waxey ku leeyihiin qawaarijta hadaan diin fahanay waa gii gore tawxiidka maanan fahmin {macnaha gaalo eheen}war diin miinaan fahminee lacag baad fahanteen iyo aduunyo in aad aakhiro ku badalataan, ilaahey ha soo hanuuniyo qofkuu ilaaheey u qoray qof kalena allaha naarna ku fogeeeyo aamiin,
Bakeeri Akhii yeesan kudaalin qabuura qufatada Diin maahan woxooda waa mabda, ama koorso Sucuudiga iyo qadar ay laga barto oo mareekanka iyo ingiriisna ay soo diyaariyeen
mida kale kitabka mowliidka bal akhii soo akhriso macnihiisa soo arag.
bal inuuu siiro yahay iyo inuu xad gudub ku yahay suubanheeni.
hadaad aragto baryadda la baryayo suubanhii csw soo xadgub ma ahan .
soo xuquuqdii alle ma ahan kitaabkaas soo arka waxa ku jiraa xadgubka ah
hadaad sadqo la baxeyso waa fiiicantahay ee la bax hadaad qur,aan akhrisanyso waa fiicanyahay maxey tahay wax kale ee la akhrinayo ee ka midka yihiin baryada rasuulkeeni csw
illaahay ha ka cabsada mowliidka hadii jacaylkii nabiga yahay abubaker sadiiq muxuu u mowliidi waayay ma abuubakerbaan ka jecelnahay asxaabadii maxey u mowliidi waayen iimaamyadii maxey u mowliidi waayen.
waxey u mowliidi waayeen nabigeeni csw ma farin in la mowliido.mana mowliidin
"The best of speech is the Book of Allaah, and the best of guidance is the guidance of Muhammad. The most evil of things are those which are newly-invented (in religion), and every innovation is a going astray." (Reported by Muslim and al-Nisaa'i).
you did not finish the hadith as it was narrated. That is not in Islam neither r u a muhadith.
So the hadith in Muslim go's like this:"The best of speech is the Book of Allaah, and the best of guidance is the guidance of Muhammad. The most evil of things are those which are newly-invented, and every innovation is a going astray".....
......And the version of Nisaa'i go's like this: "The best of speech is the Book of Allaah, and the best of guidance is the guidance of Muhammad. The most evil of things are those which are newly-invented, and every innovation is a going astray, and every going astray is in HELL".
......So if you r quoting a hadith better make sure you know what your saying. And by the way you will probally like or approve of Shaykh Ibn Taymiyah who said that:"Every going stray is in Hell, is not saheeh, there fore should not be said it is the prophets statement. (Iqtidaa'u seeratul Mustaqeem)
....where he also says:"...Allah would reward them for their love for the prophet(s.a.w)..."(page 47 Iqtidaa'u seeratul Mustaqeem; English translation(The right Way)
ilaahey ha kuu dambi dhaafo adiga iyo kuwii sunada taageeray. Waxaana ilaahay ka baryeenaa in uu qalbigeena iyo fahamkeena noo furo. Kuwii fahmayna ku camal falaan kuwii aan fahmina ilaahay fahamsiiyo.

falaxfalax 2 years ago
somaliboy anigu xadiis ma soo daliishan ayaada qur,aanka ah ee ad sheegatay ayaan sheegay.
muslimiintuna m acaytamaan waad caytantay.
saliga nabiga csw ma.muur baan ku nahay waana ku salineynaa siduu noogu sheegay ayaan ugu salineynaa sidaan anugu doono ugu ma ahee wa siduu nabu muxamed csw na faray.
shirki iyo wax aad akhrisaan ee shirkiga ah ee hadan aadan aqoonta u lahayn iskaga har
fasaliye 2 years ago
Wahaabiyo baa layirahdaa Gabdhaha yar yar oo 12 -13 jirka ah intee kufsadaan bey hadana dhagax kudilaan.
