina wada fadinteeda viva ahlisina and dhusamareeb

    dhusamareeb its my town and I can,t forget it

  • raggaan ayaa siyaasada caalamka hada kajirta lasocon kara,

    sababtoo hadii loo fasaxo, CIYAARTOODA iyo QABRIYADOODA, iyo bunkoodaba

    dagaal qaadi maayaan ,waa dad modern ah DAL laqabsaday iyo DAD laxasuuqay iyo ITHIOPIA dal soo gashay waxba kama galin ,

    jihaad koodana wuxuu billowdaa marka muslim kale gaalo is hayaan ,

    gardheera yaasha surwaalaad gaaban ee asal raaca ah ee aan rabin beesha caalamka iyo sharciyada u yaalla ee aan dooneyn dimquraadiyad iyo sharciga jeneva ,waxaan ku dhihi lahaa

  • Adaa mudan bro Dhaadeey1/... insha'aalah wadanka waa noo hagaagi doonaa

  • you're Welcome Jawaa200

  • my home town i love it << thanks walaal daacad

  • daacad25 mahadsanid runtii waa wax lagu farxo culumada gobalada dhaxe sida

    aay ugu raa xeey sanayaan barwaaqada ilaah kheer ha siiyo culumada ahlusuna

    waa culumadeenii waxaa soo baxay qoon xun oo la yiraahdo shabaab shayaadin

    ilaah ku waas alshar dadka ha ka qabto viva culumada ahlusuna

  • hhahahahahahahhaahhahahahhaahh­ah war tanooo kale reer dhuusa mareeb caadi ma ahan sxb

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more