Added: 2 years ago
From: waakuma
Views: 32,829
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • galansummer, taariikhda dalkaaga baro. dhalashadii kacaanka 1969 ka hor dalka waxa ka jirey amni darro, musuqmaasuq, eex iyo d dib udhac dhaqan iyo dhaqaaleba.kacaanku haddii aan lays marag xasdayn dalka waa dhisey dhinacyo badan sida amniga, dhaqaalaha, tacliinta caafimaadka iyo siyaasadda caalamiga ahba, doqon ha noqon ee u qir wax qabadkooda, waxii khaldamay amd dhimmana maalin ayaa jiilalka dambe sixi doonaan, ee gunnimo waa inaad colaad iyo cay u haysaa caydaana meytida ducada kaa mudan,

  • This summit was held in somali capital -Mogadishu. Agenda was cooperation between East and Central African countries: like facilitating regional commerce and exchange of merchendise and resources and development of infrastructure like roads, ports and airports, This idea was to stop unfair trade between African countries and developed countries.African countries should implement trade among themselves to boost their economy, Somalia believed and worked towards achieving african independence.

  • fid madii u katagayay ayaa taagan kaligi taliye saa ayaa udambaysaa nin kibir badana wuu jabaa illahayna majecla. balday hada mucamar al qadaafi mee shuu marayo gaalo ayaa lugu imtixaanay oo duqaynaysa

  • shirkan wuxu dhacey 1975 guriga umada ama ex xaruntii xisbiga ee ku taaley talada sayidka agtiisa!!!!

  • what language are they speakinh

  • @biyokulule sxb i think u want to which language ?? ... its Italian language

  • siaad barre, ninkaan somalieyeey wuu idin tosiyiyey sharafna waa idiin yeleey hadi aynu runta ka hadalno

  • somali.wan ahy lakiin.somalilan.tariiq lahayn ban ahay,ee hali yabiina.somaliyey kkk

  • waxan maqli jirey mukulasha & eygaba ilmaha u horeeya ay dhalan wey cunan,marka waxan ujeeda somalida wax badan ba ka qaldan sabtoo ah taarikh waxa la xusaa ama la aman wixi la haayo hadana waxan majiraan walow an u eedeynayo somalida hogan xumo in ay sabab u ahyd,marka yeynan isku wareerin saas ban ahn jirnaye aan isku wareerino sidan uga tashn lahyn xalka wadanka!

  • Good historical films but ur self advertisement is disturbing these qualitive films.

  • ninbaa yiri aan ooye albaabka ii xira,waa tan oo kale aan maanta ku jirno si looga baxo xalkeedii aan laheyn,somaaliya filmkan markii la duubayey qaranimadeeda ileyskii ka baxayey waa taas shirarka caalamka lagu qaban jiray,raggii gaarsiiyey naxariistii janno allaha siiyo,maxamed siyaad qaran ayuu ahaa,gadaashiis somaaliya aaway.

  • @galansummer Qaranimadeenii waxay dhuntay maalintii mother fuckarka afka weyni uu jajuub ku qabsaday xukunkii umada uwada dhexeeyey, and it will never come back...

  • @sheekhshariif Well said Sharif.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more