somaalboy 2 years ago
Bakeeri Akhii yeesan kudaalin qabuura qufatada Diin maahan woxooda waa mabda, ama koorso Sucuudiga iyo qadar ay laga barto oo mareekanka iyo ingiriisna ay soo diyaariyeen
somaalboy 2 years ago
Mafadhin karaan
somaalboy 2 years ago
Nika la yirahdo Fasaliye, Sxb waxaada waa fowdo mana ratid inaad wax faaiidid ama lagaa faaido. Ujeedadaadana waa khilaaf raadis iyo Burbur iyo baaba iyo Munaafaqnimo iyo Diin la,aan. Mowlidka Waa ladhiga Nabiga csw waa laguslinaa dikriga ilaah waa labadinaa iyo dhamaan dikriga saalixiinta.
somaalboy 2 years ago
diinteena macaan waa kitaabka qur,aanka ah sunnada rasuulka iyo fahankii saxaabada
intaasba laguma hayo mowliidka,
illahay aan ka cabsano diinteena aan barano qufulka suufiyadu umadda ku xirtay aan iska jabino
fasaliye 2 years ago
Fasaliye sxb xadiiska aad soo dalishatay adigooba kaa soo horjeeda, Galada ayaa nabiga csw wexee kudheheen ilaah aan jecelnahay isagana raaceena, kadib aayad quraan ayaa soo dagtay. Allah quranka wuxuu ku yirir (Kudheh galada nabu muxamadow, Hadaad ilaah jeceshihiin Ani isoo raaca markaa buu ilaah idin jeclanayaaye) Marka adiga quranka racayaa aad ledahay saliga nabiga CSW iyo Amaantisana waa diideesa. oo hadii nabiga saligiisa lasoo qaado waxaad moda in Futada nabar aga yalo.
somaalboy 2 years ago
rabigeen wuxuu yidhi ku dheh nabi maxamdow csw ku dheh hadaad illahay jeceshihiin iraaca illaahay wuu idin jeclaanayaa.
waad ku been abuuratay taabiciyiintii ma mowlidiin imaamyadii ma moowliidiin saxabaadii ma mowlidiin .
been abuurka dhaaf illahay ka baq
fasaliye 2 years ago
qur,aankeena hal aayad kuma jirto oo dhaheyso mowliida hadaan nabigeenii jcelnahay csw wa inaan raacnaaa sunadiisii näfteenana wa inaan ka jeclaabaa.
illaahay wuxuu hadaad ku dheh nabi maxamdow hadad illahay jceshihiin i raaca illahay wuu idin jeclaanayaa.
fasaliye 2 years ago
Kitaabka mowidka waxaa kuqoran Siirada nabiga csw iyo Salliga nabiga SCW. Qofka nabiga csw jecelna Walahi iyo billahi inoo kitaabka mowlidka wax xun kutilmaameen.
bakeeri 2 years ago
Waxaa Shaki ku jirin in islaamki ku noolaa qarnigii taabicinta iyo taabicutabiciinta ay naga kheer badnaayeen intaas oo dhanna Mowlidka Nanbiga csw wee soo dhigi jireen.
bakeeri 2 years ago
Hade walalow hadii ixtifaalka mowliidka Suubanaheena Csw Imaayadii islaamkoo dhan ayaa isku wada raacsan. Ma adigaa marka saxan oo islaamki oo dhan aa wada khaldan?
bakeeri 2 years ago
war hadii ixtifaalka mowliidka loogu dhawaanayo jacaylkii suubanheni sidaan soo sheegay saxaabadii rasuulka yaa ka jecllaa suubanheenii.
hal xadiis lama hayo oo sheegaya iney mowliiideen hal aayd oo dhahysa ma jirto oo dhahayo isu imaad oo mowliida.
hadey jiraan soo saxaabdu inoogama horeyseen. rc
walaalyaal aan barano diinkeena ma ahan iney jaahilnimo inagu xanbaarto bidcoooyinka ku wooda ugu waa wayn.
danbi la rakana waxaa u wayn xuquudii ale goonida u lahaa oo la siiyo cid kale .
fasaliye 2 years ago
Molidka Nabiga (csw) Imaam yadi islaamka oo dhan wey wada amaaneen wax khilaafna waligeed kama taageen. Khilaafkana woxo bilaowday hadda dhow ilaa iyo 200 oo sano kahor waana la ogyahay waxa bilaabay khilaafkaasi iyo kuba kaloo badan oo lakoobi karin
bakeeri 2 years ago
Teeda kale bal keen aayadda iyo Xaadiithka Diidaayo in Nabiga SCW loo mowliido.
