waw wallahi heestaan waxay taabanaysaa qalbiga iyo dhiiga , waa duco iyo wadaninimo aad u xoogan, waxaa inaba caadi ahay n codka gabdhaha iyo nin kaan afka kaban ka ku wata ....lol .... very emotional and resistance song
Waxaan marag ka ahay in Jabhada Islamica S/Galbeed in ay yihiin dad isku filan isla markaana ah dad mayal adag geesiyiin ah inshaa allaah in aad tihiin geesiyiin cadawgiinaa og waxaana ka agaran kartaa in ay yihiin dad isku filan xitaa musik ay tumaan waa ay waayeen lakin uma kaadine afka ayay musik ka tomeen marka waxaa la dhihi karaa waa rag aan caadi ahayn lakin dardaarankayga waxaa waaye jihaad u niyaysta inshaa allaah wadaniyad yay idin kanoqon
Bless the Somalian rebels O.N.L.F=OgadenNationalLiberationFront..
they are defending their ethnic Somalian land from -semitic-ethopian highlander tribes such as the semitic-Tigray tribe and the semitic Amhara tribes...
so fuuck mele Zenawi = ethopia's President/Primeminister = Mele Zenawi... he is a 2 legged devil that invades on the lands of us Cush'itic-Somalians and Nilotic-Anuaks
but in this case this is the Somalian Rebels O.N.L.F of the Somalian Ogaden-region, fighting to liberate
Walaahi saan u qoslaayay waan fuuray...muusikada afka lagu tumaayo caadi ma aha waa SOMALI STYLE BEAT BOXING...I love you guys ilaahay xornimo deg deg ah ha noo soo hooyo..guul iyo gobonimo.
ddgfjjgo ksksdn agatr nmgkghop aksksh avcscst fn kfef nnsvdgjxn c . Hope it made sense
primodonna305 4 weeks ago
waw wallahi heestaan waxay taabanaysaa qalbiga iyo dhiiga , waa duco iyo wadaninimo aad u xoogan, waxaa inaba caadi ahay n codka gabdhaha iyo nin kaan afka kaban ka ku wata ....lol .... very emotional and resistance song
MrRagragdhalay 1 month ago
waa hees wacan oo dhiiri geli ah , koleyna dad soomaaliyeed oo gumeysi ku jira in somali oo dhami tageertona waa waajib, weynaha waxaan uga baryaaya in somali garato xaqa ay isku ledahay , islamarkaana la tageero xoreynta soomaali galbeed
garoodi 8 months ago
fadlaan inteen ka helaa heestaan oo live ah, lool waxaan ka helaay niinkan afka gitaarka ku wato
shakurr19 8 months ago
KKKKKKKKKKKKKKKKKKK, I WAS LOOKING THIS DUDE FOR LONG TIME LUCKY I GET HIM MR DIDID.
shakurr19 8 months ago
ogaadeneya waan jecelahy ilaahay waxan iga baryay inun umaad somalayed dhib haysta ha korqaado
aswekils 1 year ago
lol that dude in the back is like dididi
dircyusuf1977 1 year ago
Waxaan marag ka ahay in Jabhada Islamica S/Galbeed in ay yihiin dad isku filan isla markaana ah dad mayal adag geesiyiin ah inshaa allaah in aad tihiin geesiyiin cadawgiinaa og waxaana ka agaran kartaa in ay yihiin dad isku filan xitaa musik ay tumaan waa ay waayeen lakin uma kaadine afka ayay musik ka tomeen marka waxaa la dhihi karaa waa rag aan caadi ahayn lakin dardaarankayga waxaa waaye jihaad u niyaysta inshaa allaah wadaniyad yay idin kanoqon
bashiircali22 1 year ago
Bless the Somalian rebels O.N.L.F=OgadenNationalLiberationFront..
they are defending their ethnic Somalian land from -semitic-ethopian highlander tribes such as the semitic-Tigray tribe and the semitic Amhara tribes...
so fuuck mele Zenawi = ethopia's President/Primeminister = Mele Zenawi... he is a 2 legged devil that invades on the lands of us Cush'itic-Somalians and Nilotic-Anuaks
but in this case this is the Somalian Rebels O.N.L.F of the Somalian Ogaden-region, fighting to liberate
CushiticSomalianMale 1 year ago 2
illaahoow, guul love agedina
sii dadaala walalalheeyga ogadeeniya, dhibta waxaa keenay waa inta soomaaliya kala bur-bursan tahay , inoona soo duceeya hadaan soomaali nahay
waa balan , hadii soomaaliya awoodeeda soo ceshato in uu gumeeysi dhamaanaahee
xaad2 2 years ago
aarlibax bro can you post the full song or video of the first song of this video. it really touched my feelings
Ogtothefullest 2 years ago
im a somalilander and i dont like amhars ethiopia
SuperMusa1234 2 years ago
@SuperMusa1234 super ebow adinKa in la idinKu jihaado waaye somalialander uu Ku leeyahay xabashi aad nala mid tihiin hadaan nahay somali xabashi ii adinKa waxba nisKama Keen dhaantiin dhibaatada maanta dalKayaga Ka jirta adaa u sabab ah misna nagu fiirsaday wax walba hargeisana marKaan Ka soo dego lacag leega qaado maxaa yeelay ma ahi somalilander taasna waa damiir xumo dhimashaana dhaanta.
walaalaheega ogadeniya wada jihaadKa xabashada wee jaween axmed gureey soo xasuusiya taKbiir alahu aKbar.
qaxaaye1 1 year ago
Comment removed
jwxohanolato 2 years ago
Walaahi saan u qoslaayay waan fuuray...muusikada afka lagu tumaayo caadi ma aha waa SOMALI STYLE BEAT BOXING...I love you guys ilaahay xornimo deg deg ah ha noo soo hooyo..guul iyo gobonimo.
MakhtalDaahir 2 years ago
JWXO GUUUUUUUUUL
HAARCAD2009 2 years ago
Guulaysta guulane hakula jiro! calayk!
Ilaahow garabkiina gal, waa sharafta dadka reer Ogadenia in ay iska celiyaan gumaystaha. Go Go ONLF!
dabaseedhi 2 years ago
Guuleysta oo garabkiina alle ha galo. guul ayaan idiin rajaynaynaa, Niyada ayaan idin ka garbtaaganahay,,, duco ayaan idin ku darray,,,,hadh iyo habeen waan idin kuu hadaaqnaa.. haybada kaliya een leenahayna waa idin ka allow idin guuleee AAAAAAAAAMIN AAAAAAAAMIN AAAAAAAAAAAAMIN
dhagaxbuur1 2 years ago
muusikada ayaa idishay waxaasaa muusig lagaa dhahaa farsamada iyo qalabkaas casriga ah ee musiga lagu tumaayo xabashidu ma heli karto.
guulaysta sxbyaal rag rag dhalay
Viva ogadenya
somaliduhaisraacdo 2 years ago
ilaahow idin la jir - Aamiin
Guul iyo gobanimo
Abufaas 2 years ago
Caleyk, ciidanka qalabka sida ee ogaadeenya.
guuleystaa soomaali in aad difaaceysan ma ogee,laakiin ilaahay ayaa idin og!!!!
jugle999 2 years ago
geesigii dalkaygow gaashaan dhigeeygow adaa gacansareeyee guulayso guulayso guulane hakula jiro aamin aamiin geesiyaal inooo kacay gudaha iyo dibadaba
OG1LOVE 2 years ago
Heersare DHeh! Waa Video Qurux badan waxaanse ka yaabay Sida Music-kada Afka loogu Tumayo, kkkkkkkkkk
Afarmagac 2 years ago