Added: 4 years ago
From: macalimuu
Views: 12,479
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (18)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • the biggest lair in history if you want to see dont seek you are lucky to se this is the guy,every thing he said isnt true he is a puppet to every one have a low self esteem,always leeks some ones shoes just to get a place in any government.he is just like a barking dog

  • Mr. Ibbi, daneyste calooshiis u shaqeyste, Gabadhaada aan guur galin. Shalay adigaa Ethiopia wax ka sheegayay, maantana adigaa gabaad warsadey. Al Shabaab waa dad mabda' leh meel loogu yimaado leh. Mr. Ibbi iyo Shek Sharif iyo Shariif Sakiin, intiinuba waxaad tihiin calooshood u shaqeystayaal, gaalo raac, Xabashi iyo Yuhuudba wata, sida uu Cumar Faaruuq idiinkugu hiiliyey.

    20.000. ciidan ah uu shalay dalbadey C/lahi Yusuf, idinka ayaa maanta dalbadey, tuug af miinshaar munaafaq baad tahay.

  • Kheer allah ku siiyo mr. IBBI runtii hadalkaada aad iyo aad ayuu noo taabtay, aniga waxba kama ogi wixii ku jiro niyadaada laakin waxaan kugu raacsanahay in aan la dagaalano ama aan iska dhicino amxaarada iyo waxii la shaqeeyo oo dhan sida kuwa dowlada isku sheego iyo kuwii kale oo ka sii horeeyay oo madaxda u ahaa odaygii beerka la'aa oo hadda qaxootiga ku ah xerada JAXIIMA ee YEMEN. umadaada waad qiyaantee intee ku gaartay, NAARTII JAXIIMO AYAAN KUUGU DUCEEYAY ADIGA IYO KUWA KULA MIDA, AMIIN

  • Subhanallah!!

    Is this guy for real?

    if our leaders are like this then we are doomed for centuries to come! Allow naga badbaadi shartooda. Amen.

  • ciyaala suuq siyaasi iska dhigaaya yaa tahay shaydaan IBBI. been waa la sheegaa laakiin waxbaa lays kula haraa. waxaase kaasii daran kuwa ku dhegeysanaya ee kuu sacad tumaaya.

    maaanta ka waran adiga jeneraal ma ku weydiistay xaaskaaga.

  • beenta uu sheegay waa maxay

  • @samiraalessandro, ma Runta ayaad kaga soo horjeedaa, waxa uusheegay waa wada run, hadalkiisana qofkii xun ee wayaanaha iyo xabashida canjeerada la cuna ayunbaa ka naxaya!

  • Yahoo subhan allah . Kan oo kale baa iska nool.Walahi kan khiyaamo qaran buu galay ninka bada somalia kenya ka iibsaday. Danbiile ween weeye i can,t believe in uu still nin somalia gatey uu still Somalida u khudbaaynayo khudbaaynayo. Sh.t up retarded what do u know about a nation.

  • Aduunyo waa taas markii vedio gaan youtube la geliyey waxay aheed decembre 2007 maantana waa septembre 2009,

    MARKA SOO MA MUUQATO IN UU IBBI IS HABAARAYO MAANTA OO AYSAN GABADHIISU GUUR GELIN ileen waxa uu maantaas ka hadlayo asagaa ah maantee cid kaga dhow Ibbi itoobiya maanta ma jirto waxaa fiican hadii uu qofku qof weyn yahay in uu ka fiirsado waxa uu ka hadlayo.

  • fuck Ibbi , war wuxu been badanaa hooyadaa wase dadka beenta kala tag ,, waxanba waanba ka yaabanahaye ma isaga ayaa xaaraan lagu dhalay , war wuxu ma wuusan ogayn waxa u ku hadlayo ,,,

  • Prof. Ibbi, Adeer meel kale la tag benetaada, iyo qisooyinka khurafaadka ah, ee Soomalida , jileecooda iyo niyad samaantooda aad uga faa'iideysaneysid, hadalkaga dhowr jer ayuu is buriyay, kolba qof raac oo gabay, xadiis, mahmah, iyo quraaba isugu dar.

    Maxkamad aa ku sugeysso adiga kuwa kula mid ah ah!.

    PS.stop calling qabiil names, you have a point to make, otherwise save some energy, and don't even write it!!

  • waxaad raga ku mageyseen baad u daba marteen marka waxaad is dhaantaan ma jiraan kursigaas uunbaad rabteen inaad ka kacsataan .

    waxaana hubaa inaadan dhamin ninki sarkaalka ad shegeysay ee xaskiisa xabashiga u xaren rabay adiguba gabdhahaaga ayaad u xareen leheyd saa waxaad dhantidi ma lahee

    kasoo kalaa umada kharibaya dagaalna u galinaya suu kursi ku heli lahaa dufkubax walee meel xun wad ku danbeen dontayee

  • adigana  gabadhaada lama guursan karo .. midgaan yahay ogadeeen nacastii kudhashay wasee,,,,, kkk

  • ninkaan weyn wuxuu ka hadlaayo day, nin soomaali ah waxaasi kama suurtoobaan.duli lafoole BE-da ku bartey,bal waxa ninkaa weyn afkiisa ka yeedhaya day,duli , nacas

  • Well he is hypocrite and traitor who works for Abdullahi Yusuf and Ethiopian Ocuupiers.

    he controls and Guides the ignorant Sharif Hassan who do not speak any languagae other than May maay, May God Put them on Jahanama.

  • kkkkkkkkkkkkkkkk

  • hahaha ninkaan waafuny bisinka

  • noolow/long live Professor Abdirahman Haji Adam Ibbi and the likes of him!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more