bakeeri 2 years ago
mida kale kitabka mowliidka bal akhii soo akhriso macnihiisa soo arag.
bal inuuu siiro yahay iyo inuu xad gudub ku yahay suubanheeni.
hadaad aragto baryadda la baryayo suubanhii csw soo xadgub ma ahan .
soo xuquuqdii alle ma ahan kitaabkaas soo arka waxa ku jiraa xadgubka ah
hadaad sadqo la baxeyso waa fiiicantahay ee la bax hadaad qur,aan akhrisanyso waa fiicanyahay maxey tahay wax kale ee la akhrinayo ee ka midka yihiin baryada rasuulkeeni csw
fasaliye 2 years ago
bakeeri walaal la iskuma haysto jacaylka nabigeenii qofkii muslim ah inuu naftiisa ka jeclaado ayaa la rabaa.
jacaylka nabigeeni ma waxaa ka dhalanaya inaan sameyno xaflad uu nabigeenu uu san sameysan saxaabdii inaga jcalyd inaga aysan sameyn.
nabiga maad ku salidid wa gaarayaa saligaagu maad jeclaatid oo aad raacdidi sunadiisii.
maxaa ku dabadhigay wax uu san la imaan abuu baker la imaan cumer la imaan cali la imaan dadkii wanagsanaa aysan la imaan.
fasaliye 2 years ago
illaahay ha ka cabsada mowliidka hadii jacaylkii nabiga yahay abubaker sadiiq muxuu u mowliidi waayay ma abuubakerbaan ka jecelnahay asxaabadii maxey u mowliidi waayen iimaamyadii maxey u mowliidi waayen.
waxey u mowliidi waayeen nabigeeni csw ma farin in la mowliido.mana mowliidin
illahay ka baqa bidcada diin ha ka dhigina
fasaliye 2 years ago
Nabiga csw wuxu ku weyneyay Dhalashadiisi Soon. Malinta isniinta eh nabiga woo somijiray sababtuna waxa uu yiri waa malintii la i dhalay.
Inaan Kufaraxno nabigeena CSW oo Kheyru khaliqilahi eh, oo la iskuyimado, oo lasadaqeesto, oo qur'aan la,akhriyo , oo saliga Rasulk csw la akhriyo maxaa kafiican ?.
bakeeri 2 years ago
brother can i have full DVD pls.
ducaeysane 4 years ago
mashallah
somaalboy 4 years ago
"The best of speech is the Book of Allaah, and the best of guidance is the guidance of Muhammad. The most evil of things are those which are newly-invented (in religion), and every innovation is a going astray." (Reported by Muslim and al-Nisaa'i).
SharifMan 4 years ago
The most evil of things are those which are newly-invented (in religion is WAHABISM
bakeeri 4 years ago
you did not finish the hadith as it was narrated. That is not in Islam neither r u a muhadith.
So the hadith in Muslim go's like this:"The best of speech is the Book of Allaah, and the best of guidance is the guidance of Muhammad. The most evil of things are those which are newly-invented, and every innovation is a going astray".....
alhuda 4 years ago
......And the version of Nisaa'i go's like this: "The best of speech is the Book of Allaah, and the best of guidance is the guidance of Muhammad. The most evil of things are those which are newly-invented, and every innovation is a going astray, and every going astray is in HELL".
alhuda 4 years ago
......So if you r quoting a hadith better make sure you know what your saying. And by the way you will probally like or approve of Shaykh Ibn Taymiyah who said that:"Every going stray is in Hell, is not saheeh, there fore should not be said it is the prophets statement. (Iqtidaa'u seeratul Mustaqeem)
alhuda 4 years ago
....where he also says:"...Allah would reward them for their love for the prophet(s.a.w)..."(page 47 Iqtidaa'u seeratul Mustaqeem; English translation(The right Way)
alhuda 4 years ago
ilaahey ha kuu dambi dhaafo adiga iyo kuwii sunada taageeray. Waxaana ilaahay ka baryeenaa in uu qalbigeena iyo fahamkeena noo furo. Kuwii fahmayna ku camal falaan kuwii aan fahmina ilaahay fahamsiiyo.
Jazakallahu khayr.
alhuda 4 years ago