Added: 3 years ago
From: selele
Views: 45,608
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (18)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waan jeclahay nimoco jaamac heesaheeda nimo noolaaw

  • I love you soo much mooyoo ( my grandma) She is the best Grandma ever!!!

  • Ninku codxumaa ma xaar buu soo cunay!!

  • nimco jama waa fananad somaliyed magool kulaha moryan xun oo dagaladii iyo bililiqadii umada somaliyed ku babaen ayey ka qeyb kaqaadatey .. ilahey haunaxariistu magool lakiin sharaf kamesan tagin qarankii somaliya habar gidir ayeey kadooratey ..

  • xamarwayne sxbow nimco kuu daalan waa fananda wayn uu dadka reer jabuuti aad uu jeecal nimco jamac

  • aloore reer Djabouti ha caayina Magool, nmco ma gaadho magool waligeed magaadho no, waa caayaysiin magool, magool anaga hadii oo aan nahay hawiyo soo ma saarin magool, aloore Hargeisa ayay ka soo baxday no, aloore hadii ay rabto nimco inay noqoto fanaanad ka dhaxaysa inta af somali ku hadasha aloore ha tagto Hargeisa, marka waa soo baxeeeeeeee

  • Way Ilahaw ku da Neima Djama Miguil subxaanalah war dadku xaasidnimo badana maxaa xumanta un loga shaqaynaya subxana allah war wala dhimanaya ee alleh halo noqdo

    Aduunyada rubucu hadhey intedi badneyd la rogey rugiyo raskiyo dagen danteda ka rebane rasiga loqaley runta

    Inalilah wa ina ilahay rajicun umdyahay bentadhafa Nimca Jamac wa madax kididiyo ki donaba cidku dhacda o xidhikartana majirte waata gurigedi ku raxaysanayse gorma xidhanin laysa gadha malaga gurigedey jogtadi bad fahniwaydeen

  • This woman can sing freaking good,, Jesss her voice,, is sooooo great ,, I just love her sooo much :D

  • waw boqorada allaha ku dayoo vive the queen NIMA DJAMA ayaa xidhikaraa wataa gurigegii ku raxaysanaysa yaaa ku dhacaa

  • To-ismaaciil cumer geulle waxaan si naxariisleh kaaga codsaneynaa inaad fannaanada nimco jaamac xarigga laga siidaayo ayadoo loo fiirinaayo xaq dhawrka banii aadanimo.lana joojiyo tacadiyada loo geysanaayo fanaanada magaca dheer gudaha xabsiga (Gabood).caafimaadkeeduna usuura galineyn in ay kusii jirto..mana haboona madaxweyne sida sharcigaa in loo xiro gabar faceeda khadra xeyd.iyo maxaad u heestey taasoo kadhan ah xuriyada aadanaha uu u leeyahay inuu hadlo si habsami dimuqraadiyada(from_canada

  • woow, nima djama, damn voice love u

  • Viva Nimca Jamac, my #1 favorite Djabutian singer.

  • i love this woman her voice i wish i know her name....

  • Comment removed

  • Nimco Jama ayaa la yiraa

  • walaal beeso88 waad saxsantahay oo waa nimco jaamac magoosha jabuuti.mahadsanid.

  • her name is naimo.

  • alla codkaaa!!! yyax!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more