Added: 4 years ago
From: Hashim60070
Views: 36,439
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (40)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Caadi maahan sheikh shariif ,musiga Iyo ayaa idilay. Noolow

  • Odayga gacan iyo lug aan u taagay, action meel ayuu ku saaray dhalinyarada hada soo baxday waana version cusub oo koofiyadii labada shariif lagu yaqaanay oo HEES qaadeyso! lol

  • ahlusunna miyaa misse al shabaab wadaadku?

  • PLEASE DO NOT SING. THANKS

  • Fiiri fananka aniga jacayl ihaya wiil jeclahay . marka maxaa sameeya nacaska see wax ugu sheega . akhaska

  • woooooooooooow masha alla adeerkay cod baa ku dhacay ceesh cala hees

  • maxa joqle mu ka xunyahay looooooooooooooooollz

  • lol@kamalyare.. wallaahi waan dhintay sidaan u qosolayey.. indeed stop touching ur self..kkkkkkkk

  • adeer keep ur hands down and stop moving ur big kofiyaad and stop touching ur self and just hees lee adeer but i like ur moves cadi mahaa

  • loooooooooool, i love his actions

  • too late man goor hore inaa so baxdo bey ahayd waxad noqon lahayd fanan kkkkkk boowe

  • kkkkkkk funy

  • Comment removed

  • Comment removed

  • that is some moves kkkk adeerkiis

  • kkkkkkk cod macaan iyo hees fiican ayaad heysaa lakiin waad ka waynaatay in aad is war wareejiso adeer kkkkk ee meel fariiso oo ilmaha noo wacdi koofinada noo daa.

    walee aduunka wax kaste waad ku arkee ......... tana way ii danbaysay

  • Masha Allah Heestii Axmed Mooge Ilaahow kuu naxariiso

  • baw oo waayeeladane ma heesaan

    war waa xiligii aad caruurtaada waani laheeyd ee se bal wax ka yihiin

  • I Never see before some like him

    ninkaan da,da dishay sida kale top ten lol

  • U Got Nice VOICE 

    likes like a wadad

    But 2 old

  • gabar ind odayga waa qatar maxaa ku nacday ma da da bes kkkkkkkkkk waa iga yabisay walaahi aadbaan u qoslay walhi

  • Mjjamac

    Nin kaa wayn yaa fahmooyo heee

    2 old man with 2 old ide

    marka iihees oo kaliya waaye

  • miss puntland ind ku qabo odayga anaa ku hayo telfonkisa isku meel baan jognaa waa oday gurdoon ah oo xolo heysta kkakakkakkkkkkkkkkk

  • kkkkkkk

    kan iihees oo kaliya dhihi lahaa mmmmmlol

  • 2 funny

  • Comment removed

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    qof shik uu ek oo hesa qaday waa hada ii kow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    so funyyyyyyyy wlh

  • sheikh yaasha wey halaaben maalmahan, lol

  • prince lol kofida qofkii gashto wadaad miyaa wadaad heysayo xagee ku aragtay ??

  • adaaro noolow

  • wax aadan wax kaaqoon hadaa faraha lagasho oo aad wax kasheegto fanaan dadaalaaya muuqu doono halahaadee waxaad lamid noqonaysaa labada xayawaan ee kala ah Muse Suudi iyo Salaad Ali Jele.

  • woow nice song inanka iskadaaya dee lol respect

  • very nice song,the voice is amazing,respect abdisamad sidaa kuwaad.

  • cabdisamad kkkkkkkkkkkkk aad ayaad u cad macaan tahay waxaan ku siin lahaa aabaha cadka soomaaliyaad

  • heesta waa wacan tahay lakiin ninka koofida iyo caloosha ayaa halaynaysa hhhhhhhhhhhhhhhhhhhkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkhhhhhhhhhhhhhh­kkkkkkkkkkk

  • hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh­h

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    heesta waa wacan tahay lakiin ninka koofida iyo caloosha ayaa halaynaysa

  • caleek waxaas baa hees ah waaw

  • Haniyey, maxaad ku talin laheyd?

  • very nice song cadi matihid

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more