Ninkan odayga ah ee laga soo daayay xabsigu waa Mudane Ismaaciil Maxamuud caraale, waxa laga qabtay jabuuti kadibna loo gudbiyay, jeelka guwantanamo, waxa uu galabsaday may jirin, wuxuuna xidhnaa laga soo bilaabo 2007 ilaa 2010, waa nin ka soo jeeda somaliland gobolka togdheer, kana tirsanaa maxaakimtii ka bilaabantay somaliya Muqdisho, sababta loo qabtayna taasay ahayd inuu ka tirsanaa maxaakiimta

Samatar85 1 year ago
At last free Thanks to Allaah
askari7 2 years ago